Wareysiyo iyo Warbixinno

Dhageyso: Barnaamij Xasaasi ah oo ka hadlaya Halgankii Daraawiishta Ee Sayid Max'med Cabdulle Xasan [Xalqada 3aad].

0 Wednesday May 08, 2019 - 11:49:33
Waa qeybta 3aad ee Barnaamijka xiisaha badan ee Halgankii Daraawiishta Sayid Maxamed Cabdulle Xasan., Waxaa Barnaamijka diyaariyay Wariye Cabdi Fataax Maxamed Qaasim Filibiin wuxuuna habeen walba ka baxaa Idaacadda Alfurqaan.

Read More »

Dowladda Itoobiya Oo dhisatay Ciidamadii ay ku qabsan laheyd Xeebaha dalka Soomaaliya [Wareysi].

0 Wednesday May 08, 2019 - 08:46:46
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay dhisatay ciidamada Badda Ujeedkuna uu yahay in ay qabsadaan dekado kuyaal geeska qaaradda Afrika oo Soomaaliya kamid tahay.

Read More »

Dhageyso: Mas'uul Katirsan Wasaaradda G/dhigga Oo Ku Jees Jeesay Ciidamada Mushaar la'aanta ugadooday.

0 Thursday March 21, 2019 - 13:50:22
Kumanaan katirsan maleeshiyaadka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay gadood ka sameeyay inta badan degmooyinka iyo deegaannada gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Amnesty International "Mareykanka Dembiyo dagaal ayuu geystay Soomaaliya [Dhageyso].

0 Thursday March 21, 2019 - 09:49:35
Dowladda Mareykanka ayaa sare uqaadday duqeymaha ay ku beegsanayso muslimiinta oo ay ka geysanayo dalka soomaaliya, warbixinno ay soo saareen hay'ado iyo Ururro reergalbeedka ayaa wajiga ka fayda dhagaraha gurrucan ee mareykanku ku hayo muslimiinta geeska Afrika.

Read More »

Warbixin Muhiim ah: XOGTA iyo Kaalinta ay ku leedahay dagaalka dalka Ka socda W/Q Hilaal Colaad.

0 Sunday March 17, 2019 - 13:38:26
Sida caadiga ah dadku way ku kala duwanyihiin fekerka iyo araa'da, Waxaana sabab looga dhigi karaa xogta ay helaan taasi oo go'aamineysa fahamkooda ku aaddan shey cayiman.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Cali Dheere Oo Si Kulul Uga Hadlay Xasuuqa Muslimiinta Loogu Geystay Dalka New Zealand.

0 Sunday March 17, 2019 - 06:38:26
Sheekh Cali Maxamuud Raage, Sheekh Cali dheere Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo kalimad jeediyay ayaa ka tacsiyeeyay weerarkii wuxuushnimada ee maalintii Jimcaha ka dhacay wadanka New Zealand, kaas oo lagu dilay tobanaan ruux oo Muslimiin ah.

Read More »

Warbixin: Ninkii Muslimiinta ku laayay Wadanka New Zealand oo Sheegay Sababta uu dadka u gummaaday.

0 Saturday March 16, 2019 - 11:14:49
Weerarkii lagu dilay 49-ka qof muslimiinta ah ee wadanka New Zealand ayaa jawaab celinno kala duwan laga bixiyay

Read More »

Sawirro+ Video: Dhimashada Weerarada Masaajidda Muslimiinta New Zealand oo gaartay 49.

0 Friday March 15, 2019 - 19:30:37
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xasuuq aan kala sooc laheyn oo gaalo xagjir ah u geysteen dad muslimiin ah xilli ay ku cibaadeysanayay masjid kuyaal wadanka New Zealand.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab oo si qota dheer uga hadlay Qorshaha Cusub ee AMISOM ku dhawaaqday.

0 Saturday February 16, 2019 - 22:36:32
Sheekh Cabdi Cabdi Caziiz Abuu Muscab oo ah Afhayeenka ciidanka Xarakada Al Shabaab ayaa ka hadlay qorshaha isbedelka ee uu ku dhawaaqay taliska ciidanka AMISOM Soomaaliya.

Read More »

Hoggaanka AMISOM Oo Sheegay in ay bedeleen Qorshihii Dagaalka Soomaaliya qaab cusubna ay ku wajahayaan Al Shabaab [Warbixin].

0 Thursday February 14, 2019 - 21:23:45
Taliska ciidamada Midowga Afrika ee duullaanka gardarrada ah ku jooga dalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay isbedel weyn oo lagu sameyeay qorshaha ciidamadooda ka dagaallammaya dalka.

Read More »

Daawo Video: 30 Askari Itoobiyaan ah oo Ku dhintay Qaraxyo lagula Beegsaday Gobolka Baay.

0 Sunday February 10, 2019 - 21:06:35
Filim cusub oo ay soo saartay mu'asasada Alkata'ib ayaa muujinaya halaagga ciidamada shisheeye ku heysta dalka Soomaaliya oo ay duullaan ku joogaan wax kabadan 11 sanadood.

Read More »

Sheekh Cali Dheere Oo shisheeyaha Boobka ku haya Kheyraadka Soomaaliya ku yiri "Waad Ku Dhimanaysaan Ee Ku Naaxi Maysaan" [Dhageyso].

0 Monday February 04, 2019 - 19:27:06
Hoggaanka Xarakada Shababaabul Mujaahidiin ayaa war kasoo saaray weerar aad u qorshaysnaa oo saaka ka dhacay magaalada Boosaaso laguna dilay Paul anthony Fermosa oo ahaa maamulihii shirkadda DP World ee dowladda Imaaraatka carabta ay leedahay.

Read More »

Baro Qaab Fudud oo adigoo Gurigaaga Joogo aad lacag Xalaal ah Ku sameyn kartid, Waa Maxaay Adeegga Forex? [Warbixin+Video].

0 Tuesday January 22, 2019 - 12:09:34
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdishu kusoo kordhay ganacsi cusub oo lagu magacaabo FOREX Trade afka Soomaaliga ahna lagu yiraahdo Sarrifka lacagaha qalaad ee Internetka,hadaba waxaan akhristayaasheena usoo gudbineynaa sharraxaad kooban oo ku saabsan ganacsiga…

Read More »

Abuu Muscab: Weerarkii Lagu Laayay Xabashida Wuxuu Jawaab u ahaa Heshiisyada Gurracan ee La dooanyo in Xabashida lagu siiyo Dekadaha.

0 Saturday January 19, 2019 - 11:17:12
Sheekh Cabdil-Caziiz Abuu Musacab, Afhayeenka howlgallada ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo shir jaraa'id qabtay ayaa faafaahin ka bixiyay weerarkii maalintii shalay ciidamada Itoobiya ku qabsaday inta u dhexeysa Baydhabo iyo Buur-hakaba oo katirsan wilaayada islaamiga ee Baay iyo Bakool.

Read More »

Maxa tahay Cilaaqada ka dhaxaysa Weerarkii Nairobi iyo go'aankii Trump ee Magaalada Qudus [Dhageyso Warbixin].

0 Thursday January 17, 2019 - 20:32:08
Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee maali ka hor ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayay Xarakada Al Shabaab sheegtay in uu Jawaab celin u ahaa go'aankii uu Donald Trump ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimadda Yahuudda.

Read More »

Sheekh Cali Dheere: Weerarkii Nairobi wuxuu Jawaab u ahaa Tallaabadii uu Trump Magaalada Qudus ugu aqoonsaday Caasimadda Yahuudda [Dhageyso]

0 Wednesday January 16, 2019 - 21:50:52
Sheekh Cali Dheere oo ah Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa qabtay shir Jaraa'id oo uga hadlay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay magaalada Nairobi.

Read More »

Al-Maqdasi Oo Soo Saaray Fatwo Ka Dhan Ah Kooxda Isugu yeertay 'Dowladda Islaamiga' [WARBIXIN]

0 Sunday January 13, 2019 - 10:36:27
Mid kamid ah culimada Islaamka ee ugu caansan casrigan ayaa si adag kaga hadlay dagaalka ay kooxda iskugu yeertay dowlada Islaamiga ah ku hayso jamaacaatka jihaadiga ah ee halganka kula jira cadawga Islaamka.

Read More »

Awoodda Mareykanka Ee Qaaradda Afrika oo sii liicaysa iyo Shiinaha oo qarka usaaran in uu qaaradda la wareego [Warbixin].

0 Saturday January 12, 2019 - 10:40:04
Shabakada Bloomberg ee kasoo baxa dalka Mareykanka ayaa qoray warbixin uu cinwaan uga dhigay "America oo ku khasaartay Qaarada Afrika iyo Shiinaha oo kusii caga fidsanaya Qaaradan oo loo yaqaan Qaaratu Samraa", taas oo istiraatijiyad ciidan iyo mid dhaqaaleba ku fadhisa.

Read More »

Baadari Kenyaan ah Oo Si Qarsoodi ah Gaaleysiin uga wada magaalada Muqdisho [Warbixin].

0 Wednesday January 09, 2019 - 22:00:07
Wargeys lagu magacaabo (Baptist Standard) ayaa daabacay warbixin uu kaga hadlaya dad Christian ah oo si dhuumaleysi ah kaaniisado uga sameystay magaalada Muqdishu.

Read More »

Dhageyso: Beelaha Magaalada Bu'aale Oo Ka Jawaabay Duullaanka Axmed Madoobe Iclaamiyay.

0 Sunday January 06, 2019 - 12:48:38
Qaar kamid ah qabaa'ilka reer Bu'aale ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal maalmahan kasoo baxayay hoggaamiyaha maamulka Jubbaland, Axmad Madiibe hadalkaas oo ahaa in uu qabsanayo magaalada Bu'aale oo caasimad u ah gobolka Jubbada Dhexe.

Read More »

Taliban oo soo Bandhigtay Tirada Howlgalladii ay Afghanistan ka fulisay sanaddii 2018 [Warbixin].

0 Thursday January 03, 2019 - 22:25:38
Dagaalka jihaadka ah ee ka socda wadanka Afghanistan ayaa guulo waaweyn soo hooyay kadib markii ay mujaahidiintu qaadeen weeraro aad loogu xanuujiyay cadowga kuwaas oo saameyn ku yeeshay soo duulayaasha NATO ee isugu jira Americanka iyo kuwa reer Yurub ee dhammaantood xulufo saliibiyiinta ah.

Read More »

Sh.Abuu Muscab "Weerarkii Xalane Wuxuu Dirayaa Farriin Ah in aysan Gaaladu Ku Nabad Galayn Meel Walba" [Wareysi]

0 Thursday January 03, 2019 - 12:18:35
Afhayeenka ciidamada Xarakada Al-Shabaab oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa faahfaahin ka bixiyay weerarkii duqeynta ahaa ee ay ku qaadeen Xerada Xalane iyo dhacdooyin kale.

Read More »

Shacabka Soomaaliyeed Oo si Heer sare ah usoo dhoweeyay Go'aankii Ay Al Shabaab ka Qaadatay Kooxda Daacish [Dhageyso].

0 Sunday December 23, 2018 - 12:10:07
Bulshada Soomaaliyeed ayaa si aan horay loo arag usoo dhoweysay go'aankii ay maalmo ka hor xarakada Al Shabaab ka qaadatay Kooxda Daacish.

Read More »

Dhageyso+Akhriso: Al-Shabaab Oo Ka Hadashay Dhibaatooyinka Ay Daacish Ku Soo Kordhisay Halganka ka socda Soomaaliya Go'aanna Kasoo Saartay.

0 Thursday December 20, 2018 - 20:42:33
Bayaan ka soo baxay hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa looga hadlay dhibaatooyinka kooxda Daacish ay ku soo kordhisay Jihaadka Soomaaliya iyo gaboodfalada ay kula kacday dadka Muslimiinta ee Soomaaliyeed.

Read More »

Abuu Cubeyda Oo Saxiixay Howlgalkii Lagu Dilay Cabdi Wali Cilmi Ninkii Nabinimada Sheegtay iyo magaca Katiibada Fulisay.

0 Monday December 10, 2018 - 19:19:13
Markii ugu horraysay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa bixisay xog dheeri ah oo ku saabsan qaabkii loo agaasimay weerarkii bishii lasoo dhaafay lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Read More »

Dhageyso: Dardaaranka Halyeeyadii Fuliyay Howlgalkii Gaalkacyo Ee lagu Dilay Ninkii Nabinimada Sheegtay.

0 Sunday December 09, 2018 - 21:27:45
Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa caawa baahisay barnaamij gaar ah oo looga hadlayo howlgalkii loogu aarguday Rasuulka Allaah ee ka dhacay magaalada Gaalkacayo iyo kalimaatka geesiyaashii fuliyey weerarkaasi.

Read More »

Dhageyso: Abwaan Cumar Budul Oo Gabay Cajiib Ah Ka tiriyay Weerarkii Lagu Dilkii Ninkii Nabinimada sheegtay.

0 Wednesday December 05, 2018 - 20:53:51
Waxaa isisoo taraya Jawaab celinnada ay qeybaha kala duwan ee bulsha Soomaaliyeed ka bixinayso weerarkii lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay.

Read More »

Dhageyso: Soomaalida oo si aan horay loo arag usoo dhoweysay Weerarkii lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay

0 Wednesday November 28, 2018 - 09:45:48
Weerarkii aad u qorsheysnaa ee maalin ka hor ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay islamarkaana Aflagaadeeyay Nabiga SCW ayaa bogaadin iyo hambalyo kala kulmay shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Maxaa Jabuuti udiiday in ay kamid Noqoto isbaheysiga Sedaxda Dowladood? Maxaase Kajira iyo Soomaaliya lagu darayo Itoobiya [Warbixin].

0 Thursday November 15, 2018 - 13:36:07
Waxaa si xowlli ah ku socda xusulduubka lagu doonayo in lagu baabi'iyo dalka Soomaaliya laguna biiriyo dowladaha Eritrea iyo Itoobiya.

Read More »

Dhageyso: Wareysi uu bixiyay Istish-haadiga 2-aad ee ka Qeyb qaatay Weerarkii Hotel Saxafi.

0 Thursday November 15, 2018 - 10:39:58
Mukhtaar Maxamed Ibraahim oo loo yaqaano "Saalix Salagle" waa Mujaahid ka mid ahaa raggii fuliyey weerarkii lagu qaaday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Video: Faysal Cali Waraabe Oo Farmaajo Ku Eedeey in uu 'Somaliland' Ka Xigsaday Dowladda Itoobiya.

0 Tuesday November 13, 2018 - 12:30:37
Tan iyo Markii uu Max'med Cabdullaahi Farmaajo uu majaraha uqabtay hoggaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu maamul goboleedyada ugasii dhowaanayay dowladda Itoobiya oo ah dhistay maamullada ku dhisan hanaanka qeybi oo xukun.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Yuusuf Kaba Kutukade Oo Wareysi Xasaasi Ah Bixiyay Arrimo Muhiim ahna ka hadlay.

0 Monday November 12, 2018 - 13:11:39
Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba Ku Dukade oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Shabeelaha Dhexe ayaa waresiga ay la yeelatay idaacadda Al-furqaan qeybtiisa labaad uga warramay qodobo muhim ah.

Read More »

Dhageyso: Aqoonyahan Si Cilmiyeysan Uga Hadlay Warkii Itoobiya Ee Ahaa Iney Saldhig Ka Sameysanayaan Badaha Soomaaliya.

0 Sunday November 11, 2018 - 12:04:44
Maxamad Sheekh oo ah aqoonyahan ku dhaqan qurbaha islamarkaana u waramay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadlay istaraatiijiyadda Itoobiya ee ku wajahan Soomaaliya iyo waxa xilligan kusoo beegay in ay ku dhawaaqdo taliyaha ciidanka Badda, sheegtana iney saldhig…

Read More »

Video: Cabdi Raxmaan Sudeys Oo Minbarka Kacbada Si Yaab leh Uga Ammaanay Max'med Bin Salmaan iyo Jawaab Kulul oo lasiiyay.

0 Monday November 05, 2018 - 13:29:54
Dood kulul ayaa ka taagan khudbadaha lasiyaasadeeyay ee Imaamka Xaramka Cabdi Raxmaan Alsudeys uu maalmihii lasoo dhaafay ka jeedinayay Masjidka barakeysan.

Read More »

Daawo Video: Xildhibaan Hore Cabdi Barre Oo Sheegay in Dowladda Federaalka Ay Dibadda U iibgenayso Xayawaanka Bisadda.

0 Monday November 05, 2018 - 13:26:54
Xilli magaalada Muqdisho laga dareemayo iney aad ugu sii yaraanayaan bisadaha dhanka kalana uu kusoo badanayo Dooliga (Jiirka) ayaa waxaa sababta dhabta ah ka hadlay xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka Federalka ah.

Read More »