Share with your friends via email

Meydadka Laba Gabdhood Sacuudiyaan Ah oo laga Helay Magaalada New York.

Wararka ka imaanayo wadanka Mareykanka ayaa sheegaya in wabiga Hadson ee mara magaalada New York laga dhex helay meydadka laba gabdhood oo sucuudiyaan ah, kuwaas oo loo badaniyo in si kas ah loo dilay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip