Share with your friends via email

Sawirro: Sidaan ayay diyaarado Dagaal U Xasuuqeen Carruur Ku Sugnaa Kolleejka Saakoow una Burburiyeen Isbitaalka Guud Ee Magaalada.

Xalay saqdii dhexe ayay diyaarado dagaal waxay duqeymo ba'an ugeysteen xarumo rayid ah oo kuyaal magaalada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe Koonfurta dalka Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip