Share with your friends via email

Daawo: Alkataa'ib Oo Soo Bandhigtay Hordhaca Filim ay soo saari doonto.

Mu'asasada AlKataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Al Shabaab ayaa ballan qaadday in ay goordhow soo saari doonto Filim cusub Kaas oo ku baxaya saddex Luuqadood.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip