Share with your friends via email

Video: Shariif Xasan Oo Ciidamada Itoobiya iyo AMISOM Ku Eedeeyay in ay Maamulkiisa Ufuri Waayeen Waddooyinka.

Hoggaamiyaha maamulka dabadhilifka Koonfur galbeed ayaa walaac ka muujiyay gaabiska ku yimid howlgalladii cadowtooyo ee ciidamada Xabashida Itoobiya ay ka fulin jireen deegaanno katirsan gobollada Bay iyo Bakool iyo Sh/Hoose.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip