WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

Maamulka SomaliMeMo oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyaynaya Bilashada Bisha Ramadaan.

0 Wednesday May 16, 2018 - 18:56:58
Maamulka iyo howlwadeenada Shabakadda Islaamiga ah ee SomaliMeMo waxay umadda Soomaaliyeed dal iyo dibadba ugu hambalyaynayaan bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan 1439 Hijriya.

Read More »

Daawo: Filimkii Al Kataa'ib Ee Dagaalkii Af-Urur Oo Luqadda Soomaaliga Ku Baxaya.

0 Tuesday May 15, 2018 - 19:08:24
Kadib Codsiyo isdaba joog ah oo nooga yimid Akhristayaasha shabakadda ayaan idiinsoo gudbinaynaa Filimkii ay Mu'asasada Alkataa'ib kasoo saartay Mujaahidiinta Buuraha Goolis oo Ku Baxaya Luqadda Soomaaliga.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Filim Cusub Kasoo Saartay Howlgallada Mujaahidiinta Ee Buuraha Goolis.

0 Monday May 14, 2018 - 21:21:42
Mu'asasada Ak-kataa'ib garabka Warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa baahisay filim cusub oo aad u xiisa badan.

Read More »

Hoggaamiyaha Al Qaacidda Oo Ka Hadlay Go'aankii Donald Trump uu Magaalada Qudus Uga Dhigay Caasimadda Yahuudda.

0 Monday May 14, 2018 - 09:32:28
Mu'asasada As-saxaab oo ah garabka warbaahinta ee Ururka Al Qaacidda ayaa baahisay kalimad cusub oo uu jeedinayo Sheekh Aymen Al Dawaahiri wuxuuna kaga hadlayaa arrinta Qudus.

Read More »

Qowsaarrada Gumeysi Kalkaalka ah Oo ku Kulmaya Magaalada Baydhabo.

0 Sunday May 13, 2018 - 10:36:36
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay waxaa ka socda qaban qaabada shir ay isugu imaanayaan hoggaamiyaasha maamullada dabadhilifyada ah ee kajira dalka Soomaaliya.

Read More »

Sh.Abuu Muscab "Agteenna Wax Farqi ah Uma dhaxeeyaan Askariga Turkiga ah, Midka Itoobiyaanka Ah iyo Midka Kenyaatiga ah" Dhageyso.

0 Saturday May 12, 2018 - 21:28:19
Taliska ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo melleteri oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Dowladda Mareykanka Oo Qiratay in Ciidamadeedu Ka Qeyb Galeen Weerarkii Shacabka Lagu Xasuuqay Ee Ka Dhacay Duleedka Afgooye.

0 Saturday May 12, 2018 - 11:55:02
Taliska ciidamada Mareykanka Qaaradda Afrika ayaa xaqiijiyay in ciidamadoodu ay ku lug lahaadeen howlgal dad badan lagu laayay oo habeenkii Khamiista 9 May,2018 ka dhacay duleedka degmada Afgooye.

Read More »

Dowladda Federaalka Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Dadkii Ciidanka Mareykanka Ku Xasuuqeen Deegaanka Macallinka.

0 Thursday May 10, 2018 - 23:10:47
Sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha Dowladda Federaalka weerar shacab Rayid ah lagu xasuuqay oo xalay ka dhacay duleedka degmada Afgooye waxaa mas'uul ka ahaa dowladda.

Read More »

Uhuru Kenyatta "Sagaal Kamid Ah Wiilasheenna Ayaan Ku Weynnay Weerar Argagaxiso Oo Ka Dhacay Soomaaliya".

0 Tuesday May 08, 2018 - 11:55:42
Hoggaanka dowladda Kenya ayaa qiray in ciidamo Farabadan looga laayay weerar qorshaysan oo Xarakada Al Shabaab ay ka fulisay deegaan dhaca xuduud beenaadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.

Read More »

Sawirro: Dowladda Sacuudig Oo Ogolaatay in Kaniisado Laga Dhisayo Dhulka Bilaadul Xarameyn.

0 Saturday May 05, 2018 - 10:24:43
Markii ugu horraysay dowladda Sacuudiga ayaa ogolaatay in Kaniisado ay leeyihiin dadka Kirishtaanka ah laga dhiso dhulka Xarameynka.

Read More »

Sawirro: 68 Sano Kadib Madaxweynayaasha Labada Kuuriya Oo Kulan Taariikhi Ah Yeeshay.

0 Friday April 27, 2018 - 09:10:57
Kulan lagu sifeeyay taariikhi ayaa markii ugu horraysay dhaxmaray hoggaamiyaasha dowladaha waqooyiga iyo Koonfurta Kuuriya oo muddo ku dhow qarni uu dagaal ka dhaxeeyay.

Read More »

Sawirro: Mucaaradka Suuriya Oo Hubkii Ugu Badnaa Ku Wareejiyay Nidaamka Bishaara Al-Asada.

0 Thursday April 26, 2018 - 10:46:24
Wadanka Suuriya markale waxaa ka bilaawday barakicinta qasabka ah ee ka dhanka ah shacabka muslimiinta sunniga ah ee duullaanka adag ka wajahaya cadawga jinsiyadaha kala duwan leh.

Read More »

Dhageyso: Kalimadda Amiirka Al Shabaab Oo Afsoomaali Ku Tarjuman.

0 Tuesday April 24, 2018 - 21:38:09
Amiirka Xarakada Al-Shabaab Sheykh Axmad Cumar Abuu Cubeydah ayaa jeediyey kalimad uu kaga hadlayo xaaladda dhulka barakeysan ee Shaam oo sanado xiriir ah wajahaya duullaan wuxuushnimo oo ay hor kacayaan saliibiyiinta galbeed iyo kuwa bari oo kaashanaya dabadhilifyadooda gobolka.

Read More »

Sh. Abuu Cubeydah: Dagaalka Shaam ma ahan mid u gaar ah reer Shaam balse waa dagaalka Umadda (Dhageyso+Akhriso).

0 Monday April 23, 2018 - 20:44:04
Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheykh Axmad Cumar Abuu Cubeydah –Xafidahullaah- ayaa jeediyey kalimad uu kaga hadlayo xaaladda dhulka barakeysan ee Shaam oo sanado xiriir ah wajahaya duullaan wuxuushnimo oo ay hor kacayaan saliibiyiinta galbeed iyo kuwa bari oo kaashanaya dabadhilifyadooda…

Read More »

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay 10 Sano Kadib Fatwadii Taageerada U Ahayd AMISOM [Dhageyso].

0 Friday April 20, 2018 - 14:54:21
Diiradda jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato mowduuc muhim ah, waxaana usbuucan lagu falanqeeyay Fatwadii ay culimada dowladda soo saareen billowgii 2009, taasoo hiil u ahayd ciidamada shisheeye ee Amisom, laguna gacmo…

Read More »

Waare "Al Shabaab iyo Annaga dhulku Namawada Deeqo inta aan Bisha Ramadaan lagaarin ayaan ka saareynaa Deegaanada Hirshabelle".

0 Wednesday April 18, 2018 - 11:02:37
Max'med Cabdi Waare oo ah hoggaamiyaha maamulka isku magacaabay Shirshabelle ee xaruntiisu tahay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa ku goodiyay in Xarakada Al Shabaab uu ka saari doonno dhammaan deegaannada ay kaga suganyihiin labadaasi gobol.

Read More »

Dad Hinduus Ah Oo Gabar Muslimad Ah Ku Kufsaday Gobolka Kashmiir Ee Gumeysiga Kujira.

0 Monday April 16, 2018 - 20:07:18
Gabadhaan Muslimadda ah oo kasoo jeeda qoys Reer Miyi ah ayaa laga afduubtay meel ku dhow Gurigooda oo kuyaala deegaanka KAANO oo katirsan gobolka Kashmiir.

Read More »

Hoggaamiyaasha Ururka Jaamacadda Carabta Oo Yeeshay Shir Aan Faa'iido ulaheyn Umadda [Warbixin].

0 Sunday April 15, 2018 - 20:23:22
Magaalada Dahraan ee waddanka Sacuudiga waxaa maanta ka furmay shirkii 29-aad oo ay isugu yimideen Hoggaamiyaasha Ururka Qowmiga ah ee Jaamacadda Carabta.

Read More »

Dhageyso Warbixin Xasaasi Ah: Sanad Kadib Dib Ufurashadii Magaalada Ceelbuur.

0 Sunday April 15, 2018 - 11:21:19
Muddo Sanad ah ayaa kasoo wareegtay xilligii ciidamada Xabashida Itoobiya laga xureeyay magaalada Ceelbuur ee dhacda gobolka Galguduud bartamaha Dalka Soomaaliya.

Read More »

Nin Gacan Yare U Ahaa Males Zenaawi oo loo Magacaabay R/wasaaraha Itoobiya [Akhri Taariikhdiisa].

0 Wednesday March 28, 2018 - 08:14:20
Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa yeelatay Hoggaan cusub kadib khalalaase dhanka siyaasadda ah oo sanadihii lasoo dhaafay ka jiray inta badan wadanka oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.

Read More »

Al-Shabaab Oo Ka Hadashay Dhul Boobka ka Socda Balad-Xaawo Baaqna udirtay Shacabka Soomaaliyeed [Dhageyso].

0 Tuesday March 27, 2018 - 09:58:23
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheykh Cali Maxamuud Raage ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda Islaamiga Andalus kaga hadlay dhul boobka ay dowlada Kenya ka biloowday degmada Balad-Xaawo iyo kacdoonka ay sameynayaan dadweynaha Muslimiinta ee ka dhiidhinaya talaabadaasi.

Read More »

Video: Dowladda Imaaraatka Carabta Oo Ku Faantay Ka Qeyb Qaadashada Dagaalka Mareykanku Ku Qaaday Caalamka Islaamka.

0 Monday March 26, 2018 - 17:48:17
Safiirka Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya magaalada Washintong ee dalka isu-tagga Imaaraatka Carabta oo khudbad ka jeediyay Jaamacadda difaaca Qaranka ee dalka Mareykanka ayaa waxa uu ku faanay iskaashiga iyo xiriirka ay dowladdiisu la leedahay Mareykanka iyo dowladaha kale ee reer galbeedka.

Read More »

Dowladda Itoobiya Oo Deegaanka Caato Ee Gobolka Bakool Ku Darsatay Waddankeeda [Warbixin].

0 Sunday March 25, 2018 - 12:20:15
Ciidamada Xabashida Itoobiya ee xoogga ku jooga deegaanno katirsan gobollada Bay iyo Bakool ayaa bilaabay in si rasmi ah dhulalka ay qabsadeen u hoos geeyaan dowladda Itoobiya.

Read More »

Warbaahinta Farmaajo oo Sheegtay In Rag Mas'uuliyiin Ah Ay Ka Bexeen Al-Shabaab!, Maxaa Ka Jira?

0 Saturday March 24, 2018 - 18:05:21
Idaacadda Radio Muqdisho oo aanan xaqiiqda looga baran islamarkaana ku hadasha Afka Farmaajo iyo kan Amisom, ayaa baahisay war ay ku sheegtay in rag mas'uuliyiin ay isaga bexeen Xarakada Al-Shabaab kuwaasoo ay ku kala tilmaantay waaliga Bay iyo Bakool iyo Waaliga Gedo.

Read More »

Sh.Yuusuf Kaba Kutukade "Shisheeyaha wey go'doonsanyihiin innagana Waxaan isaga kala gooshnaa Golis illaa Lamu" Wareysi.

0 Friday March 23, 2018 - 10:40:21
Qeybta labaad wareysi xasaasi ah oo idaacada alfurqaan ay layeelatay sheekh Yuusuf sheekh Ciise Kabo kutukade waaliga shabeelaha dhexe ayaa xalay lagusoo qaataybarnaamijka dhuuxa.

Read More »

(Maqaal) Berbera Wax Go' Lagu Qaado Ka Weyn, Gows Baase La Dhaafsaday.

0 Wednesday March 21, 2018 - 06:23:12
Heshiis ku sheegga ay dekedda magaalada Berbera kula wareegeen Imaaraadka iyo Itoobiya, wuxuu beddelay taariikh dahabi ahayd iyo halkudheg ay lahayd dekedda, oo ay ka dhaxashay awoow yaasheen.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Faafisay Filim Oo Lagusoo Bandhigay Hoggaamiyaal Ku Shahiiday Jihaadka Soomaaliya.

0 Thursday March 15, 2018 - 21:43:53
Mu'asasada Alkata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shababa ayaa faafisay qeybta Shanaad ee silsiladda ربح البيع oo lagusoo bandhigo hoggaamiyaasha Jihaadka ee ku shahiiday halganka ka socda Soomaaliya.

Read More »

Afar Sano Go'doomin Ah Oo Buuxsantay Magaalada Buula Barde Kadib Qabsashadii AMISOM [Warbixin].

0 Wednesday March 14, 2018 - 11:25:36
Shalay oo kale 13,March, 2014 ayay ciidamada Jabuuti oo ay kaabayaan kuwa Itoobiya waxay si nabad gelya ah kula wareegeen degmada Buula Barde ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Dowladda Imaaraatka Carabta Oo Weerar Dhanka Warfaafinta Ah Ku Qaaday Farmaajo [Warbixin].

0 Saturday March 10, 2018 - 11:17:45
Waxaa sii xoogeystay khilaafka udhaxeeya dowladda Imaaraatka Carabta iyo maamulka Farmaajo ee kajira magaalada Muqdisho.

Read More »

Senator Mareykan ah " Dhul ma heysan karno laakin wax waan qalqalin karnaa"

0 Sunday March 04, 2018 - 11:36:12
Senator Mareykan ah oo dhawaan socdaal aan la shaacin ku yimid dalka Soomaaliya isla markaana la kulmay madaxda DF-ka iyo saraakiisha reer galbeedka ayaa runta ka sheegay xaaladda dagaalka Soomaaliya.

Read More »

80 Askari oo Ay Kamid Yihiin Tababarayaal Ajaanib Ah Oo Ku Dhintay Weerarkii Ka Dhacay Saldhig kuyaal Degmada Afgooye [Warbixin].

0 Friday March 02, 2018 - 17:15:07
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar aad u xooggan oo maanta barqadii lala beegsaday saldhig melleteri oo kuyaal gudaha degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Maqaal: Maxaan Ku Doortay Al Shabaab? Q.1aad

0 Monday February 26, 2018 - 21:10:28
Inkastoo aanan ka tirsaneyn Qeybaha kala duwan ee uu ka koobanyahay dhaqdhaqaaqa Al-Shabab hadana waxaan jeclaystay in aan qoro maqaalkaan aan rajeynayo intii Allah igaransiiyo inan wax badan idinkaga iftiimiyo sababti igu qancisay in aan kamid noqdo kumanaanka ladhacsan shaqada iyo hiigsiga quruxda…

Read More »

Saameynta Weeraradii Madaxtooyada Iyo Nabad Sugidda (Warbixin).

0 Sunday February 25, 2018 - 19:28:23
Uma baahna in sheeko dheer laga bixiyo weeraradii waaweynaa ee gabbal dhicii Jimcahii lasoo dhaafay 23,Febaraayo 2018 ay Xarakada Al-Shabaab ku qaadday xarunta Madaxtooyada iyo tan Nabad sugidda. Balse waxaan jeclahay inaan milicsado saameynta ay reebeen iyo macnaha ay sameeyeen dhacdooyinkaas.

Read More »

Akhri: Magacyada Saraakiil Ciidan iyo Xildhibaan Hore Oo Lagu Dilay Weeraradii Madaxtooyada& Hoteel Doorbin.

0 Saturday February 24, 2018 - 15:37:24
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro mantaano ah oo xalay ka dhacay xarumaha ugu muhiimsan ee dowladda Federaalka ku leedahay magaalada Muqdisho.

Read More »

Codad+ Sawirro: Hay'adda Al-ixsaan Oo Howllo Indho Fiiqis Lacag la'aan Ah Ka Fulisay Degmada Jilib.

0 Friday February 23, 2018 - 10:50:40
Hay'adda Gargaarka Al Ixsaan ayaa howllo caafimaad lacag ka'aan ah ka fulisay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.

Read More »

https://twitter.com/africa_waleed