Share with your friends via email

Sawirro: Hay'adda Al-ixsaan Oo gurmad hor leh gaarsiisay Deegaanno Hoos Yimaad Degmada Bu'aale.

Bulshada ku dhaqan deegaanada Soomba, Qoryaale iyo Booha oo hoos taga degmada Bu'aale ee gobalka Jubada-dhexe ayaa loo qaybiyay raashin isugu jira bariis, sonkor iyo saliid, waxayna muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin gurmadka uga yimid walaal

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip