Share with your friends via email

Roobabka Xilliga Guga Oo Si Rasmi ah Uga Curtay Gobollada Dalka Soomaaliya [Warbixin].

Roobab Mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka da'ay deegaanno iyo degmooyin katirsan gobollada Jubbooyinka,galguduud iyo sh/dhexe ee Koonfurta iyo dhammaan bartamaha Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip