Wararka

Ciidamada AMISOM oo Dad Shacab ah Ku Dilay Magaalada Marka Sh/Hoose.

0 Tuesday December 16, 2014 - 10:41:02
Ciidamada AMISOM ee xoogg ku jooga Soomaaliya ayaa sare uqaaday dhibaatada ay ku hayaan shacabka muslimiinta gumeysi diidka ah.

Read More »

Dhageyso:Ciidamada Itoobiya oo Ka Baxay Degmada Wabxo iyo Mujaahidiinta Al Shabaab oo Dib Uqabsaday.

0 Monday December 15, 2014 - 20:03:06
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in ay soo gaba gaboobeen dagaallo culus oo maanta barqadii ka bilaawday degmada Wabxo.

Read More »

Dowladda Federaalka oo Qiratay in Askar iyo Saraakiil Looga Laayay Dagaalkii Warmaxan iyo Maleeshiyaadka Mushrikiinta oo Gurieel Laga Qabsaday.

0 Monday December 15, 2014 - 14:11:24
Kadib dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen deegaanada Warmaxan iyo Tixsiile ayay Dowladda Federaalka ee gumeystaha la shaqeysa qiratay khasaaraha dagaalka kasoo gaaray.

Read More »

Dagaal Culus oo Ka Dhacay Degmada Wabxo iyo Ciidanka Xabashida Itoobiya oo Dib ugurasho Sameeyay.

0 Monday December 15, 2014 - 12:07:08
Dagaal culus ayaa ka socda gudaha iyo hareeraha degmada Wabxo ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Xarakada Al Shabaab oo u Hanjabtay Maamulka Shariif Sakiin Madaxda Ka yahay ee Baydhabo Looga Dhawaaqay.

0 Monday December 15, 2014 - 09:19:08
Markii ugu horraysay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka hadashay maamul ku sheega Itoobiya taabacsan ee maalmo ka hor looga dhawaaqay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

Read More »

Faah Faahin:Ciidamada Mujaahidiinta oo Weeraray Warmaxan iyo Tixsiile,Gaadiid Dagaal oo lagubay iyo Dhimashada 14 askari.

0 Monday December 15, 2014 - 08:55:35
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus oo saaka ka bilaawday deegaanno katirsan degmooyinka W/Weyne iyo Afgooye ay soo gaba gaboobeen.

Read More »

Madaafiic Lagu Garaacay Xerada Xalane oo ay ku yaallaan Xarumaha Q.Midoobe iyo kuwa AMISOM.

0 Sunday December 14, 2014 - 23:53:48
Caawa fiidkii ayaa madaafiic lagu garaacay saldhigga ugu weyn ee ciidamada shisheeyaha AMISOM ku leeyihiin magaalada Muqdisho xilli ammaanka caasimadda uu faraha kasii baxayo.

Read More »

Sawirro:Dowladda Turkiga oo Gurmad Gaarsiisay Ciidanka Itoobiya Ee Degmada Ceelbuur Ku Go'doonsan.

0 Sunday December 14, 2014 - 12:22:28
Haddii hay'adaha Turkiga ee Soomaaliya ku sugan ay sheegan jireen in joogitaankooda Soomaaliya uu salka ku hayo gargaarka shacabka Soomaaliyeed wajigooda dhabta ah sanad ka hor ayuu faydmay kadib markii safaaradda Turkiga ee Muqdisho dhaqaale ku wareejisay taliska ciidanka AMISOM.

Read More »

Soomaali Australian ah oo Ku Biiray Dowladda Islaamiga ah Ee Ciraaq iyo Suuriya Ka Dagaalamaysa.

0 Sunday December 14, 2014 - 10:40:16
Jaaliyadda Soomaalida dalka Australia ayaa ku dhawaaqday in gabdho Soomaali ah ay ku biireen jihaadka ka socda wadamada Suuriya iyo Ciraaq.

Read More »

Warar Dheeraad ah:Dagaal Saacada Badan Qaatay oo Ka Dhacay Degmada Raaga Celle ee Gobolka Sh/Dhexe.

0 Sunday December 14, 2014 - 09:45:55
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay fiidkii ka dhaceen degmada Raaga Ceelle oo ay ku suganyihiin ciidamada shisheeyaha AMISOM.

Read More »

Saraakiil Katirsanaa DF-ka oo Lagu Dilay dagaal Ka dhacay Deegaan Hoos Yimaad Degmada Balcad Sh/dhexe.

0 Visits: 1062 | Saturday December 13, 2014 - 13:47:48
Wararka ka imaanaya deegaanka Xawaadley ee duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dagaallo khasaara badan dhaliyay halkaasi ku dhaxmareen maleeshiyaadka DF-ka iyo dadka deegaanka.

Read More »

Baarlamaanka Kenya oo Ansixiyay Qodobada La dagaalanka Argagaxisada! Warbixin.

0 Saturday December 13, 2014 - 13:24:12
xilli mujaahidiinta xarakada alshabaab ay xoojiyeen weerarada qorshaysan ee ka dhanka ah xukuumadda nasaarada Kenya iyo shacabkeeda ayay soo baxayaan jiha wareer dhan walba ah oo udhaxeeya hay'adaha maamulka Kenya.

Read More »

Hoos Udhac Ballaaran oo Ku Yimid Shidaalka Adduunka Barmiilkii Nafta ah Wuxuu Gaaray $57.

0 Saturday December 13, 2014 - 12:04:39
Jiha wareer ayaa ka taagan suuqyada shidaalka adduunka kadib markii uu si lama filaan ah hoos uga dhacay shidaalka qeybihiisa kala duwan arrinkaasi oo saameyn ballaaran reebay.

Read More »

Daalibaab oo Askar Mareykan ah ku Dishay Duleedka Magaalada Kabul Afghanistan.

0 Saturday December 13, 2014 - 10:52:43
Mujaahidiinta imaarada islaamiga Afghanistan ayaa ku dhawaaqay in weerar ka dhaca meel ku dhaw Sheekh Dabiixullaahi Mujaahid Afhayeenka Taliban oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in qarax lala eegtay gaari gaashaaman oo ay wateen ciidanka Mareykanka ay ku dileen 5 Askari Mareykan ah.

Read More »

Saldhigyada Ciidamada AMISOM Ee Duleedka Muqdisho oo Weeraro Lagu Miray.

0 Saturday December 13, 2014 - 10:40:43
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen deegaanno hoos yimaad degmada Lafoole ee duleedka muqdisho.

Read More »

Faah Faahin:Maleeshiyaadka Mushrikiinta Oo Dagaal Looga Saaray Degmada Dhuusamareeb iyo Xiisada Colaadeed oo taagan.

0 Saturday December 13, 2014 - 10:04:22
Dagaallo shalay ka bilaawday deegaanka guriceel ee gobolka Galguduud ayaa ku fiday dhanka magaalada dhuusamareeb ee xarunta u ah gobolkaasi.

Read More »

Daawo:Horumarka Dhanka Waxbarashada ah Ee Kajira Dhulka Shareecada Islaamka Lagu Maamulo Ee Dalka Soomaaliya.

0 Friday December 12, 2014 - 19:50:13
Mu'asasada Al-kata'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay qeybtii 2-aad ee Isdaarka قطُوفُ الشَّرِيعَة "Gurashada shareecada".

Read More »

Dagaal Khasaara Badan Dhaliyay Degmada Guriceel Ku Dhaxmaray Maleeshiyaad Hubeysan.

0 Friday December 12, 2014 - 19:00:34
Ugu yaraan 5 qof ayaa geeriyootay 7 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib dagaallo culus oo maanta ka qarxay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Qarax Askar Lagu Dilay oo Ka Dhacay Deegaanka Galgala Ee Duleedka Magaalada Boosaaso.

0 Friday December 12, 2014 - 17:50:39
Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamo katirsan maamulka Ashahaadda ladirirka ee Puntland isku magacaabay.

Read More »

Dhageyso:Sh.Xasan Yacquub oo Faah Faahin Ka Bixiyay Halganka Lagula Jiro Xabashida Itoobiya Ee Galguduud Kusoo Duushay.

0 Thursday December 11, 2014 - 20:27:43
Waaliga wilaayada islaamiga galguduud Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Islaamiga Andalus ayuu ku faah faahiyay dagaallo culus oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay deegaanno iyo degmooyin Galguduud katirsan.

Read More »

Cismaan Axmed"Dalalka Maraykanka uu Ku Tacdiibiyay Muslimiinta Waxaa kamid ah Soomaali" Dhageyso.

0 Thursday December 11, 2014 - 20:07:53
Golaha Odayaasha dalka Mareykanka ayaa baahiyey maalintii shalay Taqriir ka sheekaynaya qaababka ay CIA-du u isticmaasho Maxaabiista Muslimiinta marka ay xog ka raadinayaan.

Read More »

in kabadan 10 qof oo Biya Ay Cabeen Ugu Geeriyooday Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho.

0 Thursday December 11, 2014 - 11:11:55
Ugu yaraan 15 qof ayaa dhimatay 50 kalane xaaladoodu waa garaab kadib markii ay cabeen biyo sumeysan degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Ciidamada Ansaaru Shareecah oo Weeraray Saldhig Ciidanka Mareykanku Ku Leeyihiin Koonfurta Yemen.

0 Thursday December 11, 2014 - 10:58:35
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay duqeymo ay ciidamada mujaahidiinta Ansaaru Shareecah ka geysteen saldhig ciidanka Mareykanka ku leeyihiin Koonfurta Yemen.

Read More »

Kooxo Hubeysan oo Agaasime Wasaaradeed Ka Qafaashay Degmada Waaberi Ee Magaalada Muqdisho.

0 Thursday December 11, 2014 - 10:08:27
Wararka ka imaanaya degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mas'uul katirsanaa Dowladda Federaalka ee shisheeyaha la shaqeysa laga qafaashay degmadaasi.

Read More »

Faah Faahin:Dagaal Gaari iyo Hub Lagu Qabsaday oo Xalay Ka Dhacay Deegaanka Kalabeyrka Gobolka Hiiraan.

0 Thursday December 11, 2014 - 09:30:39
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay saqdii dhexe ka dhaceen deegaanka Kalabeyr ee duleedka magaalada Beled Weyne.

Read More »

Daawo:Jaasuus Axmed Max'med Cabdullaahi Faroole oo Wareysi Ku Faah Faahiyay Shaqadii uu U hayay Maamulka Puntland iyo arrimo Kale.

0 Wednesday December 10, 2014 - 11:45:02
Mu'asasada Al-kataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo saartay xalqada 4-aad ee هم العدو فاحذرهم Waxaana lagu wareysanayaa Jaasuus horay uga tirsanaa Mujaahidiinta.

Read More »

Warbixin:CIA-da oo 13 Sanadood Gudahood Tacdiibin Fool Xun Kula Kacday Dad Muslimiin ah.

0 Wednesday December 10, 2014 - 11:20:56
Golaha odayaasha dalka Mareykanka ayaa soo saaray warbixin 600 Bog ka kooban oo ku saabsan qaabka ay sirdoonka Mareykanka ula dhaqmaan dadka muslimiinta ee waxa loogu yeero Argagaxisada ku eedaysan.

Read More »

Daawo:SomaliMeMo oo Tarjumad Soomaali Ah Saartay Kalimadda Sheekh Cali Dheere Ee Rithaaga Sh.Abuu Zubeyr.

0 Wednesday December 10, 2014 - 10:24:54
Shabakadda islaamiga SomaliMeMo ayaa Tarjumaad Afka Soomaaliga ah saartay isdaarkii kasoo baxay Mu'asasada Al Kata'ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Sarkaal Katirsanaa DF-ka oo Duleedka Beled Weyne Lagu Dilay iyo Dagaallo Ka Dhacay Deegaanno Galguduud Katirsan.

0 Wednesday December 10, 2014 - 10:09:56
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka Al Shabaab ay gaari shacab ah kala degeen Sarkaal lagu magacaabi jiray Qaasim Cabdulle Kheyrre.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Dagaal Ku Galay Degmada Qoryooleey Ee Wilaayada Shabeelaha Hoose.

0 Wednesday December 10, 2014 - 08:49:40
Iska hor'imaadyo xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno iyo degmooyin katirsan gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Gabdho Soomaali Ah oo Kufsi iyo Gowrac Loogu Geystay Magaalada Riyaadh Ee Wadanka Sacuudiga.

0 Tuesday December 09, 2014 - 12:35:21
Wararka ka imaanaya dhulka Xarameynka ee Sacuudiga loo yaqaan ayaa sheegaya in gabdho soomaaliyeed lagu dilay kadib markii gabood fallo xun lagula kacay.

Read More »

Ururka Midowga Afrika oo Ku Dhawaaqay in Kumanaan Dagaalyahanno Afrikaan ah Ay Barbar Dagaalamaan IS Halisna Ku yihiin Ammaanka Qaaradda.

0 Tuesday December 09, 2014 - 12:30:21
Xilli jamaacaad jihaadi ah ay dagaal adag ka wadaan qaaradda Afrika ayay dowladaha dabadhilifka calooshood u shaqeystayaasha afrikaanta ah walaac ka muujinayaan mujaahidiinta qaaradda kasoo jeeda ee jabhadaha dagaalka caalamiga ah ka halgamaya.

Read More »

Dhagayso:Falanqeyn Ku Aadan Itoobiya iyo Kenya oo Sameystay Isbahaysi Ka Dhan ah Soomaaliya.

0 Tuesday December 09, 2014 - 11:49:32
Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyay duullaan cusub oo lagula wareego dhul hor leh Wadanka Soomaaliya.

Read More »

Abuu Cabdalla ""Cadawgu Habeenkii Ma seexdaan,Maalintii difaac ayay ku jiraan, mujaahidiintuna allaah Waa ugargaaray" Wareysi.

0 Tuesday December 09, 2014 - 11:08:56
Waaliga Shabeelaha Hoose sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa wareysi gaar ah caawa siiyay idaacada Alfurqaan isagoo ka hadlay Howlgallo ay ka fuliyeen shabeelaha Hoose.

Read More »

Canada iyo Britain oo Albaabada isugu dhuftay Safaaradahooda Wadanka Masar Kadib Cabsi Ammaan.

0 Tuesday December 09, 2014 - 10:18:05
Dowladaha Ingiriiska iyo Canada ayaa ku dhawaaqay in albaabada ay isugu dhufteen safaaradahooda magaalada alqaahira,war rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Canada ayaa lagu sheegay in warbixinno dhanka sirdoonka ah oo ay heleen ay muujinayaan weeraro ka dhaci kara alqaahira sidaasi daraadeedna…

Read More »