Share with your friends via email

5 Maalmood Oo Dagaallo iyo Qaraxyo Ah Kadib Ayay Ciidamada Huwanta ah Gaareen Deegaanka Halgan [Warbixin].

Kadib shan maalmood oo dagaallo xooggan iyo qaraxyo ay lakulmayeen ayay ugu dambeyn ciidamada Xabashida Itoobiya gaareen deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan Bartamaha Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip