Share with your friends via email

Weeraro Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Gobollada Jubbada Hoose iyo Sh/Hoose.

Wararka k imaanaya Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in xoogaga Al Shabaab ay weeraro safballaaran ah ku qaadeen saldhigyo melleteri oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda iyo kuwa Ururka Midowga Afrika.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip