Share with your friends via email

Mukhtaar Rooboow Oo Ku Dhawaaqay in uu Yahay Musharrax Utaagan Xilka Madaxwyenaha Koonfur Galbeed.

Kadib Booqasho aan horay loosii shaacin oo uu maanta ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayuu Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur ku shaaciyay in uu yahay musharrax u taagan xilka madaxtinimada maamulka isku magacaabay Koonfur Galbeed.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip