Wararka Caalamka

15 Askari Russian Ah Oo Ku Dhintay Suuriya Kadib Markii lasoo Riday Diyaaraddii ay la socdeen.

0 Tuesday September 18, 2018 - 13:44:08
Ugu yaraan 15 askar iyo saraakiil Ruushiyaan ah ayaa ku dhintay burbur diyaaradeed oo ka dhacay wadanka Suuriya.

Read More »

Turkiga iyo Ruushka Oo heshiis ka gaaray arrinta gobolka Idlib

0 Tuesday September 18, 2018 - 10:32:04
Kulan dhexmaray madaxweynayaasha Turkiga Rajab Dhayib Ordogan iyo dhigiisa dalka Ruushka Faladamir Butin ayaa waxaa kasoo baxay qodobo dhowr ah oo ku aadan arimaha gobolka Idlib.

Read More »

Sawirro: Boqorka Sacuudiga Oo Billado Dahab Ah Qoorta Ugeliyay Madaxda Itoobiya iyo Ereteria.

0 Sunday September 16, 2018 - 20:04:20
Magaalada Jiddah ee ku teedsan xeebta Badda Cas ee wadanka Sacuudiga waxaa ka dhacday munaasabad ballaaran oo ay soo agaasimeen Hoggaamiyaasha maamulka Aal Sacuud waxaana munaasabadda qaban qaabadeeda ku baxay lacago Malaayiin Dollar ah.

Read More »

Baarlamaanka Ciraaq Oo Afhayeen Cusub Doortay.

0 Sunday September 16, 2018 - 11:39:15
Kadib khilaaf soo jiitamayay labadii bilood ee lasoo dhaafay ayay ugu dambeyn xildhibaannada baarlamaanka dowladda shiicada Ciraaq waxay doorteen guddoomiye cusub.

Read More »

Dowladda Sacuudiga Oo Dalkeeda Ku Martiqaadday Madaxda Itoobiy iyo Ereteriya.

0 Saturday September 15, 2018 - 12:44:21
Dowladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in ay diyaarisay munaasabad lagusoo gaba gabeynayo khilaafkii soo jireenka ahaa ee u dhaxeeyay dowladaha Itoobiya iyo Ereteriya.

Read More »

35 Qof Oo Ku Dhintay Wadanka Nigeria Kadib Markii Ay Qaraxday Booyad Shidaal.

0 Tuesday September 11, 2018 - 20:42:48
Ugu yaraan 35 qof oo udhashay dalka Nigeria ayaa geeriyooday inka badan boqolaal kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo kadib markii booyad Shidaal ay ku qaraxday goob shidaalka lagu iibiyo oo kutaalla magaalada Nasarawa oo dhacda woqooyiga dalka Nigeria.

Read More »

70 Katirsan Dagaalyahannada Xuutihiyiinta Oo Lagu Dagaal Ka Dhacay Dalka Yemen.

0 Sunday September 09, 2018 - 20:40:55
Dagaallo culus ayaa la sheegay in ay dib uga qarxeen mid kamida magaalooyinka ugu muhiimsan ee lagu loolamayo wadanka Yemen.

Read More »

Masaajidda Muslimiinta Tajakistan Oo Lagu Amray in Ay Uruuriyaan Lacag Lagu Dhisayo Sanam.

0 Sunday September 09, 2018 - 20:23:57
Xukuumadda dabadhilifka wadanka Takajistan ayaa bilaawday olole ay dhaqanka uga fasahaadinayso muslimiinta wadankaasi ku dhaqan ee caanka ku ah diin jaceylka.

Read More »

Dowladda Itoobiya Oo Xaqiijisay in isagu uu isdilay injineerkii Dhismaha Biya Xireenka Al Nahda.

0 Saturday September 08, 2018 - 10:36:07
Kadib Baaritaanno muddo bil ah qaatay ayay ugu dambeyn dowlada Itoobiya ku dhawaaqday natiijada kasoo baxday baaritaannadaas shakiga badan dhaliyay.

Read More »

Duuliye Mareykan Ah Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Wadanka Sacuudiga.

0 Saturday September 08, 2018 - 10:06:04
Wararka ka imaanaya wadanka Sacuudiga ayaa sheegaya in diyaarad dagaal oo Mareykanku leeyahay ay kusoo dhacday meel ku dhow magaalada caasimadda ah ee Riyaadh.

Read More »

Maamulka Yahuudda Oo Sheegay in Dad Muslimiin Ah Uu Ku Xasuuqay Suuriya.

0 Wednesday September 05, 2018 - 19:54:09
Maamulka Yuhuuda ayaa markii ugu horreeyey ka dhawaajiyey in 200 oo weerar oo dhanka cirka ah ay ka fuliyeen gudaha wadanka Suuriya labadii sano ee lasoo dhaafay.

Read More »

Xeer Ilaalinta Dowladda Sacuudiga Oo soo jeedisay in la dilo Sheekh Salmaan Al-cowda

0 Wednesday September 05, 2018 - 09:48:40
Wararka ka imaanaya dhulka Xarameynka ee maamulka Aala-Sucuud uu ka arrimiyo waxay sheegayaan iney billaabatay in si qarsoodi ah maxkamado loo soo taago culimada ugu caansan ee dhawaanahan lagu xiray xabsiyada maamulkaas.

Read More »

Taliban Oo Iclaamisay Geerida Sheekh Jalaaludiin Xaqaani.

0 Tuesday September 04, 2018 - 12:27:40
Bayaan kasoo baxay Imaarada islaamiga ee Afqhanistan laguna faafiyay baraha internetka ayaa lagu iclaamiyay geerida mid kamid ah hoggaamiyaasha rug cadaaga ee jihaadka ka socda caalamka islaamka.

Read More »

Dagaallo 50 Qof Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Caasimadda Wadanka Liibiya.

0 Tuesday September 04, 2018 - 11:37:32
Dagaallo lagu hoobtay ayaa wali kasii socda wadanka Liibiya ee dhaca Manidqadda Maqribul islaami ee waqooyiga qaaradda afrika.

Read More »

Cudurka Daacuunka Oo Dad Ku Laayay Koonfurta Dalka Ciraaq.

0 Tuesday September 04, 2018 - 11:34:30
Wadanka Ciraaq waxaa markale dib uga bilaawday kacdoonnada ay dhigayaan dadka shiicada ah ee xoogga ku heysta talada wadanka waxaana barbar socda xiisado siyaasadeed oo u dhaxeeya siyaasiyiin iiraan iyo mareykanka gacan saarka laleh.

Read More »

Taliban Oo Diyaarad Dagaal Kusoo Ridday Waqooyiga Afghanistan.

0 Sunday September 02, 2018 - 18:07:55
Wararka ka imaanayo wadanka afghanistan ayaa sheegaya in diyaarad Helicopter ah oo isbaheysiga NATO ay lahaayeen ay ku burburtay qeybo kamid ah wilaayada Balakh ee dhacda woqooyiga dalka Afghanistaan, halkaasna ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen askar isugu jirtay American iyo kuwa dowladda

Read More »

Madaxweynihii Jamhuuriyadda Donetsk Oo Qarax Lagu Dilay.

0 Sunday September 02, 2018 - 07:23:25
Wadanka Ukraine Warar la helayo ayaa sheegaya in Hogaamiye sare oo ahaa mucaarad gacan saar laleh dowlada Ruushka, sameystayna Jamhuuriyad isaga u gaar ah oo ka go'day dalka Ukraine lagu dilay bartamaha magaalada Donetsk, kadib markii qarax miino lagula eegtay goob maqaayad ah oo uu ka cunteynayey.

Read More »

Kun Askari iyo Qoryahooda Oo isku dhiibay Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan.

0 Thursday August 30, 2018 - 13:08:08
Dhacdo la yaab leh ayaa laga soo sheegayaa dalka Afqaanistaan oo 17 sano oo xiriir ah uu ka socdo dagaal jihaad ah oo lagula jiro dowladda Maraykanka iyo xulafadeeda oo dalkaas duulaan ku qaaday.

Read More »

Dowladda Ingiriiska Oo Joojisay Xayeysiis loo Sameeyay Dhaxal Sugaha Sacuudiga.

0 Wednesday August 29, 2018 - 20:09:55
Hay'adda Baahinta dowladda Ingiriiska ee Telefeshinnada iyo idaacadaha ayaa xaqiijisay in ay joojisay xayaysiis loo sameynayay dhaxal sugaha Sacuudiga.

Read More »

Rasaas Lagu Furay Dhismaha Safaaradda Mareykanka Ee Wadanka Turkiga,

0 Monday August 20, 2018 - 09:52:06
Rag hubeysan ayaa rasaas huwiyay dhismaha safaaradda mareykanka ee magaalada Ankara caasimadda wadanka Turkiga.

Read More »

Koofi Anaan Xoghayihii Hore ee Q.Midoobe Oo Dhintay.

0 Saturday August 18, 2018 - 13:21:14
Saraakiisha caafimaadka wadanka Swezerland ayaa xaqiijiyay in uu geeriyooday Koofi Anaan oo horay usoo noqday Xoghayaha guud ee waxa loogu yeero Q.Midoobe.

Read More »

Trump Oo Cunaqabateyn Hor leh Ugu Hanjabay Dowladda Turkiga.

0 Saturday August 18, 2018 - 13:12:28
Waxaa cirka iskusii shareeraya khilaafka u dhaxeeya dowladda Mareykanka iyo xukuumadda dabadhilifka Turkiga kadib markii erayo kulul ay hawada isku mareen madaxda labadaasi dowladood.

Read More »

Fadeexad Cusub: Baadariyaal Katirsan Kaniisadaha Mareykanka Oo Fara Xumeyn Ugeystay Boqolaal Carruur Ah.

0 Wednesday August 15, 2018 - 20:52:34
Fadeexad hor leh ayaa kusoo baxday hoggaamiyaasha ugu sarreysa Kaniisadaha Nasaarada wadanka Mareykanka kadib markii ay geysteen Kufsi wadareed ka dhan ah carruur.

Read More »

Dowladda Qadar Oo Sheegtay in 15 Bilyan Ay Ku Maalgelinayso Dhaqaalaha Turkiga.

0 Wednesday August 15, 2018 - 20:25:57
Qadar oo kamid ah dowladaha gacanka carbeed ee hodonka ku ah shidaalka ayaa ku dhawaaqday in ay ka qeyb qaadanayso mashruuc dowladda Turkiga looga badbaadinayo burburka dhaqaale oo ay wajaheyso.

Read More »

Ciidamada Taliban Oo Cagta Mariyay Saldhig Melleteri iyo Magaalo istiraatiiji ah Oo Afghanistan Katirsan.

0 Wednesday August 15, 2018 - 12:30:43
Isbedello dhanka melleteriga ah oo aad uballaaran ayaa lagasoo sheegayaa qeybo badan oo katirsan gobollada wadanka Afghanistan oo sanaddii 17-aad oo xiriir ah ay dagaallo ka socdaan.

Read More »

Sawirro: 35 Qof Talyaani Ah Oo Ku Dhintay Burburka Buundada Magaalada Genoa.

0 Tuesday August 14, 2018 - 20:14:03
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay Burburkii ku yimid Buundada weyn ee magaalada Genoa ee wadanka Talyaaniga.

Read More »

Madaxweynaha Tuunis "Ragga iyo Dumarka Waa isku Mid dhaxalkana Waa Usimanyihiin".

0 Tuesday August 14, 2018 - 12:05:45
Madaxweynaha xukuumadda dabadhilifka Tuunis ayaa ku dhawaaqay in dowladdiisu ay aqoonsatay sharci ku sheeg dhigaya in ragga iyo dumarka ay dhan walba ka simanyihiin.

Read More »

Mareykanka Oo Xaqiijiyay in Askari looga Dilay Wadanka Afghanistan.

0 Tuesday August 14, 2018 - 11:43:25
War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa lagu xaqiijiyay mid kamida ciidamadooda sida gaarka ah utababar lagu dilay weerar ka dhacay wadanka Afghanistan.

Read More »

Sacuudiga Oo Ku Dhawaaqay in Ay Bilatay Bisha Carafo iyo Dowlado Dib udhigay.

0 Sunday August 12, 2018 - 07:23:16
Dowladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in ay bilatay bisha Dilxijjaah oo Soomaalidu u taqaan Bisha Arafo.

Read More »

Lubnaan Oo Ciraaq Ku Wareejisay Lacag Uu lahaa Madaxweyne Sadaam Xuseen.

0 Thursday August 09, 2018 - 11:08:04
Xukuumadda dabadhilifka Wadanka Lubnaan ayaa go'aamisay in lacago Malaayiin dollar ah oo uu lahaa madaxweynihii hore ee Ciraaq ay ku wareejiso xukuumadda shiicada ee Fadhigeedu yahay magaalada Baghadaad.

Read More »

Ugu Yaraan 92 qof Oo Ku dhintay Dhul Gariir Ku Dhuftay Jaziirado Kuyaal Indonesia.

0 Monday August 06, 2018 - 07:18:54
Dhul gariir xooggan ayaa ku dhuftay Jaziiradaha Lambork iyo Baali oo katirsan gobolka NUUSATINGAARA ee dhaca galbeedka wadanka Indonesia

Read More »

Dowladda Sacuudiga Oo Xirtay Sheekh C/Caziiz Alfowzaan.

0 Wednesday August 01, 2018 - 13:39:43
Dowladda Sacuudiga ayaa markale xabsiyada u dhaadhiciyay tobaneeyo kamid ah culimaa'udiinka siyaasadeeda mucaaradsan iyo saxafiyiin ay ku sheegtay dambiilayaal.

Read More »

Xuuthiyiinta Oo Duqeeyay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga Abu Dhabi.

0 Friday July 27, 2018 - 08:17:48
Maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ayaa markii ugu horraysay dagaalka u raray meel ka baxsan wadamada Yemen iyo Sacuudiga oo ay caan ku ahaayeen in ay weeraro ka geystaan.

Read More »

Diyaaradaha Dagaalka Yahuudda Oo Shacab Ah Ku Duqeeyay Magaalada Ghaza.

0 Thursday July 26, 2018 - 15:06:13
Ugu yaraan saddex ruux oo Filastiiniyiin ah ayaa lagu dilay duqeymo horleh oo diyaaradaha dagaalka ee Yahuudda ay saacadihii la soo dhaafay ka geysteen bariga magaalada Gaza sida ay xaqiijiyeen saraakiisha caafimaadka ee Filistiiniyiinta.

Read More »

Weerar khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Kabul.

0 Thursday July 26, 2018 - 11:53:36
Saaka waabarigii ayaa weerar Istish-haadi ah oo khasaare geystay wuxuu ka dhacay magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan kaas oo lagu beegsaday xarun sirdoon oo aad loo ilaaliyo.

Read More »