Share with your friends via email

Sawirro: Mareykanka iyo Xulufadiisa Oo Bilaabay Weerar Ka Dhan Ah Nidaamka Bishaar Al-asad Ee Dalka Suuriya.

Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya xalay saqdii dhexe ay bilaawdeen duqeymo ba'an oo ay geysanayaan diyaaradaha dagaalka dowladaha reergalbeedka kuwaas oo ka dhan ah Nidaamka Bishaar Al-asad.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip