Share with your friends via email

Sawirro+Warbixin: Farmaajo oo Itoobiya U Saxiixay in Ay la Wareegto Afar Dekedood oo Soomaaliya Ku Yaalla.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa dowladda Itoobiya la galay heshiis ay ku qaadanayso afar Dekedood oo ku yaalla bartamaha iyo koofurta Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip