Share with your friends via email

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Qarax Lagu Dhaawacay Xildhibaan Booroow.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xooggan oo xalay fiidkii ka dhacay meel ku dhow xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip