Keydka Sawirada

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Qarax Lagu Dhaawacay Xildhibaan Booroow.

0 Sunday September 16, 2018 - 11:48:17
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xooggan oo xalay fiidkii ka dhacay meel ku dhow xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Sawirro: Meydadkii iyo Hubkii Ay Ciidamada Huwanta ah Uga Carareen Deegaanka Mubaarak Ee Sh/Hoose.

0 Friday September 14, 2018 - 19:32:25
Fagaare kuyaal deegaanka Mubaarak ee gobolka Sh/Hoose waxaa lagusoo Bandhigay meydadka ciidamo katirsan kuwa Mareykanku Tababaray ee Bangaraafta loo yaqaan kuwaas oo lagu dilay weerar 12-kii bishaan ka dhacay isla deegaanka.

Read More »

Sawirro+Warbixin: Saraakiil iyo Mas'uuliyiin Katirsan Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ku Dhintay Qaraxii Degmada Hodon.

0 Monday September 10, 2018 - 19:59:39
Warar faah faahsan ayaa kasoo baxaya qaraxii aadka u xooganaa ee maanta ka dhacay degmada Hodon ee bartamaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Sawirro+Codad: Beesha Bartire oo Ugaas Dooratay.

0 Thursday September 06, 2018 - 16:35:54
Beesha Bartire oo kamid ah qabaa'ilka Soomaaliyeed ayaa Ugaas cusub ku dooratay wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka.

Read More »

Sawirro: Al Shabaab Oo 20 Askari Kenyaan Ah Ku Dishay Weerar Ka Dhacay Gobolka Lamu.

0 Wednesday August 29, 2018 - 20:29:11
Ciidamo Kenyaan ah ayaa lagu laayay weerar hubeysan oo markale ka dhacay gobolka Xeebta ku teedsan ee Lamu.

Read More »

Sawirro: Cabdi ileey Oo Kasoo Muuqday Xabsiga Magaalada Addis Ababa.

0 Monday August 27, 2018 - 19:24:49
Telefeshinka Rasmiga ah ee dowladda Itoobiya ayaa faafiyay muuqaalka Cabdi ileey oo ah hoggaamiyihii hore ee maamulka isku magacaabay Dowlad deegaanka Soomaalida.

Read More »

Sawirro: Mahrajaan Xiisa Badan Oo Ka Dhacay Magaalada Kuunyo Barroow.

0 Saturday August 25, 2018 - 21:07:34
Shalay gelinkii dambe waxaa gobolka Sh/hoose lagusoo gaba gabeeyay fantayadii loogu dabaal degayay munaasabadda Maalmaha Ciiddul Adxaa.

Read More »

Sidee Al-Shabaab Ku Xasuuqday ciidamadii ku sugnaa xerada Bariire, kuna qabsaday dhamaan agabkooda (Muuqaal+Sawirro)

0 Friday August 24, 2018 - 20:28:09
Mu'asasada Alkataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa galabta baahisay muuqaal cajiib ah oo ay ku soo bandhigeyso dagaalkii bishii September ee sanadkii hore ka dhacay Bariire ee lagu xasuuqay maleeshiyaatka uu Mareykanku soo tababaray ee loo yaqaano DANAB.

Read More »

Sawirro: Mahrajaan Cajiib Ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Jilib, Ciidamada Al Shabaab Oo Shacabka ladabaal degay.

0 Friday August 24, 2018 - 20:27:09
Dhammaan wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya waxaa lagusoo gaba gabeeyay munaasabado loogu dabaal degayay Ciiddul Adxaa.

Read More »

Daawo Video: Alkata'ib Oo Filim Cusub Kusoo Bandhigtay Dagaalkii Bariire.

0 Thursday August 23, 2018 - 17:10:56
Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa Filim cusub kasoo saartay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee sanadkii hore ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Sawirro: Cayaaro Cajiib ah oo loogu Dabaaldagayo Ciidul-Adxa oo lagu qabtay Magaalada Saakoow.

0 Thursday August 23, 2018 - 13:16:21
Wilaayaadka Islaamiga ah Waxaa Ka Dhacay Fantasyaha Munaasabada Ciidul-Adxa,

Read More »

Daawo Sawirrada: Fantasyo loogu Dabaal degayay Munaasabadda Ciidda Oo Ka Dhacay Magaalada Ceelbuur.

0 Wednesday August 22, 2018 - 18:50:08
Wilaayaatka islaamiga ah waxaa wali ka socda Fantasyaha munaasabadda Ciiddul Adxaa oo shacabku kusoo bandhigayaan damaashaad iyo farxad.

Read More »

Sawirro: Ciidamada Al Shabaab Oo Dhoollatus Melleteri Kusoo Bandhigay Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

0 Visits: 4349 | Wednesday August 22, 2018 - 11:03:13
inta badan wilaayaatka islaamiga Ah ee dhaca Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya waxaa shalay lagusoo bandhigay dhoolatusyo melleteri oo ay sameynayeen ciidamada Al Shabaab.

Read More »

Magaalada Jilib Oo Si Lama Arag Lama Maqal ah Looga Ciiday [Sawirro].

0 Tuesday August 21, 2018 - 22:01:59
Kumanaan dadweyne ah ayaa maanta isugu yimid fagaare weyn oo ku yaalla degmada Jilib ee xarunta wilaayada Jubooyinka, halkaas oo dadweynuhu ku tukadeen salaadda ciidda, laguna soo bandhigay bandhig ciyaareed ballaaran.

Read More »

Sawirro: Barwaaqada iyo Aaranka Ka Jira Beeraha Degmada Ufuroow.

0 Monday August 13, 2018 - 15:53:02
Beeraleyda wilaayada islaamiga ah ee Bay iyo Bakool ayaa sannadkan wax u tacbanaya si ka wanaagsan sannadihii u dambeeyay.

Read More »

Sawirro+Video : Alkataa'ib Oo Filim Kasoo Saartay Weeraro Lagu Laayay Maleeshiyaadka Dowladda Federaalka

0 Wednesday August 01, 2018 - 20:30:19
Mu'asasada Alkataa'ib ayaa soo saartay filim cajiib ah oo lagu soo bandhigayo weeraro iyo howlgalo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhigyada iyo kolonyooyinka maleeshiyaatka Soomaalida ee isaga kala gudbaya saldhigyadooda.

Read More »

Sawirro: Hey'adda Al-Ixsaan oo Xanuuno Ka Daaweeneysa Xoolaha Gobolka Sh/hoose.

0 Tuesday July 24, 2018 - 09:52:21
Jamciyadda kheyriga ah ee Al-Ixsaan ayaa gobolka Sh/hoose, ka wada ol'ole ay ku daaweeneyso xoolaha gaar ahaan Geela oo xanuuno laga sheegayay usbuucyadii lasoo dhaafay.

Read More »

Sawirro: Beeraha Bay iyo Bakool oo Badar Badan Laga Goosanayo Bisha Soo Socota Insha'Allaah.

0 Monday July 23, 2018 - 10:09:52
Wariyaal ka tirsan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa dhawaan socdaal shaqo ku tagay degaano iyo degmooyin ka tirsan wilaayada islaamiga ah ee Bay iyo Bakool.

Read More »

Mu'assasada Al-Xikma iyo Waxyaabaha lagu barto Sawirro Soo Jiidasho Leh

0 Saturday June 30, 2018 - 21:43:06
Magaalada Jilib ee gobalka Jubada-dhexe waxaa ku yaal xarumo waxbarasho oo kala duwan kuwaasoo bulshada ku dhaqan ay aad uga faa'iideystaan.

Read More »

Sawirro+Video: Alkataa'ib Oo Filim Cajiib Kusoo Bandhigtay Howlgallada Ciidamada Al Shabaab Ee Kenya.

0 Visits: 18091 | Monday June 18, 2018 - 22:09:55
Mu'asasada Alkataib' garabka warbaahinteed ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo saartay Filim cusub oo muuqaal guud ka bixinaya dagaallada mujaahidiinta ee ka socda gudaha wadanka Kenya.

Read More »

Sawirro: Diyaaradaha Kenya Oo Duqeymo Khasaara Sababay Ka Geystay Deegaanno Katirsan Gobolka Gedo.

0 Sunday June 17, 2018 - 12:08:33
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee dhaca Koonfur galbeed dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in duqeymo khasaara dhaliyay lala eegtay deegaanno ay dad shacab ah ku sugnaayeen.

Read More »

Sawirro+Warbixin: Farmaajo oo Itoobiya U Saxiixay in Ay la Wareegto Afar Dekedood oo Soomaaliya Ku Yaalla.

0 Saturday June 16, 2018 - 22:15:20
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa dowladda Itoobiya la galay heshiis ay ku qaadanayso afar Dekedood oo ku yaalla bartamaha iyo koofurta Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Al Shabaab 25 Askari Kenyaan Ah Ku Dishay Qarax Ka Dhacay Deegaanka Libooya.

0 Wednesday June 06, 2018 - 14:45:39
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay qarax xooggan oo ka dhacay deegaan ku dhow xad beenaadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.

Read More »

Sawirro+Warbixin: 12 Tuulo oo ay ka mid tahay Faanoole oo gurmad la gaarsiiyay.

0 Monday June 04, 2018 - 21:14:05
Kadib Curashada roobka guga ee sida wanaagsan uga curtday guud ahaan dalka Soomaaliya ayaa wabiga jubba oo ah kan ugu biyo badan uu bilaabay inuu kusoo fataho deegaanada dadka muslimiinta ay dagan yihiin ee wilaayada Jubbooyinka.

Read More »

Tartanka Qur'aanka Dadka Waaweyn Ee Wilaayaadka Islaamiga Ah oo Ka Furmay Sh/hoose [Sawirro].

0 Monday June 04, 2018 - 07:46:51
Gobolka Sh/hoose ayaa waxaa maanta Axad ah, si rasmi ah uga furmay tartan aad u xiiso badan oo u dhaxeeya wilaayaadka islaamiga ah ee ay maamusho Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab

Read More »

Sawirro: Al Shabaab Oo Soo Bandhigtay Meydadka Askartii Lagu laayay Dagaalkii Moqokori.

0 Sunday June 03, 2018 - 15:48:49
Xaalad deganaan ah ayaa kajirta degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan oo jimcihii lasoo dhaafay marti gelisay dagaallo sababay dhimashada 72 qof.

Read More »

Sawirro: Hay'adda Al-ixsaan Oo Ugurmatay Dadka Deegaanka Sanguuni.

0 Friday June 01, 2018 - 17:58:02
Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka iyo hay'adda Kheyriga Al ixsaan ayaa wali sii wada ugurmashada dadka uu dhibaateeyay Fatahaadda wabiga Jubba.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Filim Cusub Kusoo Bandhigtay Howlgallada Dilalka Ah Ee Muqdisho iyo Gobolka Sh/Hoose.

0 Visits: 24430 | Friday June 01, 2018 - 17:56:02
Mu'asasada Alkataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay baahisay filim cajiib ah oo ay ku soo bandhigeyso weerarada dilalka qorsheysan ah iyo qaraxyada ee ciidamadooda gaarka ah ee amniga ay ka wadaan magaalada Muqdisho iyo gobolka Sh/hoose.

Read More »

Sawirro: Gurmad la gaarsiiyay Boqolaal Qoys Oo Ku Saamoobay Fatahaadda Wabiga Jubba Ee Duleedka Kismaayo.

0 Tuesday May 29, 2018 - 11:41:43
Hay'adda Al-ixsaan ee kheyriga ah iyo gudida gurmadka fataahadda wilaayada Jubbooyinka ayaa si wada jir ah gurmad u gaarsiiyayinka badan 300 oo qoys kuwaas oo ku saamoobay fatahaadda wabiga jubba.

Read More »

Sawirro+Warbixin: Mara Kaneeco iyo Raashin Hor leh Oo Lagaarsiiyay Dadka Uu Ku Fatahay Wabiga Jubba.

0 Wednesday May 23, 2018 - 08:26:11
Gurmad hordhac ah ayaa wali kusii qulqulaya deegaannada ku teedsan Wabiga Jubba oo ay ka jiraan xaalado aad u adag.

Read More »

Sawirro: Gurmadkii Ugu Horreeyay oo gaaray Tuulooyin Uu Wabiga Jubba Ku fatahay.

0 Tuesday May 22, 2018 - 11:57:28
Kadib markii maalmihii ugu dambeeyay loo qaylo dhaaminayay dadka dhibaatadu kasoo gaartay fatahaadda wabiga jubba, waxa shalay gallinkii dambe baxday doontii ugu horreysay oo waday gurmad isugu jiray bariis, sonkor, saliid, bacaha roobka iyo shandaruwooyinka kaneecada laga xirto.

Read More »

Sawirro+Codad:Fadlan Caawi Walaalahaaga Ku Saamoobay Fatahaadda Wabiga Jubba Oo Xayawaanka kula Nool Geedaha Dushooda.

0 Monday May 21, 2018 - 16:41:25
Kumanaan qoys ayaa ku saamoobay Fatahaad uu Wabiga Jubba ka sameeyay gobollada Jubbada dhexe iyo Jubbada Hoose, biyaha wabiga ayaa xaaqay tobanaan tuulo.

Read More »

Sawirro: Xoogaga Mujaahidiinta Darna Oo Gaadiid Dagaal Ka Qabsaday Maleeshiyaadka Khaliifa Xaftar.

0 Thursday May 17, 2018 - 12:07:33
Ciidamada Difaaca Darnah wadanka Liibiya oo ah gole ay ku midoobeen dadka deegaanka iyo Golaha Shuurada Mujaahidiinta ayaa ka hor tegay dagaallo ay soo qaadeen Maleeshiyada Khaliif Xaftar, kuwaas ka dhacay Xaafadaha Al Thuhr iyo Xiilah oo dhaca koofurta Magaalada.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Filim Cusub Kasoo Saartay Howlgallada Mujaahidiinta Ee Buuraha Goolis.

0 Monday May 14, 2018 - 21:21:42
Mu'asasada Ak-kataa'ib garabka Warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa baahisay filim cusub oo aad u xiisa badan.

Read More »

Video+Sawirro: Folkaanooyin Dab Ah Oo Ku Dhuftay Mid Kamida Gobollada Dalka Mareykanka.

0 Monday May 07, 2018 - 21:23:57
Wadanka Mareykanka wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in dhul gariir ballaaran oo foolkaano ah uu ku dhuftay mid kamida gobollada ugu waaweyn ee wadankaas waxaana socda barakac aad u xooggan.

Read More »