Wararka

Max'med Mursal oo si kulul uga hadlay Xarigga Rooboow iyo Rabshadaha Baydhabo kajira.

0 Saturday December 15, 2018 - 14:00:31
Max'med Mursal oo ah guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka ayaa si kulul uga hadlay xiisadaha kajira Baydhabo iyo Xariggii ay ciidamada Itoobiya ugeysteen Mukhtaar Rooboow.

Read More »

Dad Shacab ah oo lagu Dilay magaalada Baydhabo iyo Xabashida oo Isgaarsiinta Hawada ka saartay.

0 Saturday December 15, 2018 - 13:37:13
Xiisada colaadeed ayaa maalintii sedaxaad oo xiriir ah ka jira magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Read More »

Weerar lagu Qaaday Xarunta Bangiga Maamulka Puntland ee magaalada Boosaaso.

0 Saturday December 15, 2018 - 13:14:41
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay weerar ku qaadeen mid kamida xarumaha ugu muhiimsan ee maamulka Puntland ku leeyahay magaaladaasi.

Read More »

Madaxweynihii Hore ee Itoobiya Girma Welde Oo Addis Ababa ku geeriyooday.

0 Saturday December 15, 2018 - 13:09:20
Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa xaqiijisay geeriday madaxweynihii hore ee wadankaas ninka lagu magacaabo Girma Welde giorgis oo 95 sana jir ahaa.

Read More »

Al Shabaab Oo Ciidamada Itoobiyaan ah ku Weerartay Duleedka Degmada Waajid.

0 Saturday December 15, 2018 - 11:44:26
Xoogaga Al Shabaab ayaa markale weeraro ku qaaday ciidamada gummeysiga Itoobiya ee xoogga ku jooga qeybo katirsan dalka Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Khilaafka Madaxda DF.

0 Friday December 14, 2018 - 20:36:17
Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa hadba mowduuca taagan ee u baahan in bulshada macluumaad laga siiyo.

Read More »

Xildhibaan Katirsan Maamulka Koonfur Galbeed Oo Baydhabo lagu dilay.

0 Friday December 14, 2018 - 10:08:25
Iska hor'imaadyo culus oo khasaara nafeed dhaliyay ayaa maalintii labaad ka socda gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Read More »

11 qof oo Ciidamo Itoobiyaan ah kamid yihiin oo ku dhintay Dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhabo.

0 Thursday December 13, 2018 - 20:54:55
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo magaalada Baydhabo ku dhaxmaray ciidamo katirsan Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaad daacad u ahaa Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur.

Read More »

Saraakiil Mareykan ah Oo ku dhintay Weerar ka dhacay Afghanistan iyo Dhaliban Oo la wareegtay magaalo muhiim ah.

0 Thursday December 13, 2018 - 20:32:52
Wararka naga soo gaaraya dalka Afqaanistaan ayaa ku waramaya inuu dhacay howlgal khasaare adag lagu gaarsiiyay ciidamo Maraykan ah oo ay wehlinayeen malleeshiyaad katirsan xukuumadda Kaabul.

Read More »

Rooboow oo isagoo Maxbuus ah Muqdisho la geeyay iyo Dowladda Farmaajo oo ka hadashay.

0 Thursday December 13, 2018 - 17:02:37
Saraakiisha ciidamada Xabashida Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa siyaasiga Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur usoo wareejiyay dhanka magaalada Muqdisho kadib markii ay howlgal kusoo qabteen.

Read More »

Ciidamada Itoobiya Oo Mukhtaar Rooboow Ku Xiray Magaalada Baydhabo.

0 Thursday December 13, 2018 - 13:28:02
Kadib dagaal culus oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayay ciidamada Xabashida Itoobiya ugu suurtagashay in ay la wareegaan dhammaan xarumihii ay magaalada uga sugnaayeen maleeshiyaadka Mukhtaar Rooboow.

Read More »

Dhageyso: Xasan Sheekh oo si diirran usoo Dhaweeyay Mooshinka Laga Gudbiyay Farmaajo.

0 Thursday December 13, 2018 - 10:46:04
Madaxweynahii hore ee DF Xassan Sheekh Maxamuud (Garguurte) ayaa soo dhaweeyay mooshinka ay xildhibaanada ka gudbiyeen Maxamad Cabdullaahi Farmaajo oo ah Madaxweynaha DF.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo la wareegay deegaan Kaabiga Ku haya Guriceel.

0 Thursday December 13, 2018 - 10:09:51
Ciidamada aad u hubeysan oo katirsan Alshabaab ayaa saakay dagaal kula wareegay deegaan dhaca duleedka Magaalada Gureceel ee gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya

Read More »

Shacabka Muqdisho Oo loo Kadeeday Socdaalka Madaxweynaha Ereteria Waddooyinka oo dhagxaan lagu gooyay.

0 Thursday December 13, 2018 - 10:00:54
Ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka ayaa xiray inta badan waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho si loo raalli geliyo madaxweynaha Eritrea iyo wafdi la socda oo Farmaajo soo booqanaya.

Read More »

Taliban oo diyaarad dagaal kusoo Ridday Wadanka Afghanistan.

0 Wednesday December 12, 2018 - 21:39:11
Xoogaga jihaadiga Taliban ayaa dhulka soo dhigay diyaarad dagaal oo ay laheyd xukuumadda dabadhilifka ah ee kajirta wadanka Afghanistan.

Read More »

Qaraxyo Gaari looga Gubay Ciidamada Uganda oo Ka dhacay duleedka Magaalada Marka.

0 Wednesday December 12, 2018 - 21:23:51
Wararka ka imaanaya deegaanno katirsan gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qaraxyo khasaara badan dhaliyay lagula eegtay ciidamada shisheeyaha AMISOM ee Soomaaliya kusoo duulay.

Read More »

Max'med Mursal Oo Ka Fakaday Villa Somalia Go'aanna kasoo saaray Mooshinka ka dhanka ah Farmaajo.

0 Wednesday December 12, 2018 - 14:24:14
Waxaa sii xoogeystay khilaafka u dhaxeeya hoggaanka dowladda Federaalka Soomaaliya kadib markii boqolaal xildhibaan ay gudbiyeen dacwad ka dhan ah Farmaajo.

Read More »

Dhageyso: Wareysi dardaaran oo uu reebay Mid kamida Halyeeyadii Fuliyay Weerarkii Lagu Dilay Cabdi Wali Cilmi Yare.

0 Wednesday December 12, 2018 - 12:25:07
Idaacadda islaamiga Andalus ayaa xalay baahisay istish-haadigii labaad ee ka qeyb galay howlgalkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee lagu dilay gaalkii Nabinimada sheegtay.

Read More »

Sedax Qof Faransiis ah oo ku dhintay Weerar Ka Dhacay Magaalada Strasbourg.

0 Wednesday December 12, 2018 - 12:21:25
Maamulayaasha wadanka Faransiiska ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay weerar dhiig badan ku daatay oo xalay ka dhacay gudahan wadankaasi.

Read More »

Askari Jabuutiyaan ah oo ku dhintay Weerar Al Shabaab ay ku qaadday degmada Jalalaqsi.

0 Wednesday December 12, 2018 - 09:47:23
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ciidamada shisheeyaha AMISOM kasoo gaaray weerar xooggan oo lagula beegsaday gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Al Shabaab Oo Askar iyo Ergay Xildhibaan soo xulay ku dishay deegaan katirsan Sh/Hoose.

0 Tuesday December 11, 2018 - 20:33:40
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Xarakada Al Shabaab ay goob fagaare ah ku toogatay askar katirsanaa dowladda Federaalka.

Read More »

Weeraro lagu dhiig bixiyay ciidamada Xabashida Itoobiya oo ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Bakool

0 Tuesday December 11, 2018 - 19:25:54
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamo Xabashi Itoobiyaan ah oo maalmo ka hor kasoo gudbay xuduud beenaadka ay lakulmeen weeraro dhabbagal ah oo uga imaanaya xoogaga Al Shabaab.

Read More »

5 Askari American ah oo ku dhintay Shil diyaaradeed oo ka dhacay Japan.

0 Tuesday December 11, 2018 - 17:26:26
Khasaara nafeed iyo mid maaliyadeed ayaa ka dhashay shilal diyaaradeed oo ciidanka Mareykanka ku qabsaday gudaha wadanka Japan ee dhaca qaaradda Asia.

Read More »

Dhageyso: Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Lagu Dilay Ninkii Nabinimada Sheegtay Oo Dardaaran Cajiib ah bixiyay.

0 Tuesday December 11, 2018 - 09:59:26
Idaacadda islaamiga Andalus ayaa baahisay dardaaran mid kamida Raggii fuliyay weerarkii lagu dilay Ninkii Nabiga Aflagaadeeyay ee Gaalkacyo ka dhacay.

Read More »

Ansaaru-Shareeca oo iska difaacday xamlo ay kusoo qaadeen malleeshiyaad daacad u ah Imaaraadka.

0 Tuesday December 11, 2018 - 08:58:07
Wararka ka imaanaya wadanka Yaman ee Jaziiratul-Carab ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal dhexmaray ciidamo katirsan Mujaahidiinta Ansaaru-Shareeca iyo malleeshiyaad daacad u ah Imaaraadka.

Read More »

Mas'uuliyiin Caan ah oo ku dhintay Burbur diyaaradeed oo ka Dhacay Wadanka Suudaan.

0 Tuesday December 11, 2018 - 08:50:48
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil diyaaradeed oo khasaara badan dhaliyay kaas oo maalin ka hor ka dhacay deegaan dhaca bariga wadanka suudaan.

Read More »

Qarax Khasaara Dhaliyay Oo Ciidamada Dowladda lagula Eegtay Degmada Maxaas.

0 Monday December 10, 2018 - 21:16:55
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay lagu beegsaday maleeshiyaad gacan saar laleh Xabashida itoobiya.

Read More »

Faysal Cali Waraabe iyo Hoggaamiyaasha Maamul Goboleedyada oo soo dhoweeyay Mooshinka laga gudbiyay Farmaajo.

0 Monday December 10, 2018 - 20:50:53
Mid kamida siyaasiyiinta maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa si diirran usoo dhoweeyay mooshinka ka dhanka ah Max'med Cabdullaahi Farmaajo.

Read More »

Abuu Cubeyda Oo Saxiixay Howlgalkii Lagu Dilay Cabdi Wali Cilmi Ninkii Nabinimada Sheegtay iyo magaca Katiibada Fulisay.

0 Monday December 10, 2018 - 19:19:13
Markii ugu horraysay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa bixisay xog dheeri ah oo ku saabsan qaabkii loo agaasimay weerarkii bishii lasoo dhaafay lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Read More »

Video: Xildhibaan Sheegay in Ciidamada ilaalada Madaxtooyada ay Xabsi Guri Kusoo Rogeen Max'med Mursal .

0 Monday December 10, 2018 - 18:58:40
Warar soo baxay ayaa sheegaya in hoggaanka dowladda Federaalka ay xaalad xabsi guri ah kusoo rogeen Max'med Mursal oo ah guddoomiyaha baarlamaanka.

Read More »

Farmaajo iyo Kheyre Oo Xasarad Siyaasadeed Wajahaya iyo C/Raxmaan Cabdi Shakuur oo Muqdisho ku laabtay.

0 Monday December 10, 2018 - 14:07:47
Jiha wareer dhanka siyaasadda ah oo saameyn xun reebay ayaa kajira qeybo katirsan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Weerar kaligii duulnimo oo ka dhacay dhulka gumeysiga ku jira ee Filastiin.

0 Monday December 10, 2018 - 11:44:47
Wararka ka imaanaya dhulka gumeysiga ku jira ee Filastiin ayaa ku waramaya in howlgal kelgii duulnimo uu ka dhacay mid kamid ah deegaannada ay Yahuudu xooga ku deganyihiin ee hoosyimaada daanta-galbeed.

Read More »

Dhageyso: Dardaaranka Halyeeyadii Fuliyay Howlgalkii Gaalkacyo Ee lagu Dilay Ninkii Nabinimada Sheegtay.

0 Sunday December 09, 2018 - 21:27:45
Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa caawa baahisay barnaamij gaar ah oo looga hadlayo howlgalkii loogu aarguday Rasuulka Allaah ee ka dhacay magaalada Gaalkacayo iyo kalimaatka geesiyaashii fuliyey weerarkaasi.

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Aqbalay Mooshin ka dhan ah Farmaajo.

0 Sunday December 09, 2018 - 20:27:39
Guddoomiyaha baarlamaanka Dowladda Federaalka Max'med Mursal ayaa ku dhawaaqay in uu qabtay mooshin ka dhan ah Hoggaanka Villa Somalia kadib khilaaf muddo soo jiitamayay.

Read More »

Al Shabaab Oo Dharaar Cad Askar Ku Dishay Bartamaha Muqdisho hubkii ay wateenna ka qaadatay.

0 Sunday December 09, 2018 - 19:39:30
Xoogag hubeysan ayaa markale gudaha magaalada Muqdisho ku dilay ciidamo katirsan dowladda Federaalka shisheeye kalkaalka ah.

Read More »