Share with your friends via email

Akhriso: Al Shabaab Oo Sheegtay Mas'uuliyadda Weerar Lagu Dilay Xildhibaanno iyo Saraakiil Oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Balcad.

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in weerar dhabbagal ah oo khasaara badan dhaliyay loo dhigay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen askar iyo saraakiil.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip