Wararka Caalamka

Al Qaacidada Maqribul Islaam oo Xukun Daldalaad ah Ku Fulisay Kooxo u Jaasuusayay Faransiiska Ee Wadanka Maali.

0 Saturday November 28, 2015 - 12:01:33
War rasmi ah oo kasoo baxay mujaahidiinta Al Qaacidda ee Maqribul Islaami ayaa lagu sheegay in xukun daldalaad ah ay fuliyeen laba ruux oo jawaasiis u ahaa dowladda faransiiska.

Read More »

Dowladda Islaamiga oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Lagu laayay Ciidamo Katirsanaa Ilaalada Madaxtooyada Tuunis.

0 Thursday November 26, 2015 - 10:10:50
Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee maalin ka hor ka dhacay wadanka Tuunis ayay mas'uuliyaddiisa sheegatay dowladda islaamiga ah ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Suuriya.

Read More »

Weerar Ay Ku Hoobteen Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Tuunis oo Ka Dhacay Magaalada Caasimadda iyo Madaxweyne Sebsi oo Hanjabay.

0 Wednesday November 25, 2015 - 09:33:53
Tobaneeyo katirsan askarta iyo saraakiisha ciidanka melleteriga Tuunis ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerar ka dhacay bartamaha magaalada caasimadda u ah wadankaasi.

Read More »

Sawirro:Dowladda Turkiga oo Diyaarad Dagaal soo Ridday iyo Jabhadda Al Nusrah oo Maleeshiyaad Shiica ah ku Xasuuqday Xalab.

0 Tuesday November 24, 2015 - 13:19:29
Khasaa xooggan ayaa maleeshiyaadka shiicada Iiraan iyo ciidanka Nuseyriyiinta kasoo gaaray dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay waqooyiga Suuriya.

Read More »

Daawo:Suuriya Tobaneeyo Askar Meydad ah oo Maxaabiis Lagu Badashay.

0 Monday November 23, 2015 - 19:25:30
Mujaahidiinta Jamaacada Jundul Al-Aqsaa ayaa ku guuleystay in lix gabdhood oo Muslimaad ah inay kasii daayaan Xabsiyada Nidaamka Nuseyriga ee dalka Suuriya, kadib markii ku badasheen Meydadka 29 Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Bashaar Al-Asad oo ay ku dileen dagaalkii todobaadyo ka hor ka dhacay magaalada…

Read More »

Dowladda Guinea oo Xiraysa Madaarista Diinta Islaamka Lagu Barto si loo ilaaliyo Ammaanka Dadka Faransiiska ah.

0 Monday November 23, 2015 - 08:43:25
Kadib wixii ka dambeeyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee Paris wadanka Faransiiska ayay wadamada reer galbeedka iyo kuwa galbeedka Afrika bilaabeen ciriiri ay geliyaan dadka muslimiinta ah.

Read More »

Xaalad Heegan ah oo looga Dhawaaqay Wadanka Biljamka Kadibab Warar Sheegaya in Weeraro lala Damacsanyahay.

0 Saturday November 21, 2015 - 13:26:49
Wadamada Reer galbeedka gaar ahaan kuwa Yurub ayaa xaalad feejignaan heer sare ah ku dhawaaqay sababa la xariira cabsi ay ka qabaan weeraro uga yimaad mujaahidiinta.

Read More »

Cabdi Xamiid Abaa Cuud Maskaxdii Ka Dambaysay Weerarkii Magaalada Paris Ee Wadanka Faransiiska oo ladilay.

0 Thursday November 19, 2015 - 17:02:08
Waxaa soo gaba gaboobay baadi goobkii ballaarnaa ee loogu jiray mid kamida raggii loo heystay in ay soo agaasimeen weerarkii lagu hoobtay in 7 maalmood ka hor ka dhacay magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska.

Read More »

Max'med Mursi:Madaxweynaha Sharciga ah Ee Masar Waa Aniga.

0 Thursday November 19, 2015 - 11:08:21
Hoggaamiyihii hore ee wadanka Masar Max'med Mursi ayaa markale ku celiyay in uu yahay madaxweynaha sharciga ah ee wadanka Masar xilli uu ku xiranyahay xabsi!!.

Read More »

Sawirro:Markii Ugu Horraysay oo lasoo Bandhigay Qaabkii loo Qarxiyay Diyaaraddii Ruushka Ee Dalka Masar Ku Burburtay.

0 Thursday November 19, 2015 - 09:56:21
Markii ugu horraysay waxaa lasoo bandhigay qaabkii ay uburburtay diyaarad rakaab oo laga lahaa wadanka Ruushka,sawirro uu qaaday dayax gacmeed laga leeyahay Yahuudda ayaa muujinayay diyaaradda oo laba qeyb u kala jabaysa.

Read More »

Sawirro:Diyaarada Dagaalka Mareykanka oo Xasuuq Daran Ka Geystay Magaalada Muusil Ee Dalka Ciraaq.

0 Tuesday November 17, 2015 - 12:48:18
Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ayaa xasuuq bahalnima ah ka geystay magaalada Muusil ee dhacda waqooyiga wadanka Ciraaq.

Read More »

Daawo:Cabsi iyo Argagax aan horay loo arkin oo ka Jira Magaalada Paris Ee Dalka Faransiiska.

0 Monday November 16, 2015 - 20:20:33
Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay dhaceen weeraradii Magaalada Paris ee khasaaraha badan dhaliyay ayay shacabka Faransiiska wajahayaan xaalad cabsi daran ku dheehantahay.

Read More »

40 Qof Shiico ah oo lagu Dilay Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Beyruut iyo Dowladda Islaamiga ah oo Sheegatay Mas'uuliyadda Qaraxyada.

0 Friday November 13, 2015 - 06:07:52
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qaraxyo ruxay koonfurta magaalada Beyruut ee caasimadda wadanka Lubnaan.

Read More »

Jeneraal Qaasim Suleymaani oo isagoo Dhabanada Haysta Dul Fadhiistay Qabriyada Saraakiil iiraan Looga Dilay Dalka Suuriya Sawirro.

0 Wednesday November 11, 2015 - 10:12:10
Maleeshiyaadka shiicada Iiraan ayaa si xun loogu jebiyay dagaallo culus oo bilihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo badan oo katirsan wadanka Suuriya.

Read More »

Saraakiil Tababarayaal Mareykan ah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada Cammaan Ee Wadanka Urdun.

0 Monday November 09, 2015 - 16:52:45
Wararka ka imaanaya wadanka Urdun ee katirsan mandiqadda shaam ayaa sheegaya in toogasho ka dhacday magaalada caasimadda ah ee Camman lagu dilay saraakiil Mareykan ah.

Read More »

Diyaarad Ingiriiska laga Leeyahay oo Ka Badbaaday Weerar Lagu Qaaday Xilli ay dul maraysay Gobolka Saynaa ee dalka Masar.

0 Sunday November 08, 2015 - 12:09:07
Markii ugu horraysay guddiga qaabilsan baarista diyaaraddii laga lahaa wadanka Ruushka ee ku burburtay gobolka Saynaa ee wadanka Masar ayaa war kasoo saaray qaabkii wax u dhaceen.

Read More »

Diyaaradaha Dagaalka Ruushka oo 50 qof shacab ah ku Dilay Magaalada Albookamaal Ee Wadanka Suuriya.

0 Friday November 06, 2015 - 10:41:14
Melleteriga Ruushka ayaa xasuuq bahalnima ah wali kasii wada degmooyin iyo deegaano katisan wadanka Suuriya oo duullaan gardarra ah ay ku qaadeen dowladaha reer galbeedka iyo kuwa carabta.

Read More »

Britain iyo Mareykanka oo Xaqiiyay in Diyaaraddii Ruushka ee lagusoo Riday Wadanka Masar loo adeegsaday Walxaha Qarxa.

0 Thursday November 05, 2015 - 07:40:40
Inkasta oo aan wali si rasmi ah loogu dhawaaqin natiijada kasoo baxday baaritaanada ku aaddan sababta ay usoo dhacday diyaarad laga leeyahay wadanka Ruushka oo maalma ka hor ku burburtay wadanka Masar ayay soo baxayaan warar sheegaya in diyaaradda qarax lagu weeraray.

Read More »

Diyaaraddii Ruushka ee Ku Burburtay Wadanka Masar oo loo Badinayo in Gantaal lala helay.

0 Tuesday November 03, 2015 - 19:08:35
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya diyaarad rakaab oo laga leeyahay wadanka Ruushka taasi oo maalmo ka hor ku burburtay gudaha wadanka Masar.

Read More »

Daawo Hoggaamiyaha Al-Qaacidda oo Bogaadiyay Kacdoonka Tooreeyada Ee Ka Dhanka ah Dadka Yahuudda Warbixin.

0 Monday November 02, 2015 - 16:12:05
Kalimad uu jeediyay Sheykh Ayman Al-Dawaahiri, Amiirka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidda ayaa waxa uu hambalyo iyo bogaadin ugu diray dhallinyarada reer Filastiin ee mudooyinki u dambeeyay waday kacdoonka loogu magac daray "Tooreeyada" ee ay ku difaacayaan Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa, kuna…

Read More »

Dowladda Mareykanka oo Sheegtay in Ciidan ay u dirayso Suuriya si ay ula Dagaalamaan Dowladda Islaamiga ah.

0 Saturday October 31, 2015 - 08:07:32
Waxaa lasoo gaba gabeeyay shir looga hadlayay arrimaha wadanka Suuriya oo ay ka qeyb galeen intabadan dowladaha ku lugta leh duullaanka lagu qaaday wadankaasi.

Read More »

Mujaahidiinta Taliban oo la wareegay Magaalo Dhacda Waqooyiga Afghanistan iyo Amiir Mulla Akhtar oo Mareykanka u goodiyay.

0 Wednesday October 28, 2015 - 19:40:21
Kadib dagaallo sacaado badan qaatay oo ciidamada mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay lagaleen ciidamada xukuumadda dabadhilifka Kabul ayay ugu dmabeyntii u suurtagashay in ay qabsadaan degmo istiraatiiji ah.

Read More »

Daawo:Boqolaal Qof oo ku Dhimatay Dhulgariir Ka Dhacay Wadamada Pakistan,Afghanistan iyo Hindiya.

0 Tuesday October 27, 2015 - 20:53:23
Boqollaal ruux ayaa dhimatay, kadib markii dhul gariir cabirkiisa lagu qiyaasay 7.7 Richter Scale uu ku dhuftay gobollo ka tirsan dalalka Afghanistan, Pakistan iyo India. Dowladda Pakistan ayaa sheegtay in dad ka badan 180 ruux ay dhinteen, inkabadan kun ruuxna ay ku dhaawacmeen Gobolka Kheybar ee Waqooyiga…

Read More »

Daawo:Islaamiyiinta Suuriya oo Guulo Ka Gaaray Dagaalka ay kula Jiraan Nidaamka Al-asad iyo iiraan oo Saraakiil sarsare laga dilay.

0 Tuesday October 27, 2015 - 08:25:04
Dhiigabax daran ayuu wajahayaa nidaamka dabadhilifka ee kajira wadanka Suuriya xilli diyaaradaha dagaalka ruushka ay sare uqaadeen duqeymaha ay ku hayaan xoogaga suniyiinta jihaadka wada iyo kacdoon wadayaasha.

Read More »

Afar ruux ayaa ku dhimatay Dalka Mareykanka, kadib markii haweenay ay gaari ku jiirsiisay Gobolka Oklohama ee Koonfurta dalkaasi.

0 Sunday October 25, 2015 - 20:00:56
Afar ruux ayaa geeriyootay, 44 kalena way dhaawacmeen oo sideed ka tirsan ay xaaladoodu liidato, kadib markii haweenay khameysan ay gaari marsiisay koox Arday ah oo ku sugnaa Gobolka Oklohama ee Koonfurta dalka Mareykanka.

Read More »

Askari Mareykan ah oo Lagu Dilay Weerar Fashilmay oo ka Dhacay Waqooyiga Wadanka Ciraaq.

0 Saturday October 24, 2015 - 08:34:54
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorshaysan oo khamiistii lasoo dhaafay ay ciidamada Mareykanka iyo maleeshiyaadka kurdiyiinta ka fuliyeen waqooyiga wadanka Ciraaq.

Read More »

Markii Ugu Horraysay Bashaar Al-asad Hoggaamiyaha Suuriya oo Booqasho Dhuumsa ah ku Tegay Magaalada Moscow.

0 Wednesday October 21, 2015 - 17:30:12
Hogaamiyaha Nidaamka Nuseyriyada Ee Dalka Suuriya Bashaar Al-Asad ayaa booqasho kedis ah ku tagay dalka Ruushka.

Read More »

Dowladda Canada oo Ku Dhawaaqday in ay Joojisay Duullaanki ay Ku Qaaday Xoogaga Dowladda Islaamiga Ah.

0 Visits: 2102 | Wednesday October 21, 2015 - 17:30:12
War rasmi ah oo kasoo baxay xukuumadda Canada ayaa lagu sheegay in Canada ay joojisay duulimaadyadii duqeymaha oo ay ka geysanaysay Ciraaq iyo Suuriya.

Read More »

Sawirro:Ciidanka Ruush-ka oo iyagoo Calamadda Saliibka sare u qaadaya Kusii qulqulaya Suuriya iyo Masjid la Burburiyay.

0 Monday October 19, 2015 - 18:56:34
Dowladda Ruushka ayaa wali sii wadda gummaadka bahalnimada ah oo ay ku heyso shacabka muslimiinta dhulka shaam gaar ahaan wadanka Suuriya.

Read More »

Daawo:Geesi Reer Filasdiin ah oo Askari Yahuudi ah Qorigiisa ku dilay iyo dad Itoobiyaan ah oo la dhaawacay.

0 Monday October 19, 2015 - 12:34:03
Shacabka muslimiinta Filasdiin ayaa sare u qaaday dagaalka ay kula jiraan dadka Yahuudda sahyuuniyadda ee xoogga ku qabsaday dhulalka barakaysan.

Read More »

Dowladda Suudaan oo Boqolaal Askari u dirtay Wadanka Yemen si ay uga qeyb galaan Dagaallada ka dhanka ah Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta.

0 Sunday October 18, 2015 - 16:35:45
Wasaaradda G/dhigga dowladda Suudaan ayaa ku dhawaaqday in boqolaal katirsan ciidamadeeda melleteriga ay ku biirisay howlgalka ka dhanka ah maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ee Yemen qabsaday.

Read More »

Mareykanka oo Sheegay in Waqti Dheeri ah loogu daray Ciidamada Uga sugan Wadanka Afghanistan.

0 Saturday October 17, 2015 - 12:34:09
Xilli ay xoogaga Mujaahidiinta Taliban ay sare u qaadeen dagaallada ka dhanka ah maleeshiyaadka xukuumadda Dabadhilifka ah ayna qabsadeen magaalooyin istiraatiiji ah ayay walaac muujinayaan dowladaha reer galbeedka ee wadankaasi ku duulay.

Read More »

Dowladda Islaamiga ah oo u goodisay Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka.

0 Wednesday October 14, 2015 - 08:35:51
Sheekh Maxamed Al-cadnaani Afhayeenka dowlada islaamiga ah ayaa ka hadlay duullaanka ay wadamada reer galbeedka iyo shiicada iiraan ku qaadeen wadamada Ciraaq iyo Suuriya.

Read More »

Daawo:Dhalinyaro Filasdiiniyiin ah oo Dad Yahuud ah ku Dilay Magaalada Alqudus.

0 Tuesday October 13, 2015 - 13:24:56
Laba ruux oo Yahuud ah ayaa geeriyootay, kadib markii nin hubeysan uu rasaas ku furayay gaari bas ah oo marayay magaalada Al-Qudus.

Read More »

Hoggaamiyaha Jabhadda Alnusrah oo ka Hadlay Duullaanka Dowladda Ruushka Ee Dalka Suuriya.

0 Tuesday October 13, 2015 - 08:45:00
Markii ugu horraysay mujaahidiinta ka dagaalamaysa dhulka Shaam ayaa ka hadlay duullaanka saliibiga ah ee dowladda Ruushka ku qaadday wadanka Suuriya.

Read More »