Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeelada Hoose ayaa xalay muddo saacada ah maamulayay inta u dhaxeysa deegaanka Calamada iyo midka Xaawo Cabdi ee degmada Lafoole'iyadoona wadadaasi kamiin loogu dhigay maleeshiyaatka dowladda Federaalka intii Mujaahidiinta ay ku sugnaayeen Wadadaasi.
Read More »