WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

Warbixin: Abuu Mansuur Oo Kulamo isbarasho iyo Shaqada Wadaag Ah laqaatay Saraakiisha Ciidamada Itoobiya Ee Gobollada Bay iyo Bakool.

0 Sunday December 03, 2017 - 10:59:10
Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur ayaa kulamo kala duwan magaalooyinka Baydhabo iyo Xudur kula qaatay saraakiisha ugu sarraysa ciidamada Xabashida Itoobiya ee duullaanka ku jooga gobollada Bay iyo Bakool.

Read More »

Maxaa kala qabsaday General Ugaandhees ah iyo Saraakiil Mareykan ah markii ay qorsheysteen qabsashada Bariire? [Warbixin Xasaasi Ah].

0 Friday December 01, 2017 - 11:09:06
Xilli si weyn ay u muuqato is-bar bar yaaca iyo kala socodka Taliska Ciidamada Afrikaanta ee Soomaaliya iyo Taliska Ciidanka Mareykanka ee dagaalka toos ugusoo biiray ayaa warbixin cusub waxey daaha ka qaadday kala aragti duwanaanta ka dhexeysa labada talis marka ay timaado la macaamilka xaaladaha dagaalka…

Read More »

Mareykanka Oo Shacabkii Lagu Xasuuqay Deegaanka Bariire Ku Tilmaamay Cadow Bartilmaameed U Ahaa AFRICOM.

0 Thursday November 30, 2017 - 12:52:03
War rasmi ah oo kasoo baxay melleteriga Mareykanka qaaradda Afrika ayaa lagu sheegay in weerar hubeysan oo ciidamadoodu ay ka fuliyeen deegaan dhaca duleedka degmada Afgooye Bishii Agoosto ee lasoo dhaafay aan lagu dilin dad shacab ah.

Read More »

Daawo SAWIRRO Barwaaqada ilqabadka leh ee kajirta Baadiyaha Magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galguduud.

0 Thursday November 23, 2017 - 09:24:34
Roobabka Xilliga Dayrta ayaa sanadkan si wanaagsan ugu hooray inta badan gobollada dalka Soomaaliya waxaana lagu jiraa xilli Barwaaqo ah.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Buula Guduud Ee Jubbada Hoose.

0 Wednesday November 22, 2017 - 08:22:00
Mu'asasada Alkata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa faafisay Filim cusub oo ku saabsan dagaalkii xooganaa ee bilo ka hor ka dhacay deegaanka Buula Guduud duleedka magaalada Kismaayo.

Read More »

Dhageyso: Talibaan Hab Cusub Kusoo Kordhisay Dagaalka 17 Sana Jirsaday Ee Wadanka Afghanistan.

0 Sunday November 19, 2017 - 22:16:45
Weeraro loo adeegsanayo xeelado cusub oo ay fulinayaan ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ayaa todobaadyadan ku soo badanayey gudaha dalka Afghanistan. Weeraradan ayaa si gaar ah u beegsanaya xarumaha Police-ka iyo kuwa Military-ga waxayna dhacaan kaliya xilliyada habeenkii iyo aroornimada hore…

Read More »

Francisco Madeira Oo Baraawe Ka Sheegay in Magaalooyin Katirsan Somalia Ay Ciidamada AMISOM isaga Bixi Doonaan Sawirro.

0 Saturday November 18, 2017 - 10:07:15
Wafdi heer sare ah oo ka socday waxa loogu yeero Beesha caalamka iyo saraakiisha ugu sarraysa taliska ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa booqasho ku tagay magaalada Xeebta ku teedsan ee Baraawe.

Read More »

Sawirro+Codad: Dowladda Federaalka Oo Sheegtay In Saraakiil Al Shabaab Ah Ay Ku Dishay Duqeyn Ka Dhacday Sh/Hoose!.

0 Thursday November 16, 2017 - 12:37:57
War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda Amniga gudaha dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay in weerar dad shacab ah lagu dilay oo maalmo ka hor ka dhacay deegaan katirsan Sh/Hoose ay dowladdu wax ka ogeed.

Read More »

Sawirro: Baadarigii Ugu Horreeyay Oo Saudi Arabia Booqday 42 Sano Kadib.

0 Wednesday November 15, 2017 - 10:46:43
Iyadoo qeyb ka ah isbedelka horay loogu qaaday dhanka calmaaniyadda ayay xukuumadda Sacuudig waxay martiqaad rasmi ah u fidisay Baadariga Kaniisadda ugu weyn ee dad Nasaarada ah ku leeyihiin mandiqadda Bariga dhexe marka laga reebo wadanka Masar.

Read More »

Cod+Akhris: Kooxo Jawaasiis Ah oo goordhow lagu dilay degmada Bu'aale Ee Gobolka Jubbada dhexe

0 Monday November 06, 2017 - 11:05:01
Wararka ka imaanaya gobollada Jubbooyinka ayaa sheegaya in xukun dil ah lagu fuliyay rag Afar ah oo aha u jawaasiis u basaasayay dowladda Federaal ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho iyo dowlado shisheeye.

Read More »

Saudi Arabia: Wasiirro la Casilay iyo Amiirro Xabsiyada loo Dhaadhiciyay.

0 Sunday November 05, 2017 - 16:43:39
Hoggaanka Aala Sacuud ayaa shaqada Ka Eryay wasiirro iyo saraakiil Ciidan iyadoona Xabsiyada loola dhaadhiyay Amiirro iyo ganacsato Caan ah.

Read More »

Akhriso: Midowga Afrika Oo Bilaabaya Qorshihii AMISOM Uga Bixi Laheyd Soomaaliya.

0 Sunday November 05, 2017 - 10:38:40
Hoggaanka Ururka Midowga Afrika uqaabilsan maamullidda duullaanka lagu qaaday dalka Soomaaliya ayaa soo saaray war cusub oo ku saabsan joogitaanka ciidamada shisheeyaha AMISOM xilligan kala guurka ah.

Read More »

Video: Dowladda Ereteria Oo Mamnuucday Madaraso islaami Ah iyo Mudaaharaadyo ka Dhacay Magaalada Asmara.

0 Thursday November 02, 2017 - 11:12:06
Tobaneeyo qof ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday mudaaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay magaalada Asmara ee caasimadda u ah wadanka Ereteria ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Warbixin: Mareykanka oo 60 Milyan Dollar Ku Bixinaya la dagaallanka Jihaadiyiinta Galbeedka Afrika.

0 Tuesday October 31, 2017 - 20:16:37
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaad 60 milyan oo dollarka Mareykanka ah u balan qaadday ciidamada loo yaqaano G5 oo ah ciidamo isku dhaf ah oo dhawaan uu sameeyey Faransiiska si ay u xoojiyaan ololihiisa la dagaalanka Islaamka iyo muslimiinta ee ka socda ee galbeedka Africa.

Read More »

Farmaajo "Al Shabaab lagama Adkaan Karo Oo Waa Dad Caqiiddo Ku Dagaallamaya" Daawo.

0 Tuesday October 31, 2017 - 11:25:57
Madaxweynaha dowladda Federaalka Max'med Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka xeeladeystay dagaalkii uu isbuuc ka hor ku iclaamiyay Xarakada Al Shabaab.

Read More »

Warbaahinta Reer Galbeedka Oo Sheegtay in Saldhigga Turkiga iyo Garoonka Aadan Cadde lala Rabay Qaraxii isgoyska Zoobe [Warbixin].

0 Wednesday October 18, 2017 - 08:42:33
Qaraxii dhowaan ka dhacay isgoyska Zoobe ee halaagga badan dhaliyay ayaa wali la hadal hayaa, warbixin cusub oo ay faafisay idaacadda Codka Mareykanka ayaa sheegaysa in qaraxaas loo waday mid kamida saldhigyada waaweyn ee dowladaha shisheeye ku leeyihiin Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso: Wariye Booqday Deegaanka Bariire Kadib Markii Ay isaga Baxeen Ciidamada Bangaraafta Dowladda Federaalka.

0 Saturday October 14, 2017 - 20:55:53
Xaalad degnanaan ah ayaa laga dareemayaa deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose kadib markii ay dib ula wareegeen ciidamada Al Shabaab.

Read More »

Sawirro: Xaaladda Caafimaad Ee Dhibane Mire Casir Jimcaale Oo Dalka Gudihiisa Wax looga Qaban Waayay [Fadlan Caawi].

0 Wednesday October 11, 2017 - 11:17:03
Asalamu Aleykum waxaan doonayaa in halkan aan ugusoo gudbiyo shacabka Soomaaliyeed xaaladda caafimaad ee uu ku suganyahay dhibane Mire Casir Jimcaale

Read More »

Ciidamadii Bariire Lagu Laayay Maxay U Dhinteen Yaase Meesah Keensaday? W/Q Warfaa Kheyrdoon.

0 Monday October 02, 2017 - 10:58:05
01-10-2017, xilli ay soo dhowdahay salaadda fajarka waxay ciidamada milatariga Xarakada Al-Shabaab weerar ku qaadeen labo saldhig oo ku sugnaayeen ciidamo Soomaali ah oo ka amar qaadanayay taliska Mareykanka ee Balli-doogle.

Read More »

Meydadka 13 Askari Oo Laga Helay Wabiga Shabelle iyo Dhimashada Weerarkii Bariire oo 95 Askari Gaartay [Warbixin].

0 Sunday October 01, 2017 - 15:25:38
Saacadba saacadda ka dambeysa waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerarkii weynaa ee laba maalin ka hor ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose Koonfurta dalka Soomaaliya.

Read More »

Ardaydii Turkiga Loo Qaaday oo Lasoo Askareeyay [Warbixin+Sawirro].

0 Sunday October 01, 2017 - 12:17:07
Dowladaha isku sheega iney ku horumareen dhanka hubka islamarkaana u togan iney xoogooda u adeegsadaan danaha ay ka leeyihiin dhulalka Muslimiinta si ay u boobaan kheyraadkooda ayaa caado ka yeeshay iney isticmaalaan dagaalka loo yaqaano wakaaladda.

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka [Jabuuti Fagaare Ay isku Hayaan Dowladaha Caalamka].

0 Saturday September 30, 2017 - 11:21:14
Barnaamij socanaya muddo hal saac ah ayay qabatay idaacadda Islaamiga Andalus waxaana Barnaamijka si qota dheer uu uga hadlayaa wadanka Jabuuti ee dhaca Bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Dhageyso: Al Shabaab Oo Ku Baaqday in Ladilo Nin Af-lagaadeeyay Nabiga SCW Ee Ku Nool Magaalada Gaalkacyo.

0 Wednesday September 20, 2017 - 20:51:45
Xarakada Al Shabaab ayaa War rasmi ah kasoo saartay Nin dhowaan caayay Nabi Muxamed SCW kaasi oo ku nool magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug Bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso: Q.2-aad Barnaamij Xiisa Badan Oo Idaacadda Andalus Ay Ka Diyaarisay Weeraradii 11 September.

0 Thursday September 14, 2017 - 22:32:07
11-kii September, 2001-dii waa maalin taariikhi ah oo aanan ka go'eynin quluubta cadowga iyo Muslimiinta. Waxay ahayd maalin ay Muslimiintu ugu magacdareen "Talaadadii Barakeysneyd" gaaladuna u bixiyeen "Maalintii Madoobeyd".

Read More »

Midowga Afrika iyo Beesha Caalamka Oo Magacaabay Guddi dedejin Doona Ka Bixitaanka Ciidanka AMISOM Ee Soomaaliya [Warbixin].

0 Thursday September 07, 2017 - 11:59:14
Mas'uuliyiinta ugu sarraysa Ururka Midowga Afrika ayaa xaqiijiyay in go'aan kama dambeys ah laga gaaray bixitaanka ciidamada AMISOM ee Duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya

Read More »

Akhri: Warbixin 6334 Qof Oo Toban Maalmood Gudahood Lagu Dilay Wadanka Boorma.

0 Wednesday September 06, 2017 - 15:59:31
Ciidamada Melleteriga Boorma ayaa sare uqaaday Xasuuqa ay ku hayaan dadka Muslimiinta Rohinga ee laga tirada badan yahay.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Faafisay Filim Lagusoo Bandhigayo Weerarkii Golweyn iyo Weeraro kale Oo AMISOM Lala Beegsaday.

0 Visits: 20684 | Sunday September 03, 2017 - 16:39:13
Mu'asasada Warbaahineed ee Al-Kataa'ib ayaa baahisay Filim xiisa badan oo lagu soo bandhigayo Muhiimadda uu leeyahay dagaalka Xarbul-Cisaabaatka (Ku Dhufoo Ka Dhaqaaq) iyo miradhalka uu ka sameeyey shantii sano ee la soo dhaafay.

Read More »

Xasan Cali Kheyre "Abuu Mansuur Arrimaha Amniga Ayuu Ka Caawin Doonaa Dowladda Soomaaliya" Dhageyso.

0 Thursday August 31, 2017 - 10:17:12
Ninka labaad ee ugu sarreeya dowladda Federaalka ayaa sheegay in wadahadallo meel wanaagsan maraya ay kula Jiraan Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo isbuucyo ka hor isku dhiibay ciidamada Itoobiya ee ku sugan degmada Xudur.

Read More »

Warbixin: Dowladda Kenya Oo Mamnuucday isticmaalka iyo Ka Ganacsiga Bacda [Warbixin].

0 Monday August 28, 2017 - 20:32:43
Wadanka Kenya waxaa maanta si rasmi ah uga dhaqan galay go'aan ay dowladdu ku mamnuucday isticmaalka Bacaha qeybahooda kala duwan.

Read More »

Akhri+Dhageyso: Dowladda Federaalka Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Shacabkii Ciidanka Mareykanka Ay Ku Xasuuqeen Sh/Hoose.

0 Saturday August 26, 2017 - 09:25:55
War rasmi ah oo kasoo baxay Dowladda Federaalka ayay ku sheegatay Mas'uuliyadda weerarkii dadka shacabka ahaa lagu laayay ee ka dhacay duleedka deegaanka Bariire gobolka Sh/Hoose.

Read More »

[Warbixin]: Donald Trump Oo soo Bandhigay istiraatiijiyaddiisa Dagaalka Afghanistan, Eedayn Kululna Ujeediyay Dowladda Pakistan.

0 Tuesday August 22, 2017 - 15:29:54
Hoggaamiyaha Dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa soo bandhigay istiraatiijiyaddiisa cusub ee ku aaddan ladagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada oo loola jeedo ladagaalanka jamaacaadka Jihaadiga ah ee ka dagaallamaya caalamka islaamka.

Read More »

Akhriso Bayaan: Al Shabaab Oo Xaqiijisay istish-haadka Sheekh Cali Max'med Xuseen [Cali Jabal].

0 Sunday August 20, 2017 - 20:39:01
Bayaankan oo uu ku saxiixnaa hogaanka sare ee Xarakada Al-Shabaab, kuna qornaa luuqadda carabiga ayaa si rasmi ah loogu shaaciyey istish-haadka Sheykh Cali Maxamed Xuseyn (Sh. Cali Jabal) oo ahaa waaligii Wilaayada Islaamiga ee Banaadir kaas oo horaantii bishan aan ku jirno ee Dul-Qacdah ku shahiiday…

Read More »

Sawirro+Codad: Shacabkii Ciidamada Mareykanka Ay Ku Xasuuqeen Duleedka Degmada Kamsuuma Ee Gobolka Jubbada Hoose.

0 Thursday August 17, 2017 - 19:13:57
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Xasuuq daran oo ciidamo Mareykan ah ay ka geysteen deegaan kala qeybiya degmooyinka Jilib iyo Kambuusa ee Gobollada Jubbooyinka.

Read More »

Faah Faahin: Al Shabaab Oo Ku Dhawaaqday in 39 Askari Ay Ka dishay AMISOM Kadib Weerarkii Buula Mareer.

0 Sunday July 30, 2017 - 12:42:51
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo maanta barqadii ka dhacay deegaanno ku dhow magaalada Buula Mareer ee gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Cutubyadii Ugu Horreeyay Ee Ciidamada AMISOM Oo Dhowaan Si Dhameystiran Uga Baxaya Soomaaliya [go'aano kasoo Baxay Shirkii Xalane].

0 Sunday July 30, 2017 - 10:02:57
War rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo saraakiisha Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in ciidamada Midowga Afrika ay isaga bixi doonaan dalka Soomaaliya marka lagaaro sanadda 2018.

Read More »