Share with your friends via email

Ciidamo Mareykan iyo Soomaali Ah Oo Wadaad Caan ah Ku Dilay Degmada Wallaweyn Sh/Hoose.

Wararka ka imaanaya gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamo American iyo Soomaali ah ay wadaad caan ah ku dileen mid kamida degmooyinka gobolkaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip