Wararka Caalamka

Faah-faahin : Weerar Lagu laayay Askar Mareykan ah oo ka dhacay dalka Afghanistan.

0 Tuesday December 22, 2015 - 14:12:53
Mujaahidiinta Imaarada islaamiga ah ee Afghanistan ayaa sheegtay mas'uuliyadda Camaliyad Istish-haadi ah oo maalintii shalay ka dhacday Gobolka Barwaan ee dalka Afghanistan, iyadoo Camaliyaddaasi ay sababtay khasaare lixaad leh oo soo gaaray Ciidamada Dowladda Mareykanka ee dalkaas duullaanka ku…

Read More »

Mujaahidiinta Taliban oo dagaal Kula Wareegay Magaalo Istiraatiiji ah oo dhacda Koonfurta Afghanistan.

0 Monday December 21, 2015 - 14:43:55
Kadib dagaallo culus oo ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Helmand ee dhaca Koonfurta Afghanistan ayay mujaahidiinta Taliban ugu suurtagashay in ay qabsadaan magaalo istiraatiiji ah.

Read More »

Sawir:Ruushka oo Miinooyin loo Ekaysiiyay Xasharaad-ka Balanbaalista Ku Daadiyay Magaalooyin Katirsan Wadanka Suuriya.

0 Sunday December 20, 2015 - 11:28:00
Dowladda Ruushka ayaa sare u qaadday Xasuuqa ay ugeysanayso shacabka muslimiinta dhulka shaam gaar ahaan wadanka Suuriya.

Read More »

Kooxaha Xuuthiyiinta iyo Muqaawamada Yemen oo Maxaabiis is weydaarsaday.

0 Saturday December 19, 2015 - 10:11:34
Dhinacyada ku dagaallamaya dalka Yemen ayaa gaaray heshiis Maxaabiis is dhaafsi ah oo ay isku weydsaarsadeen Boqollaal Maxbuus oo horey ay u kala qabsadeen, xilli magaalada Geneva ee dalka Switzeland uu maalintii Seddaxaad ka soconayo wadahadallo u dhaxeeya Kooxaha Xuuthiyiinta iyo Xukuumadda daba dhilifka…

Read More »

Mujaahidiinta Dalka Maali oo weerar ballaaran ku qaaday Saldhig ay Ciidamadu leeyihiin Waqooyiga dalkaasi.

0 Thursday December 17, 2015 - 12:21:51
Mujaahidiinta Xarakada Ansaaru Diin ee dalka Maali ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhig ay Ciidamada Meliteriga ee dalkaasi ku leeyihiin magaalada Niyuunu ee ka tirsan Gobolka Siiko ee dalka Maali.

Read More »

Diyaaradaha Dagaalka Ruushka oo 30 qof Shacab ah ku Dilay Gobolka Idlib Ee Waqooyiga Suuriya.

0 Wednesday December 16, 2015 - 11:41:19
Dowladda Ruushka ayaa sare u qaadday xasuuqa ay ku heyso shacabka muslimiinta ee ku dhaqan dhulka Shaam gaar ahaa wadanka Suuriya.

Read More »

Madaxweyne Yaxye Jaamic "laga Bilaabo Maanta Gambia Waa Jamhuuriyad Islaami Ah".

0 Monday December 14, 2015 - 08:53:49
Markale hoggaamiyaha dalka Gambia ayaa ku dhawaaqay in wadankiisu uu qaatay shareecada islaamka tallabadaas oo ka caraysiisay wadamada Reer galbeedka.

Read More »

Diblumaasiyiin Spain ah oo lagu dilay Weerar Hubeysan oo ka Dhacay Magaalada Kabul Ee Wadanka Afghanistan.

0 Saturday December 12, 2015 - 17:05:36
Weerar socday saacado badan ayay Mujaahidiinta Imaarada islaamiga ah ee Afghanistan habeenkii xalay ku qaadeen Xarun ay daganyihiin Diblumaasiyiinta reer galbeedka oo ku taalla magaalada Kaabuul.

Read More »

Xoogaga Daalibaan oo Weerar ballaaran ku qaaday Saldhigga NATO Ee Qandahaar.

0 Wednesday December 09, 2015 - 14:59:55
Ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta Imaarada islaamiga ah ee Afghanistan ayaa weerar ballaaran ku qaaday saldhigyo ay daganaayeen Ciidamada NATO iyo Maleeshiyaadka Xukuumadda Kaabuul oo ku dhex yaalla gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Qandahaar.

Read More »

Diyaaradaha Dagaalka Ingiriiska oo Dad Shacab ah Ku Xasuuqay Waqooyi Bari Dalka Suuriya.

0 Tuesday December 08, 2015 - 08:46:38
Dowladaha Reer galabeedka ayaa wali sii wada xasuuqa ka dhanka ah shacabka muslimiinta ee ku dhaqan wadanka Suuriya.

Read More »

Obama:Mareykanka Mar dambe Dagaal dhulka ah lama geli doono Jihaadiyiinta Caalamka!

0 Monday December 07, 2015 - 10:38:11
Hoggaamiyaha dalka Mareykanka ayaa markii ugu horraysay sheegay in wadankiisu uusan ku dhiiran doonin dagaal dambe oo ay lagalaan muslimiinta gaar ahaan jamaacaadka jihaadiga ah.

Read More »

Sawirro:Guddoomiyihii Gobolka Caden Ee Wadanka Yemen Dowladda islaamiga oo Mas'uuliyadda Sheegatay.

0 Sunday December 06, 2015 - 11:25:42
Wararka ka imaanaya Koonfurta wadanka Yemen ayaa sheegaya in qarax khasaara badan dhaliyay uu ka dhacay magaalada Caden oo ah caasimadda KMG ah ee wadankaasi.

Read More »

Jamaacada Al Muraabiduun oo Ku Biirtay Al Qaacidada Maqribul Islaam.

0 Saturday December 05, 2015 - 14:19:27
Jamaacada Jihaadiga Al Muraabiduun ee ka dagaallanta dhulka saxaraha qaaradda Afrika ayaa ku dhawaaqday in ay ku biirtay Ururka Al Qaacidda Faraciisa Maqribul Islaami

Read More »

Taliyihii Maleeshiyada Dagaal ooge Khaliifa Xaftar ayaa lagu dilay dagaallo ka dhacay magaalada Benghazi ee dalka Liibiya.

0 Thursday December 03, 2015 - 18:20:05
Wararka ka imaanaya dalka Liibiya ayaa waxay sheegayaan in dagaallo iyo qaraxyo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Benghazi ee bariga dalka Liibiya in lagu dilay Askar iyo Saraakiil ka tiranaa Maleeshiyada uu hogaamiyo dagaal oogaha shareeco la dirirka ah ee Khaliifa Xaftar.

Read More »

Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah oo Dagaal Kula Wareegay Magaalooyin Katirsan Wadanka Yemen.

0 Wednesday December 02, 2015 - 16:49:00
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in mujaahidiinta Ansaaru shareecah ay markale dib uqabsadeen dhul balaaran oo ay lumiyeen sanaddii 2012.

Read More »

Daawo:Jabhadda Al Nusrah iyo Dowladda Lubnaan oo Maxaabiis iswaydaarsaday.

0 Tuesday December 01, 2015 - 17:23:08
Markii ugu horraysay waxaa dhaqan galay heshiis maxaabisi iswaydaarsi ah oo dhaxmaray mujaahidiinta Jabhadda Al-Nusrah ee ka dagaallama wadanka Suuriya iyo xukuumadda dabadhilifka Lubnaan.

Read More »

Erdogan " Waxaan Putin uga digayaa inuu dhimbil dab ah ku ciyaaro".

0 Sunday November 29, 2015 - 20:57:40
Madaxweynaha Dowladda Turkiga Rajab Dayyib Ordagan ayaa dhiggiisa dalka Ruushka Vladimir PutiN uga digay inuu ku ciyaaro dhimbil dab ah, isagoona tilmaamay in hadalladii ugu dambeeyay ee dhowaan kasoo yeeray Hogaamiyaha dalka Ruushka inay ahaayeen kuwo aan la aqbali karin.

Read More »

Daawo:Diyaaradaha Dagaalka Ruush-ka oo 50 qof ku Dilay Magaalada Ariixa Ee Wadanka Suuriya.

0 Sunday November 29, 2015 - 20:57:40
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay duqeymo ay markale diyaaradaha dagaalka ruushka ka geysteen magaalada Ariixa ee gobolka Idlib waqooyiga wadanka Suuriya.

Read More »

Diyaarada Dagaalka Mareykanka iyo Ruush oo Xasuuq daran ka geystay Suuriya iyo Ciraaq.

0 Saturday November 28, 2015 - 12:01:33
Toboneeyo ruux oo Carruur ay ku jiraan ayaa ku dhintay duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay Magaalada Al-Raqqa ee dalka Suuriya.

Read More »

Al Qaacidada Maqribul Islaam oo Xukun Daldalaad ah Ku Fulisay Kooxo u Jaasuusayay Faransiiska Ee Wadanka Maali.

0 Saturday November 28, 2015 - 12:01:33
War rasmi ah oo kasoo baxay mujaahidiinta Al Qaacidda ee Maqribul Islaami ayaa lagu sheegay in xukun daldalaad ah ay fuliyeen laba ruux oo jawaasiis u ahaa dowladda faransiiska.

Read More »

Dowladda Islaamiga oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Lagu laayay Ciidamo Katirsanaa Ilaalada Madaxtooyada Tuunis.

0 Thursday November 26, 2015 - 10:10:50
Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee maalin ka hor ka dhacay wadanka Tuunis ayay mas'uuliyaddiisa sheegatay dowladda islaamiga ah ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Suuriya.

Read More »

Weerar Ay Ku Hoobteen Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Tuunis oo Ka Dhacay Magaalada Caasimadda iyo Madaxweyne Sebsi oo Hanjabay.

0 Wednesday November 25, 2015 - 09:33:53
Tobaneeyo katirsan askarta iyo saraakiisha ciidanka melleteriga Tuunis ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerar ka dhacay bartamaha magaalada caasimadda u ah wadankaasi.

Read More »

Sawirro:Dowladda Turkiga oo Diyaarad Dagaal soo Ridday iyo Jabhadda Al Nusrah oo Maleeshiyaad Shiica ah ku Xasuuqday Xalab.

0 Tuesday November 24, 2015 - 13:19:29
Khasaa xooggan ayaa maleeshiyaadka shiicada Iiraan iyo ciidanka Nuseyriyiinta kasoo gaaray dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay waqooyiga Suuriya.

Read More »

Daawo:Suuriya Tobaneeyo Askar Meydad ah oo Maxaabiis Lagu Badashay.

0 Monday November 23, 2015 - 19:25:30
Mujaahidiinta Jamaacada Jundul Al-Aqsaa ayaa ku guuleystay in lix gabdhood oo Muslimaad ah inay kasii daayaan Xabsiyada Nidaamka Nuseyriga ee dalka Suuriya, kadib markii ku badasheen Meydadka 29 Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Bashaar Al-Asad oo ay ku dileen dagaalkii todobaadyo ka hor ka dhacay magaalada…

Read More »

Dowladda Guinea oo Xiraysa Madaarista Diinta Islaamka Lagu Barto si loo ilaaliyo Ammaanka Dadka Faransiiska ah.

0 Monday November 23, 2015 - 08:43:25
Kadib wixii ka dambeeyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee Paris wadanka Faransiiska ayay wadamada reer galbeedka iyo kuwa galbeedka Afrika bilaabeen ciriiri ay geliyaan dadka muslimiinta ah.

Read More »

Xaalad Heegan ah oo looga Dhawaaqay Wadanka Biljamka Kadibab Warar Sheegaya in Weeraro lala Damacsanyahay.

0 Saturday November 21, 2015 - 13:26:49
Wadamada Reer galbeedka gaar ahaan kuwa Yurub ayaa xaalad feejignaan heer sare ah ku dhawaaqay sababa la xariira cabsi ay ka qabaan weeraro uga yimaad mujaahidiinta.

Read More »

Cabdi Xamiid Abaa Cuud Maskaxdii Ka Dambaysay Weerarkii Magaalada Paris Ee Wadanka Faransiiska oo ladilay.

0 Thursday November 19, 2015 - 17:02:08
Waxaa soo gaba gaboobay baadi goobkii ballaarnaa ee loogu jiray mid kamida raggii loo heystay in ay soo agaasimeen weerarkii lagu hoobtay in 7 maalmood ka hor ka dhacay magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska.

Read More »

Max'med Mursi:Madaxweynaha Sharciga ah Ee Masar Waa Aniga.

0 Thursday November 19, 2015 - 11:08:21
Hoggaamiyihii hore ee wadanka Masar Max'med Mursi ayaa markale ku celiyay in uu yahay madaxweynaha sharciga ah ee wadanka Masar xilli uu ku xiranyahay xabsi!!.

Read More »

Sawirro:Markii Ugu Horraysay oo lasoo Bandhigay Qaabkii loo Qarxiyay Diyaaraddii Ruushka Ee Dalka Masar Ku Burburtay.

0 Thursday November 19, 2015 - 09:56:21
Markii ugu horraysay waxaa lasoo bandhigay qaabkii ay uburburtay diyaarad rakaab oo laga lahaa wadanka Ruushka,sawirro uu qaaday dayax gacmeed laga leeyahay Yahuudda ayaa muujinayay diyaaradda oo laba qeyb u kala jabaysa.

Read More »

Sawirro:Diyaarada Dagaalka Mareykanka oo Xasuuq Daran Ka Geystay Magaalada Muusil Ee Dalka Ciraaq.

0 Tuesday November 17, 2015 - 12:48:18
Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ayaa xasuuq bahalnima ah ka geystay magaalada Muusil ee dhacda waqooyiga wadanka Ciraaq.

Read More »

Daawo:Cabsi iyo Argagax aan horay loo arkin oo ka Jira Magaalada Paris Ee Dalka Faransiiska.

0 Monday November 16, 2015 - 20:20:33
Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay dhaceen weeraradii Magaalada Paris ee khasaaraha badan dhaliyay ayay shacabka Faransiiska wajahayaan xaalad cabsi daran ku dheehantahay.

Read More »

40 Qof Shiico ah oo lagu Dilay Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Beyruut iyo Dowladda Islaamiga ah oo Sheegatay Mas'uuliyadda Qaraxyada.

0 Friday November 13, 2015 - 06:07:52
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qaraxyo ruxay koonfurta magaalada Beyruut ee caasimadda wadanka Lubnaan.

Read More »

Jeneraal Qaasim Suleymaani oo isagoo Dhabanada Haysta Dul Fadhiistay Qabriyada Saraakiil iiraan Looga Dilay Dalka Suuriya Sawirro.

0 Wednesday November 11, 2015 - 10:12:10
Maleeshiyaadka shiicada Iiraan ayaa si xun loogu jebiyay dagaallo culus oo bilihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo badan oo katirsan wadanka Suuriya.

Read More »

Saraakiil Tababarayaal Mareykan ah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada Cammaan Ee Wadanka Urdun.

0 Monday November 09, 2015 - 16:52:45
Wararka ka imaanaya wadanka Urdun ee katirsan mandiqadda shaam ayaa sheegaya in toogasho ka dhacday magaalada caasimadda ah ee Camman lagu dilay saraakiil Mareykan ah.

Read More »

Diyaarad Ingiriiska laga Leeyahay oo Ka Badbaaday Weerar Lagu Qaaday Xilli ay dul maraysay Gobolka Saynaa ee dalka Masar.

0 Sunday November 08, 2015 - 12:09:07
Markii ugu horraysay guddiga qaabilsan baarista diyaaraddii laga lahaa wadanka Ruushka ee ku burburtay gobolka Saynaa ee wadanka Masar ayaa war kasoo saaray qaabkii wax u dhaceen.

Read More »