Share with your friends via email

AFRICOM Oo Qiray in Askari Looga dilay Dagaalkii Duleedka Kismaayo iyo Trump oo ka tacsiyeeyay [Warbixin].

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee maalintii shalay waxay guluf dagaal oo xoogan ku qaadeen Ciidamo huwan ah oo isugu jira Maraykan, Kenyaati iyo Soomaali.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip