Share with your friends via email

Nin Gacan Yare U Ahaa Males Zenaawi oo loo Magacaabay R/wasaaraha Itoobiya [Akhri Taariikhdiisa].

Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa yeelatay Hoggaan cusub kadib khalalaase dhanka siyaasadda ah oo sanadihii lasoo dhaafay ka jiray inta badan wadanka oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip