Share with your friends via email

Muslimiin 3 Saacadood Oo Kaliya Soomaya iyo kuwa 21 Saacadood Xiriir Ah Soomaya [Warbixin].

Wadamad la isku yiraahdo Iskandanefiyaanka ee qaaradda Yurub hadii Muslimiinta ku dhaqan ayaa dhibaato xoogan ku qabaan fatwooyin is khilaafsan oo ku aaddan saacadaha ay soomayaan, maadaama qorraxda ay joogeyso 21 saacadood xiriir ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip