Share with your friends via email

Dhageyso: Hoggaanka Xarakada Al Shabaab oo War Kasoo saaray Afartii Dekadood ee Farmaajo dowladda Itoobiya ku wareejiyay

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay war rasmi ah kasoo saartay heshiiskii dhawaan dhexmaray Maamulka Farmaajo iyo Dowladda Itoobiya kaas oo Afar kamid ah dekedaha Soomaaliya loogu saxiixay in lagu wareejiyo dowladda Itoobiya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip