Wararka Caalamka

29 qof Muslimiin ah oo ku dhintay wadanka Liberia.

0 Wednesday September 18, 2019 - 19:00:51
Tobanaan qof oo muslimiin ah ayaa ku dhintay wadanka Liberia ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

Madaxweynaha Afghanistan oo isku day dil ka badbaaday kadib weerar lagu beegsaday.

0 Tuesday September 17, 2019 - 21:19:02
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in si dirqi ah uu weerar uga badbaaday madaxweynaha xukuumadda dabadhilifka ah ee fadhigeedu yahay magaalada Kaabuul.

Read More »

Sawirro: Al Qaacidada Jaziiradda oo Maxaabiis kasoo fakisay Xabsiyada Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta.

0 Monday September 16, 2019 - 09:04:15
Tandiimka Qaacidatul Jihaad faraciisa dhulka Jaziiradda Carabta gaar ahaan Yemen iyo Maleeshiyaadka Shiicada Xuuthiyiinta ayaa wada gaaray Heshiis maxaabiis isweydaarsi ah.

Read More »

Qaraxyo gaadiid looga gubay ciidamada AMISOM oo ka dhacay duleedka degmada Balcad.

0 Monday September 16, 2019 - 09:01:15
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo khasaara dhaliyay oo saacadihii lasoo dhaafay lagu weeraray ciidamada shisheeyaha Burundi ee duullaanka ku jooga gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Shacabka Tuunis oo ku jees jeesay Doorashada Madaxtinimada ee bilaabatay.

0 Sunday September 15, 2019 - 20:20:46
Waxaa si rasmi ah loogu dareeray doorashooyinka madaxtinimada wadanka Tuunis ee dhaca waqooyiga qaaradda Afrika.

Read More »

Dowladda Iiraan oo lagu eedeeyay in ay Mas'uul ka aheyd duqeymihii Keydadka Shidaalka Sacuudiga.

0 Sunday September 15, 2019 - 10:47:01
Waxaa sii xoogeystay khasaaraha maaliyadeed ee ka dhashay duqeymo ba'an oo shalay lagu qaaday keydadka shidaalka ugu waaweyn wadanka Sacuudi Carabiya ee dhanka dhulka Jaziiradda Carabta.

Read More »

Diyaarado Drone ah oo lagu duqeeyay Keydadka Shidaalka dowladda Sacuudiga.

0 Saturday September 14, 2019 - 13:42:37
Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ayaa markale duullaan ballaaran ku qaaday gudaha fog ee wadanka Sacuudiga halkaas oo ay ku yaallaan ceelal shidaal iyo xarumo muhiim u ah maamulka Aala Sacuud.

Read More »

Dowladda Suudaan Oo Yahuudda ugu baaqay in ay dalka dib usoo laabtaan Kaniisadana ka dhistaan!,

0 Thursday September 12, 2019 - 09:45:14
Markii ugu horraysay dowladda cusub ee ka hana qaadday wadanka Suudaan ayaa sheegtay in ay dalka dib ugusoo celinayso dadka aqaliyadda Yahuudda ee tobanaan sano ka hor wadanka laga eryay.

Read More »

Trump oo Cayriyay John Bolton lataliyihiisi dhanka Ammaanka.

0 Tuesday September 10, 2019 - 19:20:29
Si lama filaan ah madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqadii uu hayay ka eryay lataliyihiisi gaarka ahaa ee uqaabilsanaa amniga qaranka.

Read More »

Boqorka Sacuudiga Oo wiilkiisa u magacaabay Wasiirka Tamarta.

0 Sunday September 08, 2019 - 09:09:54
Amar boqortooyo oo kasoo baxay Hoggaamiyaha Sacuudiga Salmaan Bin Cabdul Caziiz ayaa shaqada looga Eryay wasiirkii wasaaradda Tamarta oo kamid ahaa mas'uuliyiinta ugu awoodda badan xukunka Aala Sacuud.

Read More »

Trump oo ku dhawaaqay in uu joojiyay Wadahadalladii kala dhaxeeyay Taliban sababna u yeelay.

0 Sunday September 08, 2019 - 08:50:36
Madaxweynaha dowladda Mareykanka ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu joojiyo wadahadalladii kala dhaxeeya Xarakada Jihaadiga ah ee Taliban oo muddo ku dhow 20 sanadood Afghanistan kula halgamaysa ciidamada shisheeye.

Read More »

Sirdoonka Ruushka oo Hoggaamiye Shiishaani ah ku dilay Wadanka Jarmalka.

0 Saturday September 07, 2019 - 20:16:14
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya fal dil ah oo dhowaan ka dhacay bartamaha magaalada Baariil ee caasimadda wadanka jarmalka, falkan dilka ah ayaa loo gaystay mid kamida hoggaamiyaashii muslimiinta Shiishaan ama Jeejniya.

Read More »

Guddoomiyaha Shirkadda DP World Oo Xaqiijiyay in uu Booqasho ku tagay 'Israel'.

0 Thursday September 05, 2019 - 14:24:13
Wargeys kasoo baxay magaalada Tal'abiib ee caasimadda u ah Yahuudda ayaa soo daabacay warbixin daaha ka faysaday heerka uu gaarsiisanyahay cilaaqaadka ka dhaxeeya waxa loogu yeero maamulka isra'iil iyo dowladda imaaraatka Carabta.

Read More »

Sawirro: Dowladda Hindiya Oo Malaayiin Qof Muslimiin ah dhulalkooda ka Barakicinaysa.

0 Wednesday September 04, 2019 - 20:33:03
dowladda Hindiya ayaa bilaabaysa in ay barakiciso malaayiin qof muslimiin ah oo ku dhaqan gobolka Assam ee dhaca bariga wadankaasi.

Read More »

Taliban Oo Weerartay Xaafad U Gaar Ah Shisheeyaha Oo Ku Taalla Kaabul.

0 Tuesday September 03, 2019 - 12:04:26
Nafti hure katirsan Taliban ayaa qarax ku daah furey weerar lagu qaaday xaafadda Green Willich ee Kaabul, waxaana xigay in dagaalyahanno hubeysan ay u daateen xarumaha muhiimka ah ee ku yaala xaafadaas.

Read More »

Yahuudda iyo Ururka 'Xisbullaah' oo xaalad deganaan ah ku dhawaaqay kadib markii ay madaafiic is dhaafsadeen.

0 Monday September 02, 2019 - 08:25:07
Maamulka Yahuudda iyo Ururka Xisbullaah isku magacaabay ayaa si wadajir ah ugu dhawaaqay in ay joojiyeen weeraro dhanka madaafiicda ah oo ay shalay isku dhaafsadeen deegaannada xuduud beenaadka dhaca.

Read More »

100 qof oo ku dhintay Duqeyn ka dhacday bartamaha dalka Yemen.

0 Monday September 02, 2019 - 07:58:53
isbahaysiga dowladaha Imaaraatka Carabta iyo Sacuudiga ayaa duqeymo dad badani ay ku dhinteen ka geystay gobolka Damaar ee dhaca bartamaha wadanka Yemen.

Read More »

Mareykanka Oo sheegay in Hoggaamiyaal Al Qaacidda katirsan uu ku beegsaday Waqooyiga Suuriya.

0 Sunday September 01, 2019 - 10:50:03
Dowladda Mareykak ayaa sheegtay mas'uuliyadda duqeyn dad badan ay ku dhinteen oo shalay ka dhacday waqooyiga Wadanka Suuriya.

Read More »

Taliban oo qabsatay Magaalo Muhiim ah duullaan dagaaleedna Iclaamisay.

0 Saturday August 31, 2019 - 12:21:37
Kumanaan katirsan dagaalyahannada Xarakada Jihaadiga Taliban ayaa duullaan ballaaran ku qaaday magaalo ay gacanta ku hayaan ciidamada Mareykanka iyo xukuumadda dabadhilifka Afghanistan.

Read More »

Sarkaal Melleteri Oo Qarax Xooggan lagula Eegtay Agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga.

0 Thursday August 29, 2019 - 13:31:39
Wararka nagasoo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan lala eegtay gaari qooqan ah oo uu la socday sarkaal katirsan maleeshiyaadka DF iyadoona faahfaahino dheeraad ah laga helayo qaraxaas iyo khasaaraha uu geystay.

Read More »

Maraykanka iyo Xuuthiyiinta Oo lagu Wado in ay Wadahadallo Yeeshaan.

0 Thursday August 29, 2019 - 09:59:40
Wargeyska World Street Journal ee laga leeyahay Maraykanka ayaa daabacay warbixin uu ku sheegayo in dowladda Maraykanka ay wado dadaallo ay ku dooneyso iney ku hor fadhiisato malleeshiyaadka Xuuthiyiinta, si loo soo afjaro howlgalka isbaheysiga carbeed uu ka wado Yemen.

Read More »

Warbixin+Video: Hantida Max'med Bin Salmaan Dhaxal Sugaha dowladda Sacuudiga oo tiradeeda la ogaaday.

0 Wednesday August 28, 2019 - 12:14:54
Warbaahinta Reergalbeedka ayaa faafisay warbixinno daaha ka faydaya Hantida gaarka ah ee Maxamed Bin Salmaan oo ah dhaxal sugaha dowladda Sacuudiga ee hodonka ku ah shidaalka iyo dahabka.

Read More »

Ciidamada Xukuumadda Yemen oo la wareegay gacan ku heynta Gobollada Koonfureed.

0 Wednesday August 28, 2019 - 12:12:54
Isbedello waaweyn oo dhanka maamulka ah ayaa lagasoo sheegayaa wadanka Yemen ee dhaca dhulka Jaziiradda Carabta.

Read More »

Diyaaradaha Yahuudda oo duqeymo ka gaystay Suuriya, Ciraaq iyo Lubnaan.

0 Tuesday August 27, 2019 - 09:17:36
Wararka ka imaanaya mandiqadda shaam ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay diyaaradaha dagaalka Yahuudda ay duqeymo ba'an ka geysteen deegaanno katirsan wadamada Suuriya iyo Lubnaan.

Read More »

Taliban oo ku dhawaaqday in ay beegsan doonto mid kamida shirkadaha isgaarsiinta ee wadanka Afghanistan.

0 Monday August 26, 2019 - 19:12:30
Bayaan kasoo baxay Lajnada qaabilsan la socodka shirkadaha Isgaarsiinta ee Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan ayaa lagu sheegay in Imaaradu ay go'aan ku qaadatay in gebi ahaanba albaabada la isugu dhufto xarumaha mid kamid ah shirkadaha isgaariinta ee wadanka kadib markii ay qeyb ka noqotay dagaalka…

Read More »

Sawirro: Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Baxrayn oo Billad Sharafeed Guddoonsiiyay Hoggaamiye Islaam Naceyb ku caan baxay.

0 Monday August 26, 2019 - 10:16:07
Dowladaha dawaaqiidda Carabta Khaliijka ayaa sare uqaaday isgarab ka taagga duullaanada lagu qaaday caalamka islaamka iyo gummaadka lagu hayo dadka muslimiinta meel walba oo ay joogaan.

Read More »

Ciidamada Bishaar Al-Asad oo kooxaha mucaaradka ka qabsaday magaalooyin muhiim ah.

0 Sunday August 25, 2019 - 12:25:49
Isbedello waaweyn oo dhanka maamulka ah ayaa lagasoo calaamadeeyay bartamaha iyo waqooyiga wadanka Suuriya halkaas oo sanadadii lasoo dhaafay ay ka dhaceen dagaallo culus.

Read More »

Xoogag Jihaadiyiin ah oo Weerar 24 askari lagu dilay ka fuliyay Wadanka Burkina Faso.

0 Wednesday August 21, 2019 - 17:04:40
Khasaara lixaad leh ayaa dhabarka loo saariyay ciidamada dowladda Burkina Faso kadib weerar aad u xooggan oo xoogag jihaadi ah ay ku qaadeen saldhig Melleteri.

Read More »

Maleeshiyaad daacad u ahXukuumadda Dubai oo qabsaday gobolka Abyen.

0 Tuesday August 20, 2019 - 20:08:09
Dagaallo culus ayaa dib uqarxay koonfurta wadanka Yemen maalmo kadib markii ay maleeshiyaad daacad u ah imaaraatka carabta lawareegeen gacan ku heynta caasimadda KMG-ka u ah wadankaasi.

Read More »

Dowladda Imaaraatka oo taageertay go'aankii ay Hindiya kula wareegtay gobolka Kashmiir.

0 Tuesday August 20, 2019 - 12:00:30
Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa ku dhawaaqday in ay taageersantahay qaraarkii dhowaan ay qaadatay dowladda Hindiya ee ka dhanka ahaa shacabka muslimiinta Kashmiir.

Read More »

Sawirro: Al Bashiir oo isagoo dullaysan qiray in uu 90 Milyan oo Dollar ka qaatay Sacuudiga!

0 Tuesday August 20, 2019 - 06:02:18
Markale madaxweynihii hore ee dowladda dabadhilifka Suudaan Cumar Xasan Al bashiir ayaa kasoo muuqday maxkamad ay gacanta ku hayaan ciidamada melleteriga oo kutaal magaalada Al Khurduum.

Read More »

Ku Dhowaad 20 qof Shacab ah ayaa ku dhintay duqeymo ka dhacay Waqooyiga Suuriya.

0 Monday August 19, 2019 - 13:15:52
Wadanka Suuriya waxaa dib ugasoo cusboonaaday weerarada laayaanka ah oo diyaaradaha dagaalka ruushka iyo kuwa bishaar al-asad ay ugeysanayaan dadka shacabka ah.

Read More »

Taliban oo dhaleecaysay Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Kaabuul.

0 Sunday August 18, 2019 - 09:40:35
Ugu yaraan 63 qof oo shacab ah ayaa dhintay boqolaal kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii weerar ismiidaamin ah lagu beegsaday goob munaasabad aroos ka dhacaysay.

Read More »

Markab Dowladda Iiraan ay leedahay oo lagasii daayay Jabalu Daariq.

0 Thursday August 15, 2019 - 21:04:40
War rasmi ah oo kasoo baxay maamulka Jaziiradda Jabalu Daariq ayaa lagu sheegay in lasii daayay markab shidaal siday oo ay laheyd dowladda shiicada Iiraan.

Read More »

isku day Afgambi Melleteri oo ka dhacay Magaalada Cadan ee wadanka Yemen.

0 Thursday August 08, 2019 - 08:06:00
Dagaallo culus ayaa dib uga qarxay magaalada Cadan oo ah caasimadda KMG ah ee wadanka Yemen halkaas oo ay isku hayaan kooxo qowlaysato xukun doon ah oo kala taabacsan isbaheysiga dowladaha Carabta.

Read More »