Share with your friends via email

Xuuthiyiinta Oo Sawaariikhda Ridada Fog Ku Weeraray Seda Magaalo oo Sacuudiga kuyaal.

Wararka ka imaanayo dhulka Jaziirada carabta ayaa ku waramaya in saacadihii lasoo dhaafay wadanka sucuudiga uu la kulmay ilaa 4 weerar oo kala duwan kuwaas oo loo adeegsday diyaarado aan duuliye lahayn iyo gantaalada ridada dheer Balastika loo yaqaan

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip