Wararka Caalamka

Daawo:Xoogaga Muqaawamada Yemen oo Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Ka Eryay Saldhigga Alcanda.

0 Tuesday August 04, 2015 - 11:32:35
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in xoogaga muslimiinta sunniga ah ay dib uqabsadeen saldhigga melleteri ee Alcanda gobolka Laxaj halkaasi oo bilihii lasoo dhaafay martigelinayay dagaallo culus.

Read More »

Ciidanka Dowladda Islaamiga ah oo Qabsaday Laba Degmo oo katirsan Wadanka Suuriya.

0 Saturday August 01, 2015 - 17:33:53
Xoogaga dowladda Islaamiga ah ee ka dagaalamaya wadamada Suuriya Ciraaq ayaa wali sii wada dagaallada ay kula jiraan xukuumadaha shiicada iyo Nuseyriyiinta kuwaasi oo dhibaata ku haya muslimiinta sunniga ah.

Read More »

Doorashooyinka Baarlamaanka Turkiya oo Lasoo Gaba Gabeeyay iyo Taageerayaasha Dowladda Islaamiga Ah oo Codeeyay!

0 Sunday June 07, 2015 - 22:50:21
Waxaa lasoo gaba gabeeyay doorashooyinka baarlamaaniga wadanka Turkiya xilli dhibaatooyin dhanka ammaanka ah ay ka dhaceen goobaha cod bixinta.

Read More »

Daawo:Shirkadda Duulimaadyada Malaysia oo Ku Dhawaaqday in ay Cayrtoowday.

0 Tuesday June 02, 2015 - 10:15:15
Dowladda Malaysia ayaa ku dhawaaqday in ay musalaftay shirkadda duulimaadka diyaaradaha qaranka wadankaasi oo kamid aheyd hay'adaha ugu dhaqaalaha badan wadanka.

Read More »

Daawo:Jabhadda Al Nusrah iyo Xoogaga Kacdoonka oo Qabsaday Saldhig Melleteri oo Ciidanka Suuriya ku Sugnaayeen.

0 Wednesday May 20, 2015 - 08:51:02
Kadib dagaallo maalmo qaatay ayay xoogaga kacdoonka Suuriy iyo Mujaahidiinta Jabhadda Al Nusrah ugu suurtagashay qabsashada Mucaskarka melleteri ee Al-Masduumah kaasi oo katirsan gobolka Idlib.

Read More »

Dowladda Thailand Oo Markale Dib U Celisay Boqolaal Muslimiin Ah Oo Ka Soo Carartay Xasuuqa Barma

0 Tuesday May 19, 2015 - 15:13:38
Doon ay saaran yihiin in ka badan 380 ruux oo isugu jira Rag, Dumar iyo Caruur Muslimiin ah oo ka timid gobolka galbeedka Barma dhaca ee Arakan ayaa saacadihii la soo dhaafay timid xeebaha gobolka lagu magacaabo Sathun ee wadanka Thailand, Iyadoona dadkii qaxootiga ahaa ee saarnaa markale loo diiday…

Read More »

Mareykanka oo Ka Walaacsan in Burundi ay dib ugu laabato Dagaal Sokeeye Kadib Kacdoon Bujanbura ka bilaawday.

0 Tuesday May 05, 2015 - 09:55:26
Wasiirka arrimaha dibadda Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay khalalaasaha siyaasadeed ee dib ugasoo cusboonaaday wadanka Burundi ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Daawo:Markii Ugu Horraysay Ciidanka Melleteriga Sacuudiga oo Dhulka Yemen Kula Dagaalamay Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta.

0 Monday May 04, 2015 - 20:24:30
Wadanka Yemen wali waxaa kasii socda dagaallada loolanka ah kuwaasi oo u dhaxeeya dhinacyo kala duwan,maleeshiyaadka shiicada xuuthiyiinta ee duullaanka ku qaaday dhulka xikmadda iyo iimaanka ayaa ku guul daraystay hadafkoodi ahaa in ay maamulaan wadanka iyagoo aan wax cadaadis ah lakulmin.

Read More »

Haweenka Muslimaadka Wadanka Congo-Brazzaville oo Laga Mamnuucay Xirashada Xijaabka.

0 Monday May 04, 2015 - 20:19:14
War rasmi ah oo kasoo baxay xukuumadda Congo-Brazzaville ayaa lagu mamnuucay in hablaha muslimaadka ah ay xiran karaan Xijaabka sharciga ah.

Read More »

Nin 40 Wasiir Ka ahaa Sacuudiga oo Xilka qaadis Lagu Sameeyay iyo Bin Naa'if oo dhaxal sugaha Cusub loo Magacaabay Warbixin.

0 Wednesday April 29, 2015 - 09:01:08
Wax lama filaan ah ayay aheyd in xilkii uu hayay laga qaado wasiirkii ugu waqtiga dheeraa caalamka ahaana camiil maalqabeen ah.

Read More »

Akhriso:Al Shabaab oo War Kasoo Saartay Istish-haadka Amiirkii Mujaahidiinta Shiishaan.

0 Tuesday April 28, 2015 - 19:45:28
Xafiiska warfaafinta xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa bayaan kasoo saaray istish-haadka Sheekh Max'med Cali Addagistaani oo ahaa amiirkii mujaahidiinta imaarada Qowqaaz.

Read More »

Sawirro:Rabshado Khasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalo Katirsan Mareykanka.

0 Tuesday April 28, 2015 - 19:39:36
Ugu yaraan 15 katirsan ciidanka booliska Mareykanka ayaa dhaawacmay kadib rabashado xooggan oo ka bilaawday magaalada baltiimor ee gobolka Meriland.

Read More »

5 Wariye oo Lagu Dilay Wadanka Liibiya iyo Xoogaga IS oo Duulaan Ku Qaaday Magaalo Katirsan Dalka Suuriya.

0 Monday April 27, 2015 - 20:50:28
Wararka ka imaanaya Wadanka Liibiya ayaa sheegaya in kooxo wariyaal ah lagu dilay magaala dhacda bariga wadankaasi oo dagaallo culus ku dhaxmarayaan dhinacyo kala duwan.

Read More »

Daawo:Nidaamka Suuriya oo Magaalooyin Muhiim Ah Laga Qabsaday Al-Nusrah iyo Xoogaga Kacdoonka oo Cunaha Qabtay Calawiyiinta.

0 Monday April 27, 2015 - 08:29:36
Jab iyo halaag xooggan ayaa markale usoo galay nidaamka calawiga Bashaar Al-asad ee caanka ku gummaadka shacabka muslimiinta dhulka Shaam gaar ahaan Suuriya.

Read More »

Sarkaal ka Tirsan Ilaalada Madaxtooyada Oo Muqdisho Lagu Toogtay

0
War goor dhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakadda SomaliMeMo ayaa sheegaya in degmada Madiina lagu toogtay sarkaal sare oo ka tirsanaa Ilaalada madaxtooyada kooxda Xassan Sheekh.

Read More »

Mas'uul Ka tirsan Dowladda Kenya Oo Lagu Afduubtay Mandheera.

0
Wararka naga soo gaaraya deegaanada waqooyi bari ee dalka Kenya gaar ahaan inta u dhaxeysa Mandheera Iyo deegaan lagu magacaabo Al Carabiya waxaa ka dhacay weerar ay fuliyeen rag hubeysan oo jidka u galay gaari Bas ah oo ay saarnaayeen dad rakaab ah.

Read More »

Maxkamadda Maamulka degmada Ceel Cali Oo Xukun Xad ah ku fulisay Nin Fal Kufsi ah geystay.

0
Goob fagaare ah oo ku taalla degmada Ceel Cali ee ka tirsan Wilaayada Hiiraan ayaa waxaa galabta ka dhacay xukun xad ah Jaldi ah oo lagu fuliyay ninka lagu magacaabo Bashiir Ibraahim Cabdullaahi oo kufsaday haweeney Umul ahayd oo ka mid ah dadka deegaanka.

Read More »

Dagaallo Afmadoow Ka Dhacay Iyo Maleeshiyaad Qasaare Lagu Gaarsiiyay.

0 Tuesday April 21, 2015 - 09:59:10
Ciidanka Mujaahidiinta ee ribaadka kaga jira duleedka Afmadoow ayaa xalay dagaal culus ku qaaday fariisin maleeshiyaadka ay ku leeyihiin gudaha degmadaas gaar ahaan saldhigga Iyo meelo kale.

Read More »

Kamiin Ka Dhacay Jubooyinka Iyo Gaadiid Laga Gubay Kenyatiga

0
Wararka ka imaanaya Jubooyinka ayaa sheegaya in gabbal dhicii maanta weerar dhaba gal ah uu ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Taabta Iyo Dhoobleey oo waqtigaas marayen ciidan ka tirsan kenya.

Read More »

Sh Cali Maxamuud Raage:QM Kuma Nabad Gali Doonto Somaliya ( Dhageyso Wareysiga Sh Cali Dheere)

0 Visits: 4290 | Monday April 20, 2015 - 21:10:43
Afhayeenka XMSh oo caawa wareysi siiyay idaacadda Islaamiga Al furqaan ayaa ka hadlay weerarkii maanta Mujahaidiinta ay ka fuliyeen magaalada Garoowe ee lagu laayay shaqaalaha QM.

Read More »

AKHRISO : Tarjamada Sawaaxiliga ee Bayaanka XSHM kasoo saartay Howl-galkii Gaarisa.

0 Monday April 20, 2015 - 20:59:19
Mu'assasada Warbaahinta Labeik ee Codka Shabakadda islaamiga ah ee Al-Qimmah ayaa faafisay Tarjamada Luqadda Sawaaxiliga ee Bayaankii Xarakada Shabaabul Mujaahidiin kasoo saartay Howl-galkii Jaamacadda Gaarisa.

Read More »

Amiirkii Mujaahidiinta Qowqaaz oo Shahiiday Iyo Bayaan Laga Soo Saaray

0 Monday April 20, 2015 - 19:58:11
Imaarada islaamiga ah ee Qooqaaz ayaa si rasmi ah u shaacisay inuu shahiiday Amiirkii guud ee Imaarada Sheekh Abii Muxamed Al-Daaghistaani, kaasi oo mas'uuliyadda Hoggaanka Imaarada loo dhiibay kadib Istish-haadkii Amiirkii hore ee Sheekh Doko Cumarov Abuu Cuthman.

Read More »

Qarax Ka Dhacay Garoowe Iyo XMSh Oo Sheegatay Masuuliyadda Weerarka.

0 Monday April 20, 2015 - 10:50:38
Qarax Xoog leh ayaa goordhaw ka dhacay afaafka hore ee xarunta Qm ee magaalada Garoowe kaasoo lala eegtay gaari ay saarnaayeen shaqaale ka tirsan UN-ka oo isugu jiray caddaan Iyo Madoow.

Read More »

Saldhigyo Maleeshiyaadka DF-ka ay ku leeyihiin Lafoole Oo Weerar Lagu Qaaday

0
Sida aan ku heleyno macluumada ciidan ka tirsan Mujaahidiinta ayaa fiidkii xalay dagaal ku qaaday degmada Lafoole gaar ahaan halka loo yaqaano Shanta tiir oo ay fariisin ciidanka Mooryaanta ay deganyihiin.

Read More »

Dagaal Lagu Qaaday Garoonka Kismaayo Iyo kenyatiga Oo Askar Laga Dilay.

0 Monday April 20, 2015 - 09:08:32
Ciidamo ka tirsan mujaahidiinta ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin ciidanka Kenyatiga ay ku leeyihiin garoonka magaalada Kismaayo halkaasoo ah fariisinka ugu weyn ee ay ku leeyihiin jubooyinka.

Read More »

Ciidanka Kenya Oo Dilay Mid ka Mid ah Macallimiinta Mandheera Canshuurna Ka Qaatay meykiisa.

0 Sunday April 19, 2015 - 19:30:08
Sida aan ku heleyno wararka ka imaanaya magaalada mandheera ciidanka Kenya ayaa gudaha degmadaas ka afduubtay mid ka mid ahaa macallimiinta degmada muddo haatan laga joogo ku dhawaad 20 Maalin.

Read More »

Kamiin Ka Dhacay Duleedka Baydhabo Iyo Waxyeelo Gaartay Ciidanka Amxaarada Itoobiya.

0 Sunday April 19, 2015 - 18:55:30
Ciidamo ka tirsan Amxaarada Itoobiya oo kasoo baxay degmada Buurhakaba kuna sii jeeday degmada Baydhabo ayaa waxaa galabta jidka u galay ciidan ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

Read More »

XMSh ayaa Faah Faahin ka Bixisay Howl Galkii Lagu Gubay Gaadiidka Dagaalka Laguna Laayay Askarta Amisom.

0 Visits: 2962 | Sunday April 19, 2015 - 18:38:55
Afhayeenka ciidanka XMSh Sh cabdul Casiis Abuu Muscab oo wareysi siinayay idaacadda Islaamiga Andalus ayaa sheegay in howl galkii maanta ciidanka Mujaahidiinta ay u dhigeen kolonyo gaadiid ah oo kasoo baxay garoonka Balli doogle gurmadna u sida ciidan kale,dagaal culusna waxa uu ku qabsaday intii ay…

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsanaa Maamulka Puntland Oo Muqdisho Lagu Dilay Iyo XMSh oo Sheegatay Masuuliyadda Weerarka.

0 Saturday April 18, 2015 - 16:23:00
Duhurnimadii maanta rag hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa xaafadda Taleex degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ku toogtay masuul ka tirsanaa maamulka la magac baxay Puntland waxaana sarkaalka uu qeyb ka ahaa golaha baarlamaan gaaleedka maamul goboleedkaas.

Read More »

Al-Kataa'ib oo Soo Saartay Qeybtii Labaad Filinka "Dhowrsanaan Ma Leh Amni Iyo Ammaan La'aan

0 Saturday April 18, 2015 - 09:54:49
Isdaarkan oo la daawan karo muddo 16 daqiiqo ah ayay mu'asasada Al Kataa'ib kusoo bandhigeysaa weerar Mujaahidiinta ay ku qaadeen deegaanka Gaamba ee ka tirsan dhulka Kenya ay gumeysato halkaasoo Mujaahidiinta ay kusoo furteen maxaabiis muslimiin ah.

Read More »

Qarax Xoogan Ayaa Ruxay Qunsuliyadda Mareykanka Ee Magaalada Arbiil

0 Friday April 17, 2015 - 21:23:07
Sida uu nagu soo gaarayo warka ka imaanaya dalka Ciraaq gaar ahaan magaalada Arbiil oo ah xarunta maamulka Kurdiyiinta qarax xoog leh ayaa ka dhacay qunsuliyadda kaasoo lasoo sheegayo inuu dhaliyay qasaare isugu jira dhimasho Iyo dhaawac iyo bur burka dhismaha la beegsaday.

Read More »

Tobaneeyo Katirsan Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta oo Yemen Lagu Dilay iyo Ansaaru Shareecah oo Sheegatay.

0 Saturday April 11, 2015 - 07:00:21
Khasaara xooggan ayaa markale lagaarsiiyay maleeshiyaadka shiicada xuuthiyiinta ee qabsaday intabadan magaalooyinka waaweyn ee wadanka Yemen.

Read More »

Hoggaamiyihii Jamaacada Ajnaad Masar oo Ku Shahiiday Weerar Ka Dhacay Duleedka Magaalada Al Qaahira.

0 Thursday April 09, 2015 - 20:15:49
War rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska warfaafinta jamaacada Jihaadiga Ajnaad Masar ayaa lagu xaqiijiyay istish-haadka Amiirkii Jamaacada.

Read More »

Khubarada Internetka Dowladda Islaamiga ah oo Weerartay Warbaahinta Faransiiska.

0 Thursday April 09, 2015 - 13:30:08
Ciidanka Electronic-ga Dowladda Islaamiga ah ayaa weeraro hor leh ku qaaday dowladaha reer galbeedka ee hoggaaminaya dagaalka ka dhanka ah waxa Argagaxisa loogu yeero

Read More »

Al Qaacidada Jaziiradda Carabta oo Lacago Abaal Marin ah uballan qaadday qofkii soo dila Cali Cabdalla Saalax iyo Cabdi Maliki Al-xuuthi.

0 Thursday April 09, 2015 - 11:23:37
Mujaahidiinta Al Qaacidada Jaziiradda Carabta ayaa ku dhawaaqay in lacago Malaayiin dollar ah ay hadiyad ahaan usiin doonaan ciddii disha ama qabata Cali Cabdalla Saalax hoggaamiyihii hore ee Yemen iyo Cabdi Malik Al-xuuthi hoggaamiyaha maleeshiyada shiicada Xuuthiyiinta.

Read More »