Share with your friends via email

Al Shabaab: 25 Askari Oo Katirsan Maamulka Galmudug Ayaan Ku Dilnay Dagaallo Ka Dhacay Gobolka Mudug.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo sedaxdii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday deegaanno katirsan gobolka Mudug ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip