Wararka

XOG GAAR AH: Idaacadda Andalus Oo Heshay Magacyada Saraakiil Sar-sare Oo Lagu Dilay Weerarkii Halyeeynimo Ee Xalane.

0 Sunday December 28, 2014 - 18:45:57
Xog hoose oo Idaacadda Islaamiga Andalus ay ka heshay Ilo Wareedyo Mas'uul ah oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa xaqiijisay in ugu Yaraan 25 ruux oo ay ku jiraan Saraakiil sar-sare oo Cadaan iyo Afrikaan ah lagu dilay weerarkii halyeeynimo ee Khamiistii la soo dhaafay ay Xerada Xalane ku qaadeen Cutubyo…

Read More »

Dhageyso:Xersi Diini oo ka hadlay Bahdilka Xamud iyo jawaabta Laga Filan karo Jabuuti.

0 Sunday December 28, 2014 - 13:30:21
Xersi Diini Hilowle waa aqoonyahan Falanqeeya shisheeyaha afrikaanta ee ku soo duulay Dalka Soomaaliya.

Read More »

Diyaarad ay la socdaan 150 qof Rakaab ah oo Lagu La'yahay Wadanka Indonesia.

0 Sunday December 28, 2014 - 12:46:48
Maamulayaasha wadanka Indonesia ayaa ku dhawaaqay in lala'yahay diyaarad rakaab ah oo laga leeyahay wadanka Maleeziya xilli ay soo caga dhigan laheyd garoon ku yaal Jaziiradda Jaawah.

Read More »

Warbixin Dhameystiran oo aan ka Helnay Zakariye Ismaaciil,Maxaa Kajira in uu is dhiibay iyo Jawaabta Al Shabaab!

0 Visits: 9800 | Sunday December 28, 2014 - 01:26:39
Saacadihii lasoo dhaafay ayay warbaahinta Soomaalida iyo kuwa caalamiga ah baahinayeen war ku saabsan Ninka lagu magacaabo Zakariye ismaaciil oo lagu sheegay in uu isku dhiibay Dowladda Federaalka isagoo katirsan xarakada Al Shabaab.

Read More »

Dhageyso:Andalus oo Baahisay Warbixin iyo Wareysiyo Gaar Ah Oo Ku Saabsan Howlgalkii Xalane.

0 Saturday December 27, 2014 - 19:01:31
Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha Afka xarakada Al Shabaab ayaa Caawa baahisay Warbixin gaar ah oo ku saabsan howlgalkii fariidka ahaa ee Guutada Istish-haadiyiinta Mujaahidiinta ay ku qaadeen Xerada Xalane oo ah Saldhigga ugu weyn ee shisheeyaha ay ku leeyihiin dalka Soomaaliya.

Read More »

Warbixin: Xalane Halkee Laga Weeraray Haddii Wasaaradda Ammaanka DF-ka ay Burburisay Unugyaddii Al Shabaab Ee Muqdisho

0 Saturday December 27, 2014 - 12:38:56
Bartamihii bisha December 2014 ayay wasaaradda amniga dowladda Federaalka ku dhawaaqday in lasoo afjaray unugyadii dagaal ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku laheyd magaalada Muqdisho.

Read More »

Sheekh Xasan Yacquub "Qalcadihii ay ka dhisteen Xalane Ee Looga soo duulay wilaayaadka ayaa loo dusay" Dhageyso.

0 Saturday December 27, 2014 - 11:37:10
Waaliga Galguduud Sheekh Xasan Yacquub ayaa ka hadlay Weerarkii shabaabul Mujaahidiin ay ku qaadeen Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso:Hadalada uu Eedsaday Kornel Xamud ee Loo Eryay.

0 Saturday December 27, 2014 - 11:23:23
Xarakada shabaabul Mujaahidiin ayaa Xalane ka fulisay howlgal qaatay saacado badan qaatay oo lagu dilay ciidamo iyo saraakiil shisheeye ah.

Read More »

Maleeshiyaad Itoobiya Taabacsan oo Shacab Rayid Musaafur ah ku dilay duleedka Degmada Xudur Gobolka Bakool.

0 Saturday December 27, 2014 - 11:10:00
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in ku dhawaad 6 qof oo shacab ah lagu dilay duleedka degmada Xudur.

Read More »

Akhriso:Xarakada Al Shabaab oo Warsaxaafadeed Muhiim ah Kasoo Saartay Howlgalkii Khasaaraha Badan Dhaliyay Ee Xalane.

0 Visits: 7994 | Friday December 26, 2014 - 20:55:22
Shabakadda SomaliMeMo ayaa heshay nuqul kamid ah warsaxaafadeed kasoo baxay xarakada shabaabul Mujaahidiin oo warbaahinta loo qeybiyay kaasi oo lagu faah faahinayo howlgalkii xerada Xalane ee Muqdisho.

Read More »

AMISOM oo Shaqadii Afhayeenimo Ka Ceyrisay Col.Xaamud.

0 Friday December 26, 2014 - 20:49:22
Ciidamada shisheeyaha calooshood u shaqeystayaasha Afrikaanta ah ee Soomaaliya kusoo duulay ayaa ku dhawaaqay in xilkii Afhayeenimo ka eryeen Col.Xaamud oo Jabuutiyaan ah.

Read More »

Howlgalkii Xalane oo soo Gaba gaboobay iyo Ciidanka AMISOM oo dib Ula wareegay xaruntooda.

0 Friday December 26, 2014 - 16:35:48
Kadib 24 saacadood oo dagaallo culus ay ka socdeen xerda Xalane oo saldhig weyn u ah ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo reer galbeedka Soomaaliya kusoo duulay ayuu howlgalkaasi soo gaba gaboobay.

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xalane Ciidamada Al Shabaab oo Maalintii 2-aad Howlgal Ka Wada guda Xerada iyo Garoonka Muqdisho oo Xiran.

0 Friday December 26, 2014 - 09:39:44
Ciidan katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa maalintii 2-aad oo xiriir ah howlgal ballaaran ka wada xerada xalane oo ah saldhigga ugu weyn ee shisheeyaha AMISOM Soomaaliya ku leeyihiin.

Read More »

Xog Cusub oo Aan Ka Helnay Gudaha Xerada Xalane.

0 Visits: 7366 | Thursday December 25, 2014 - 22:37:31
Howlwadeenada SomaliMeMo ee ku sugan magaalada Muqdisho oo xariiro la sameeyay dhinacyo kala duwan ayaa nasoo gaarsiiyay xogag hor leh oo ku aaddan weerarka saacadaha badan qaatay ee lagu qaaday xerada Xalane oo xarun u ah shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay.

Read More »

Dhageyso:Hoggaanka Xarakada Al Shabaab Oo Faah Faahiyay Howlgalkii Xerada Xalane Ee Khasaaraha Badan Dhaliyay.

0 Thursday December 25, 2014 - 20:11:26
Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sh.Cali Dheere ayaa shir Jaraa'id ku faah faahiyay howlgalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen Saldhigga ugu weyn ee shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay ku leeyahay Muqdisho.

Read More »

Xalane oo Goob Dagaal ah iyo Dublumaasiyiin Shisheeye oo Garoonka Muqdisho laga daad gureeyay.

0 Thursday December 25, 2014 - 19:46:05
Wararka ka imaanaya Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in boqolaal qof ajaanib ah galabta laga daad gureeyay Xerada Xalane qeybta wali gacanta ugu jirta ciidamada AMISOM.

Read More »

Kaalin Shidaal oo Ku Gubanaya Gudaha Xerada Xalane iyo Mujaahidiinta oo Wali Dagaalamaya.

0 Thursday December 25, 2014 - 17:34:38
Ciidamada AMISOM ayaa isku dayay isku daygii 4-aad oo ay ku doonayeen in ay dib ugu qabsadaan Xerada Xalane saacado kadib markii ay qabsadeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Update:Howlgalkii Xalane oo Wali Socda iyo Garoonka Diyaarada Muqdisho oo Laxiray,Villa Somalia oo Ciidan Lagusoo Daadiyay.

0 Visits: 3005 | Thursday December 25, 2014 - 16:09:42
Xilli howlgal xooggan ay ciidamada mujahidiinta Al Shabaab ka wadaan saldhigga Xalane oo ah xarunta ugu muhiimsan ee ciidamada shisheeye uga suganyihiin Soomaaliya ayaa qalqal dhanka ammaanka ah laga dareemayaan waddooyinka Muqdisho qaarkood.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Qeyb Ahaan La Wareegay Xerada Xalane iyo Saraakiil Caddaan ah oo Ladilay.

0 Visits: 2949 | Thursday December 25, 2014 - 15:06:35
Wariyaha SomaliMeMo ee Magaalada Muqdisho ayaa goordhaw soo sheegay in ciidamada Al Shabaab ay qeyb ahaan qabsadeen xerada Melleteriga Xalane kadib dagaal ay lagaleen ciidanka AMISOM.

Read More »

Mujaahidiinta oo Qabsaday Dhismayaal Katirsan Xerada Xalane iyo Howlgalka oo Saraakiil Lagu Beegsaday.

0 Thursday December 25, 2014 - 14:36:05
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal xooggan oo ciidamada Mujaahidiinta Soomaaliya ay ka wadaan xarunta ugu weyn ee ciidamada shisheeyaha AMISOM Soomaaliya ku leeyihiin.

Read More »

Dhageyso:Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga 10-ka Dambe Ee Bisha Ramadaan.

0 Visits: 1892 | Thursday December 25, 2014 - 14:29:20
Maanta oo ah taariikhdu tahay 20 Ramadaan waxaa lagaaray 10-ka maalmood ee fadliga badan oo ay sunno tahay in qofka muslimka ah oo badiyo cibaadada si uu u helo habeenka Leylatul Qadri oo Allaah ku sheegay in uu ka kheyr badanyahay Kun bilood.

Read More »

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin oo Howlgal Xooggan Ka Wado Saldhigga AMISOM Ee Magaalada Muqdisho.

0 Thursday December 25, 2014 - 13:59:04
Wararka nagasoo gaaraya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo xooggan iyo rasaas laga maqlayo xerada ugu weyn ee Ciidamada shisheeyaha AMISOM Soomaaliya ku leeyihiin.

Read More »

Alsiisi iyo Xasan Gurguurte oo Kulan Ku yeelanaya Magaalada Al Qaahira Masar oo Jawaasiis u tababaraysa DF-ka.

0 Thursday December 25, 2014 - 12:45:46
Xukuumadda dabadhilifka Masar ayaa ku dhawaaqday in ay taageerayso duullaanka lagusoo qaaday Soomaaliya ee shareeca ladirirka ah.

Read More »

Dagaallo Maalintii 3-aad ka Socda Duleedka Kismaayo iyo Gaari Laga Gubay Maleeshiyaadka Axmed Madoobe.

0 Thursday December 25, 2014 - 10:59:05
Mid kamida gaadiidka maleeshiyaadka Axmed Madoobe ayaa lagu gubay qarax xooggan oo maanta barqadii ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose.

Read More »

Sarkaal Itoobiyaan ah oo Diyaarad Dagaal Ula goostay Wadanka Ereteria.

0 Thursday December 25, 2014 - 10:47:56
Wararka ka imaanaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in mid kamida saraakiisha ciidanka Cirka itoobiya uu ugoostay dhanka wadanka Ereteria ee dariska la ah Itoobiya.

Read More »

Faah Faahin:Dagaallo Gaadiid Looga Gubay Ciidanka Kenya oo Deegaanka Yoontooy Ka Dhacay iyo Mujaahidiinta oo Kismaayo Kulaalaya.

0 Wednesday December 24, 2014 - 21:32:56
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo maanta ka dhacay deegaan hoos yimaad magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose.

Read More »

Dhaqtar Turki Ah Oo Muqdisho Ku Dharbaaxay Gabar Soomaaliyeed Oo Kalkaaliso Ah!.

0 Wednesday December 24, 2014 - 10:10:50
Xiisad ayaa maalintii labaad ka taagan Isbitalka Deeva ee ay Turkidu ka sameysteen magaalada Muqdisho kadib markii dhaqtarka Isbitalka uu dharbaaxay gabar Soomaali ah oo kalkaaliso ka ahayd goobta caadimaad.

Read More »

Maleeshiyaad Itoobiya Taabacsan oo Duleedka Qansaxdheere Lagu Dilay iyo Ciidanka Al Shabaab oo Tuulada Yoontooy Qabsaday.

0 Wednesday December 24, 2014 - 09:47:14
Ciidamada muslimiinta ayaa weerar dhabagal ah u dhigay maleeshiyaad Soomaali Amxaara Kalkaal ah oo ku socdaalayay duleedka degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay.

Read More »

Daawo:Dowladda Islaamiga ah oo Gacanta Ku Dhigtay Kooxo Takfiir ah oo Gaaleysiiyay Shacabka Muslimiinta iyo Hoggaanka Mujaahidiinta.

0 Wednesday December 24, 2014 - 09:36:53
Filim maqal iyo muuqaal ah oo ay soo saartay wilaayada Raqqa ee taabacsan Dowladda Islaamiga dalka Suuriya ayaa lagusoo bandhigay kooxo xagjirayaal Takfiir ah oo dadka muslimiinta gaaleysiiyay maalkoodana baneystay.

Read More »

Dagaallo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Baraawe iyo Duleedka Degmada Afgooye Sh/Hoose.

0 Wednesday December 24, 2014 - 09:26:42
Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee wilaayada Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay fiidkii ka dhaceen gudaha magaalada iyo hareeraheeda.

Read More »

Dhageyso:Wilaayada Jubooyinka oo ka hadashey bixitaanka Ciidamada Sereliyoon.

0 Tuesday December 23, 2014 - 21:43:27
Sheekh Cabdiraxmaan Xudeyfa oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda alfurqaan ayaa ka hadlay Ciidamada Siiraliyoon ee isaga baxaya Wadanka Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:Wiil uu Adeer uyahay C/Xakiim Fiqi Wasiirkii G/dhigga DF-ka oo Ku Shahiiday Dalka Suuriya.

0 Tuesday December 23, 2014 - 21:29:15
Cabdi Qani Maxamuud Xaanji Fiqi oo ah aaba Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Diinsoor ayaa shaaciyay in wiilkiisa oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Cabdiqani Maxamuud xaaji fiq uu ku shahiiday wadanka Suuriya.

Read More »

Saraakiil Kenyan ah oo Wajeer Lagu Dilay iyo Xarakada Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Tuesday December 23, 2014 - 13:36:47
Ciidamo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar ku qaaday gudaha degmada Wajeer ee dhulka Soomaalida Kenya gumeysato "Waqooyi Bari".

Read More »

Dowladda Itoobiya oo Si Dadban Ula Wareegaysa Hoggaanka Maamullada Muqdisho,Kismaayo iyo Baydhabo Gumeysi Hor leh Warbixin.

0 Visits: 2842 | Tuesday December 23, 2014 - 13:34:47
Xilli dalka Soomaaliya uu wajahayo duullaan gardarra ah oo uga imaanaya dowlado shisheeye Afrikaan ah iyo kuwa reer galbeedka ayay soo baxayaan qorshayaal cusub oo gumeystaha Madoowga ah ku doonayo in awooddiisa uu ku baahiyo.

Read More »

Mucaaradka Qunyar Socodka Suuriya oo ku hor kufay Islaamiyiinta jihaadiga ah.

0 Tuesday December 23, 2014 - 13:20:47
Dowladaha reer galbeedka ee hoggaaminaya xamlada saliibiga ah ee lagu qaaday caalamka islaamka ayaa ka walwalsan guuldarrada lasoo darista wakiiladooda ay kula dagaalamaan muslimiinta.

Read More »