Share with your friends via email

Gaas Oo Beeniyay in Maamulkiisu Uu Xiriirka Ujaray Dowladda Imaaraatka Carabta.

Maamulka isku magacaabay Puntland ee ka jira gobollada waqooyi Bari Soomaaliya ayaa beeniyay warar maalmahan laysla dhaxmarayay oo sheegayay in dowladda imaaraatka ay isaga baxday Boosaaso.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip