Share with your friends via email

Al Shabaab "Hadalka kooxda Farmaajo ee ah inuu geeriyooday Sheekh Abu Cubayda waa mid lagu daboolayo Dekadihii La siiyey Itoobiya".

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xaqiijisay inuu caafimaad qabo Sheekh Abu Cubayda, kuna howlan yahay gudashada shaqadiisa ku aadan u Difaaca Diinta, Dalka iyo Dadka Somaaliyeed ee wajahaya duullaanada Saliibiyiinta.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip