Share with your friends via email

Kooxaha Mucaaradka Suuriya Oo Ogolaaday in Hubkooda Ay Ku Wareejiyaan Dowladda Ruushka

Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in duqeymo xooggan oo aan kala joogsi laheyn ay markale ka dhaceen deegaanno dhowr ah oo ku dhow xuduud beenaadka udhaxeeya Urdun iyo Suuriya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip