Share with your friends via email

Sawirro: 20 Qof Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Dab Ka Kacay Magaalada Nairobi.

Wararka laga helayo wadanka Kenya ayaa tibaaxaya in dab xooggan oo kakacay suuq ku yaala magaalada Nairobi ay ku dhinteen tobaneeyo qof, sidoo kale ay ku dhaawacmeen dad kor u dhaafaya 70 qof.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip