Keydka Sawirada

Video+Sawirro: Al Shabaab oo Tababar Usoo Xirtay Boqolaal Ciidamo Muhaajiriin Ah.

0 Tuesday May 23, 2017 - 10:26:28
Mu'asasada Al-kataa'ib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo saartay filim cusub oo lagusoo bandhigayo ciidamo tababar loosoo xiray.

Read More »

Sawirro: Boqorka Sacuudiga oo Billad Dahab Ah Guddoonsiiyay Donald Trump!

0 Sunday May 21, 2017 - 11:38:57
Madaxweynaha dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa wali ku sugan magaalada Riyadh ee wadanka Sacuudiga halkaas oo uu kulamo kula leeyahay hoggaamiyaal Carbeed oo Mareykanka kala shaqeeya la dagaallanka waxa loogu yeero Argagaxisada.

Read More »

Sawirro: Sidaan ayay dowladda Turkiga U horumarisay waddooyinka Magaalada Muqdisho.

0 Saturday May 20, 2017 - 11:43:20
Sanaddii 2011 ayay dowladda Turkiga Faragelin dhanka dhaqaalaha iyo akhlaaqda ah kusoo sameysay dalka Soomaalida iyadoo xilligaasi ku marmarsiyoonaysay ugurmashada dadkii ay abaartu halakaysay.

Read More »

Sawirro: 5 Qof oo Ku Dhintay Roobab Daadad Wata oo Ka Da'ay Gobollada Bari iyo Nugaal.

0 Sunday May 14, 2017 - 19:41:02
Gobollada Bari iyo Nugaal waxaa looga dhawaaqay in ay dhammaantay abaartii saameysay dadka iyo duunyada kadib markii si aan horay loo arag ay ucurteen Roobabka Guga.

Read More »

Daawo Sawirro: Sidee Ayuu U dhacay Weerarkii Fashilmay Ee Ciidanka Mareykanka Ku Qaadeen Deegaanka Daarusalaam.

0 Saturday May 06, 2017 - 14:13:39
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal fashilmay oo habeenkii Jimcaha 5,May.2017 ka dhacay deegaanka Daarusalaam ee gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Sawirro: Sidaan Ayuu isku Bedelay Dhulkii Ay Abaartu Halakaysay Ee Gobollada Bay iyo Bakool.

0 Thursday May 04, 2017 - 12:56:32
Dhammaan Gobollada Dalka Soomaaliya dhulkii Abaartu dishay ayaa bilaabay in uu soo noolaado, xoolihii intii badbaaday ayaa helaya daaqsin wanaagsan iyo biyo.

Read More »

SAWIRRO: Nolosha Dabiiciga Ah oo Si Tartiib Tartiib Ah Dib Ugusoo Laabanaysa Magaalada Ceelbuur.

0 Wednesday May 03, 2017 - 21:21:20
30 Maalmood ayaa kasoo wareegtay markii ay ciidamada Xabashida Itoobiya isaga baxeen degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Al Shabaab oo Gargaar Uqeybisay Boqolaal Qoys oo Dib Ugu Laabtay Magaalada Ceelbuur.

0 Saturday April 29, 2017 - 17:42:05
Boqolaal qoys ayaa ka faa'iideystay mashruuc gargaar qeybin ah oo guddiga gurmadka abaaraha wilaayaada Islaamiga Galguduud uu ka fuliyay degmada Ceelbuur.

Read More »

Sawirro: Dib U Dhis Ka Bilaawday Magaalada Ceelbuur iyo Shacabka oo Dib Usoo Gurya Noqonaya.

0 Friday April 21, 2017 - 17:35:42
Olole nadaafadeed oo aad uballaaran ayaa ka bilaawday magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud maalmo kadib markii ay isaga baxeen ciidamada Xabashida Itoobiya.

Read More »

Sawirro: 350 Qoys oo Ka Faa'iideystay Gurmad Raashin Qeybin Ah Deegaano Katirsan Gobolka Galguduud.

0 Sunday April 16, 2017 - 09:11:45
Markale guddiga Gurmadka Abaaraha wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa gurmad raashin qeybin ah ka fuliyay degmooyin ee deegaano gobolkaasi katirsan.

Read More »

Sawirro: Odayaal Katirsan Beesha Wacaysle oo Dowro Loogusoo Gaba Gabeeyay Magaalada Ceeldheer.

0 Thursday April 13, 2017 - 09:40:59
Munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud waxaa dowra diini ah loogu soo xiray odayaasha nabadoonada iyo Waxgaradka Beesha Waceysle oo ka mid ah beelweynta Abgaal.

Read More »

Sawirro: Gargaar Ay Soo Direen Akhristayaasha SomaliMeMo oo Markale Lagaarsiiyay Dadka Abaartu Saameysay.

0 Wednesday April 12, 2017 - 09:53:21
Gurmadka loo fidinayo dadka ku saamoobay abaaraha kajira dalka Soomaaliya ayaa wali kasii socda gobollada dalka xilli abaartu aysii daba dheeraanayso.

Read More »

Sawirro: Gurmad Raashin Ah oo la Gaarsiiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Ku Dhaqan Magaalada Xarardheere.

0 Wednesday April 12, 2017 - 06:54:54
Guddiga gurmadka Abaaraha Wilaayada Islaamiga ah ee Mudug ayaa gurmad raashin qeybin ah u fidiyay qoysas ku saamoobay Abaaraha oo ku nool magaalada Xarardheere.

Read More »

Sawirro Q.2-aad: Difaacyadii Ay Ka Guureen Ciidamada Xabashida Itoobiya Ee Magaalada Ceelbuur.

0 Thursday April 06, 2017 - 20:06:10
Waxaan idiin soo gudbineynaa qeybtii Labaad Sawirro laga soo qaaday magaalada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud oo isbuucan gudihiisa ay isaga carareen ciidamada Xabashida Itoobiya.

Read More »

Daawo Sawirrada Q.1-aad: Magaalada Ceelbuur oo Dhowaan Ay isaga Baxeen Ciidamada Xabashida Itoobiya.

0 Wednesday April 05, 2017 - 17:40:48
Akhristayaasha sharafta leh waxaan usoo gudbinaynaa qeybta 1-aad Sawirro muuqaal guud ka bixinaya Magaalada Ceelbuur oo maalmo ka hor ay isaga baxeen ciidamada Xabashida Itoobiya, Qeybtan ayaa muujinaysa Burburka soo gaaray goobaha ganacsiga iyo guryaha caadiga ah.

Read More »

Sawirro+Codad: Alshabaab oo soo Bandhigtay Buugaag Waxbarasho oo Dugsi Hoose ah.

0 Sunday April 02, 2017 - 11:07:49
Muqararaadkaan oo Dugsi hoose ah ayaa waxaa diyaariyay maktabka barbaarinta iyo waxbarashada Xarakada Al Shabaab.

Read More »

Daawo Sawirrada: Xaflad Heer Sare Ah Oo Lagu Caleemo Saaray Suldaanka Beesha Xawaadle Ee Jubbooyinka.

0 Sunday April 02, 2017 - 10:39:54
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday wilaayada Jubbooyinka, Xaladdaasi oo lagu caleemo saarayay suldaanka Beesha Xawaadle ee Jubbooyinka, Xafladda sida sawirradeeda aad ku aragtaan waxa lagu qabtay goob jawigeedu aad u fiicanyahay oo soo jiidanaysa indhaha, waxana ka qayb galay dadwayne…

Read More »

Sawirro: Dufcaddii Ugu Horeysay Oo Ka Qalin Jibisay Machad Ay Leedahay Beesha Mursade.

0 Thursday March 30, 2017 - 20:38:56
Munaasabad Ballaaran oo ka dhacday Masjidka Jaamic kuyaal magaalada Galhareeri ee Galgaduud waxaa lagu soo gaba gabeeyay machad diini oo muddo Labo sano ah u furnaa Arday katirsan Beesha Mursade oo ka mid ah beelaha dega gobalka Galgaduud Ee Bartamaha Dalka Somalia.

Read More »

Sawirro+Codad: Dowro Diini Ah oo loo Soo Xiray Salaadiinta Beelaha Soomaaliyeed.

0 Friday March 24, 2017 - 10:03:04
Munaasabad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay dowro diini ah oo muddo dhowr todobaad u socotay 24 kamid ah salaadiinta beelaha Soomaaliyeed, ayaa usbuucan ka dhacday gobolka Sh/hoose.

Read More »

Sawirro: Gurmad Raashin Qeybin Ah oo loo Fidiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee ku Dhaqan Degmada Tooratoorow.

0 Friday March 24, 2017 - 09:46:34
Gurmadka loo fidinayo dadka abaartu saameysay ayaa wali si xowlli ah uga socda deegaano katirsan gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Daawo Sawirrada: Dad Baahi Darteed Ucuni Jiray Cambe laqallajiyay oo Gurmad Ka Helay Xarakada Al Shabaab!.

0 Thursday March 23, 2017 - 09:09:02
Ugurmashada dadka abaaruhu saameeyeen ayaa si habsami leh uga socda gobollada dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Dalka Soomaaliya

Read More »

Sawirro: Gurmad Baahsan oo loo Fidiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobolka Sh/Hoose.

0 Wednesday March 22, 2017 - 19:37:57
Degmooyin iyo deegaanno katirsan gobolka shabeelaha Hoose waxaa ka socda gurmad baaxad leh oo loo fidiyay dad masaakiin ah oo abaaruhu saameyn ballaaran ku yeesheen.

Read More »

Sawirro: Machadka Qurdubah oo Farac 4-aad Ka Furtay Magaalada Xiindheere Ee Gobolka Galguduud.

0 Monday March 20, 2017 - 17:59:59
Kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Xiindheere ee gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa xarigga looga jaray faraca Afaraad ee machadka daraasaadka islaamiga iyo culuumadda maamulka (Qurdubah).

Read More »

Sawirro: Al Shabaab oo Gurmad Baaxad leh Gaarsiisay Qoysas Ku Dhaqan Deegaano Hoos Yimaad Degmada Ceelbuur.

0 Sunday March 19, 2017 - 19:32:51
Maamulka islaamiga ee kajira Bariga gobolka Galguduud ayaa sare uqaaday gurmadka uu ufidinayo dadka ku tabaaloobay abaaraha daran ee ku dhuftay dalka Soomaaliya.

Read More »

Sawirro+Codad:Beesha Cowramale oo hub Ku Wareejisay Xarakada Alshabaab.

0 Tuesday March 14, 2017 - 16:58:10
Munaasabad ka dhacday Magaalada Jilib ee wilaayada Jubooyinka ayay beesha Cowramale kaga soo baxday balanqaad horay ay ubalan qaaday oo ahaa in hub ay ku wareejinayaan xarakada shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Sawirro+Codad: Maamulka Islaamiga Mudug oo Gurmad Biya Dhaamin Ah u Fidiyay Dad Ku Tabaaloobay Abaaraha.

0 Saturday March 11, 2017 - 18:48:39
Gobolka Mudug ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya wuxuu kamid ah meelaha ay kajiraan abaaraha saameeyay dadka iyo duunyada.

Read More »

Sawirro: 27 Sanadood Kadib Al Shabaab oo Dib u Howlgelisay Mashruucii FAANOOLE.

0 Saturday March 11, 2017 - 18:44:39
Markii ugu horraysay tan iyo markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Soomaaliya ayaa dayactir ballaaran lagu sameynayaa Masharuucii caan baxay ee Faanoole kaasi oo muhiimad gaar ah u leh dhaqaalaha shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Sawirro: Maamulka Islaamiga Ah Ee Sh/hoose Oo Biyo Dhaamin Ka Wada Dhulka Abaartu Ku Dhufatay.

0 Thursday March 09, 2017 - 11:25:18
Iyadoo sannadihii ugu dambeeyay ay Xarakada Al-Shabaab waday hawlo loogu gurmanayo dadka ay abaaruhu saameeyeen, ayaa waxaa jirta in ay haatan sii laba jibaartay hawlahaas maadaama jiilaalku saameyn adag ku yeeshay dadka gaar ahaan reer miyiga.

Read More »

Sawirro: Mas'uul katirsanaa Maamulka 'Puntland' oo Lagu Dhaawacay Qarax Ka Dhacay Gaalkacyo iyo Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda.

0 Wednesday March 08, 2017 - 19:43:48
Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay mid kalane waa dhaawacmay kadib markii qarax lala helay gaari uu la socday xildhibaan katirsanaa maamulka isku magacaabay 'Puntland'.

Read More »

Daawo Sawirrada: Dayactir Lagu Sameeyay Kanaallada Degmada Janaale Ee Gobolka Sh.Hoose.

0 Sunday February 26, 2017 - 08:34:53
Magaalada Janaale ee gobolka Sh/hoose waxaa ka jira horumar dhan walba ah oo magaaladu ku tallaabsatay kadib markii laga xureeyay ciidankii gumeysiga Uganda ee magaaladaasi ku duulay.

Read More »

Sawirro+Warbixin: Ufuroow Waa Magaalo Ceynkee Ah.

0 Sunday February 26, 2017 - 07:40:48
Degmada Ufuow waxa ay kamid tahay Degmooyinka gobolka Baay Ee hadda shareecada islamaka lagu maamulayo waxay qiyaastii 108 KM dhanka Galbeed kaga begantahay magaala Baydhabo, sidoo kale Degmada Diinsoor ayay Qiyaastii 40 KM kaga begantahay dhanka galbeed halka Qansaxdheere oo degaan ahaan ay isu dhowyihiin…

Read More »

Daawo Sawirro: Arday Beesha Jiidde oo loosoo Xiray Machad Ay Ku Barteen Cilmiga Sharciga Ah.

0 Monday February 06, 2017 - 08:34:09
Munaasabad Ballaaran oo lagusoo Gaba Gabeeyay machadka Cumar Bin Khadaab ee Beesha Jiidde ayaa lagu qabtay deegaanka Afgooye Yareey ee gobolka Sh/hoose.

Read More »

Sawirro+Warbixin: Ciidanka Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista oo Lagu Soo Bandhigay Buulofuley.

0 Sunday February 05, 2017 - 08:45:22
Munaasabad heer sare ah ayaa ka dhacday degmada Buulofuley ee gobolka Bay, munaasabaddaasi oo lagu soo bandhigay ciidamo gaar ah oo ka tirsan Xisbada, kuwaasi oo si gaar ah loosoo tabobaray oo loogu talogalay inay dadka wanaaga faraan xumahana ka reebaan.

Read More »

DAAWO+Akhriso: Xarakada Al Shabaab oo Baahisay Sawirro Ku Saabsan Dagaalkii Kulbiyoow Ee Ciidanka Kenya Lagu Laayay.

0 Visits: 19728 | Tuesday January 31, 2017 - 18:52:05
Mu'asasada Al-kataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawirada weerarkii lagu xasuuqay ciidamada Kenya ee jimcihii la soo dhaafay lagu qaaday xerada ciidamada Kenya ee Kulbiyoow, Kaas oo galaaftay nolosha ugu yaraan 67 askari oo Kenyaati ah.

Read More »

Sawirro: Machadka Qudubah oo Xarun Cusub Ka Furtay Magaalada Galhareeri Gobolka Galguduud.

0 Tuesday January 17, 2017 - 18:03:28
Munaasabad Si heer sare ah oo ay ka qeyb galeen marti sharaf iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Galhareeri ee gobolka Galguduud.

Read More »