Share with your friends via email

Ciidamada Al-Shabaab Oo Cagta Mariyey Xero Ku Taalla Gobolka Lamu, Noloshana Ku Qabtay Askar Maxaabiis Ah.

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa cagta mariyey xero ciidan oo ku taalla gobolka Lamu ee dhaca xeebaha Kenya, islamarkaana dilay ciidamo fara badan oo ka tirsan military-ga Kenya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip