Share with your friends via email

Diyaarad Drone Ah Oo Jubbooyinka ku duqeysay Gaariga Ganacsade caan ah.

Duhurnimadii maanta ayaa diyaaradaha dowladda Maraykanka waxay duqeeyeen gaariga ganacsade caan ka ah gobollada Jubbooyinka, kaas oo aan wax lug ah ku lahayn loolanka Jihaadka ee ka socoda Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip