Share with your friends via email

Gaari Booyad Ah Oo Ciidamada AMISOM looga Gubay Duleedka Balcad.

Khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ciidamada shisheeyaha AMISOM kasoo gaaray qarax xooggan oo lagula beegsaday deegaan katirsan gobolka shabeelaha dhexe ee duleedka waqooyi uga beegan magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip