Wararka Caalamka

Askar Booliska Australia Katirsan oo Laweeraray iyo qof Muslim Ah oo Ladilay.

0 Tuesday September 23, 2014 - 20:14:58
Wararka ka imaanaya wadanka Australia ayaa sheegaya in ruux muslim ah uu weerar ku qaaday ciidanka booliska wadankaasi.

Read More »

Dhageyso:Afhayeenka Dowladda Islaamiga ah oo Ka Hadlay Duullaanka Mareykanka Ee Ciraaq.

0 Monday September 22, 2014 - 11:29:09
Dowladda islaamiga ah ayaa markii ugu horraysay ka hadashay duullaanka ay ku iclaamiyeen tobaneeyo katirsan wadamada reer galbeedka iyo xukuumado carbeed.

Read More »

Muwaadin Somali-Canadian ah oo Dalka Suuriya Ku Shahiiday iyo Turkiga oo Maxaabiis loosii daayay.

0 Saturday September 20, 2014 - 19:08:16
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in dagaallo culus oo khamiistii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Xalab uu ku shahiiday muwaadin soomaali ah.

Read More »

Sawirro:Booliska Islaamiga Gobolka Naynawa Dalka Ciraaq oo lasoo Bandhigay.

0 Saturday September 20, 2014 - 10:00:12
Gobolka Naynawa ee dhaca waqooyiga wadanka Ciraaq bilihii lasoo dhaafay waxaa si habsami leh uga shaqeynayay maamul islaami ah oo dadka muslimiinta sunniga ah dib ugusoo celiyay sharaftooda.

Read More »

Ciidamo Mareykan ah oo lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada Kabul iyo Taliban oo Sheegatay.

0 Tuesday September 16, 2014 - 11:21:17
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday safaaradda Mareykanka ee magaalada Kabul.

Read More »

Dhageyso:Sheekh C/Qaadir Muumin oo ka hadlay istish-haadka Sheekh Abuu Zubeyr.

0 Thursday September 11, 2014 - 19:56:00
Sheekh C/qaadir Muumin oo kamid ah culimaa'udiinka mujaahidiinta ee ku sugan buuraha Goolis ayaa ka hadlay dilka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr.

Read More »

Daawo:Dr.Ayman Al Dawahiri oo Ku Dhawaaqay Farac Cusub Mujaahidiinta Al Qaacidda Ee Jaziirad U ekaha Qaaradda Hindiya.

0 Thursday September 04, 2014 - 08:52:35
Hoggaanka Mujaahidiinta Al Qaacidda ayaa ku dhawaaqay Farac cusub oo Al Qaacidda katirsan kaasi oo ka howlgeli doono dhowr wadan oo qaardda Asia katirsan.

Read More »

43 Katirsan Ciidamada UN-ka oo Lagu Qafaashay Buuralayda Jowlaan Ee Dalka Suuriya.

0 Thursday August 28, 2014 - 20:15:19
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen gobolka Quneydarah ee dhaca xad beenaadka ay wadaagaan dhulka Filasdiin ee Yahuuddu gumeysato iyo Suuriya.

Read More »

Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ka Badbaaday Isku Day dil Kadib Toogasho Ka Dhacday Garoonka Djibouti.

0 Tuesday August 26, 2014 - 09:54:29
Wararka ka imaanaya dalka Djibouti ayaa sheegaya in madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle uu ka baxsaday toogashadu ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Magaalada Djibouti Xilli halkaas ay ka soo dagayeen wafdi uu isaga hogaaminayey.

Read More »

Daawo:Mujaahidiinta Nigeria oo Magaalo Muhiim Ah Qabsaday Maamul Islaami Ahna Ku Dhawaaqay.

0 Monday August 25, 2014 - 18:44:13
Mujaahidiinta wadanka Nigeria ayaa si buuxda ula wareegay magaalooyin muhiim ah kadib dagaallo culus oo ay lagaleen ciidamada xukuumadda dabadhilifka wadankaasi.

Read More »

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo dhigay Dibad baxyo ka dhan ah DF-ka Kadib Markii Lacago Baad Ah Ladul dhigay.

0 Sunday August 24, 2014 - 11:56:33
Ganacsatada suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa dhigay dibad baxyo ay uga cabanayaan khal khal dhanka ammaanka ah oo maalmihii lasoo dhaafay uga imaanayay maleeshiyaadka dowladda Xasan Sheekh.

Read More »

Daawo:Xoogag Islaami Ah oo Lawareegay Caasimadda Liibiya iyo Khaliifa Xiftar oo Lajebiyay.

0 Sunday August 24, 2014 - 11:04:35
Kadib dagaal muddo kabadan sedax bilood xariir ah ka socday magaalada caasimadda u ah Liibiya ee Daraabulis ayaa lagu kala itaal roonaaday dagaalka.

Read More »

Tobaneeyo Ku Dhimatay Weeraro Ka Dhacay Magaalooyinka Baqdaad,Kirkuuk iyo Arbiil.

0 Sunday August 24, 2014 - 09:30:54
Maalin kadib markii maleeshiyaadka shiicada Rawaafidda ah ay dad muslimiin Ahlusunna ah ku xasuuqeen wadanka Ciraaq ayay mujaahidiintu Jawaab celin buuxda ka bixiyeen falka xasuuqa ah.

Read More »

Ku Dhawaad 100 Qof Muslimiin Sunni ah oo lagu Dilay Masjid Kuyaal Wadanka Ciraaq.

0 Saturday August 23, 2014 - 06:51:05
Maleeshiyaadka shiicada Ciraaq ayaa gummaad bahalnimo ah ka gaystay masjid ay ku cibaadaysanayeen dadka muslimiina sunniga wadankaasi.

Read More »

Warbixin:Shaqaalaha Caafimaadka Kenya oo Shaqa Joojin Ku Dhaqaaqay iyo Dhaqaalaha oo Hoos udhacay.

0 Wednesday August 20, 2014 - 17:35:37
Dhammaan ilaha caafimaadka gobollada wadanka Kenya ayaa shaqa joojin saameyn ku reetay malaayiin qof ku dhawaaqay.

Read More »

Kacdoonno Rabshada Wata oo dib uga Qarxay Wadanka Mareykanka Kadib Markii Ladilay Qofkii 2-aad oo Madoow Ah.

0 Wednesday August 20, 2014 - 09:35:02
Wadanka Mareykanka waxaa sii xoogeystay kacdoonka shacbiga ah ee ka dhanka ah dadka caddaanka oo maalmo ka hor dilay mid kamida dadka madoowga ah ee laga tirada badanyahay.

Read More »

Dowladda Islaamiga Ah oo Gowracday Wariye James Foley Muwaadin Mareykan Ah.

0 Wednesday August 20, 2014 - 08:23:39
Dowladda Islaamiga ah ayaa ku dhawaaqday in ay gowracday saxafi mareykan ah oo muddo sanada ah uqafaalnaa mujaahidiinta.

Read More »

Ciidamada Shiicada oo Ku Fashilmay in Ay Dib uqabsadaan Magaalada Tikriit Ee Wadanka Ciraaq.

0 Wednesday August 20, 2014 - 07:27:47
Ciidamada xukuumadda dabadhilifka Ciraaq iyo maleeshiyaad mutadawiciin shiico ah ayaa si xun loogu jebiyay dagaal culus oo ka dhacay gobolka Salaaxudiin.

Read More »

Mareykanka oo Diyaarad Loogasoo Riday Ciraaq iyo Ciidanka IS oo Dhul Hor leh Qabsaday.

0 Tuesday August 19, 2014 - 11:46:13
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ay saacadihii lasoo dhaafay ay dagaallo culus lagaleen saliibiyiinta mareykanka iyo maleeshiyaad murtadiin ah.

Read More »

Dhageyso:Ciidamada Itoobiya oo Udhacay Hoteel kuyaal Magaalada Baydhabo Odayaalna Qafaashay.

0 Monday August 18, 2014 - 09:35:08
Ciidamada Xabashida Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa xoog ku galay Hoteelka Bakiin oo ay deganaayeen odayaal dhaqameeyo dabadhilifyo ah qeybna ka ahaa duullaanka gumeystuhu ku qaaday Bay iyo Bakool.

Read More »

Mareykanka oo Sheegay in ay soo Gaba gabaynayaan Duqeymaha ay Ka Wadaan Wadanka Ciraaq.

0 Tuesday August 12, 2014 - 17:30:43
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in dhawaan ay soo gaba gabeyn doonto duqeymaha dhanka cirka ah oo ay ka geysanayso waqooyiga wadanka Ciraaq.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dagaalkii Buula Burde iyo Arrimo Kale.

0 Saturday August 09, 2014 - 20:21:39
Taliska ciidamada shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay wilaayaadka islaamiga ah ee lagusoo duulay.

Read More »

Daawo:Mareykanka oo Ku Dhawaaqay Weerar Ka Dhanka Cirka si Uu u Badbaadiyo Kooxaha Sheydaanka Caabuda Ee Ciraaq.

0 Friday August 08, 2014 - 09:38:46
Hoggaamiyaha Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in uu bixiyay amar lagu duqeynayo deegaanno katirsan waqooyiga wadanka Ciraaq oo ay maamulaan mujaahidiinta.

Read More »

Sawir:44 Sanadood Kadib Jeneraalkii Ugu Sareeyay Ciidanka Mareykanka oo Afghanistan Lagu Dilay!

0 Wednesday August 06, 2014 - 06:30:00
Askari hubeysan oo katirsan ciidanka Melleteriga xukuumadda Xamiid Karzaay ee wadanka Afghanistan ayaa dilay sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka Mareykanka ee soo duulayaasha ah.

Read More »

Sawir:Ciidamada Yahuudda oo Bilaabay in Ay Ka Baxaan Magaalada Qaza Ee Filasdiin.

0 Sunday August 03, 2014 - 13:44:46
Wararka ka imaanaya magaalada Qaza ayaa sheegaya in kumanaan katirsan ciidamada Yahuudda ay dib uga gurteen magaalada kadib markii iska caabin adag ay kala kulmeen Muslimiinta.

Read More »

Daawo:Boqolaal Shacab Muslimiin ah oo Markale Lagu Xasuuqay Magaalada Qaza.

0 Thursday July 31, 2014 - 15:38:21
Ciidamada Yahuuda Sahyuuniyadda ayaa wali sii wada gumaadka ka dhanka ah shacabka muslimiinta filasdiin ee ku dhaqan magaalada Qaza.

Read More »

Daawo Sawirro:Ciidanka Dowladda Islaamiga Ah oo Si Buuxd Ula Wareegay Magaalada Raqqa.

0 Saturday July 26, 2014 - 08:18:26
Ciidamada Mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ayaa lawareegay saldhiggii ugu dambeeyay ee cadawga Nuseyriga Bashaar al-asad uga sugnaa gobolka Raqqa.

Read More »

Fadeexad Wafdiga Dhakhaatiirta Imaaraatka Ee Gaza oo Jawaasiis noqday!

0 Tuesday July 22, 2014 - 16:51:47
Fadeexad weyn ayaa ku habsatay dowladda Imaaraatka Carabta, kadib markii laga war helay inay Jawaasiis yihiin koox Dhakhaatiir ah oo ay u dirtay Jiidda Qaza.

Read More »

Daawo:Wariye Waa'il Dax-Duux oo Illimeeyay Isagoo Toos Ugasoo Hadlaya Magaalada Gaza.

0 Monday July 21, 2014 - 15:26:46
Gummaadka ay Yahuudda Sahyuuniyadda ku hayso shacabka muslimiinta walaalaheena Filasdiin ayaa wali meeshiisa kasii socda.

Read More »

Sawirro:Gaadiid Gaashaan oo Laga Qabsaday Nidaamka Bashaar Al-Asad.

0 Monday July 21, 2014 - 14:39:31
Dowladda islaamiga ah ayaa soo bandhigtay qaniimo farabadan oo ay cadawga nuseyriga ah uga furatay dagaal dhawaan ka dhacay gobolka ximis ee wadanka Suuriya.

Read More »

Daawo:Yahuudda oo 100 qof Ku Xasuuqday Magaalada Gaza Filasdiin.

0 Sunday July 20, 2014 - 17:18:51
Ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa gummaad hor leh ka geysanaya magaalada Gaza ee dhulka filasdiin oo duullaan cudwaani ah ku socdo.

Read More »

Sawirro:Hay'adaha Gargaarka Dowladda Islaamiga Ah oo Gargaar Qeybin Ka Wada Magaalada Muusil.

0 Sunday July 20, 2014 - 15:08:26
Maamulka islaamiga gobolka Naynawa ee waqooyi Ciraaq ayaa dardar geliyay qeybinta gargaarka uu siiyo shacabka taakta daran ee ku nool magaalooyinka iyo tuulooyinka.

Read More »

36 Askari oo Masar Looga Dilay Weerar Ka Dhacay Xadka ay Lawadaagto Liibiya.

0 Sunday July 20, 2014 - 15:01:39
Wararka ka imaanaya wadanka Masar ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidanka Melleteriga wadankaasi ee gumaadka ku haya shacabka Masaarida.

Read More »

Ku Dhawaad 10 qof oo Ku Dhimatay Weerar Kenya Ka Dhacay iyo Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Saturday July 19, 2014 - 16:44:47
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xalay ka dhacay gudaha Kenya kaasi oo sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah.

Read More »

Daawo:Diyaaradaha Drone-ka Mujaahidiinta Filasdiin oo Shaqa Bilaabay Weerarana ku Qaaday Yahuuda.

0 Tuesday July 15, 2014 - 10:48:47
Wararka ka imaanaya magaalada qaza ayaa sheegaya in ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda ay wali sii wadaan weerarada ka dhanka ah shacabka musliminta Filasdiin.

Read More »