Share with your friends via email

Dagaallo Dad Badan Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Galbeedka dalka Itoobiya.

Wararka ka imaanayo wadanka Ethiopia ayaa sheegaya in iska hor imaadyo ka dhacay xuduuda ay wadaagaan gobolka Oromia iyo BinShangol Gomez lagu dilay kudhawaad 50 qof oo u dhashay wadankaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip