Wararka

Weerar Gaari Looga Gubay Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Duleedka Qoryooleey Ka Dhacay.

0 Saturday June 14, 2014 - 15:34:47
Kadib Weerar Dhabagal ah oo ka dhacay duleedka degmada Qoryooleey ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa khasaara xooggan lagu gaarsiiyay ciidanka DF-ka.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta Oo Qabsaday Jaziirad Ku Dhaw Magaalada Kismaayo.

0 Saturday June 14, 2014 - 15:19:38
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Jubbooyinka lawareegeen gacan ku heynta Jaziiradda istiraatiiji ah.

Read More »

Dhageyso:Beesha Hadamo oo Ku Dhawaaqday in Dagaal Furan ay Lagelayso Itoobiyaanka Bakool Ku Sugan.

0 Saturday June 14, 2014 - 14:50:25
Kadib kulan ballaaran oo deegaanno katirsan gobolka Bakool ku dhaxmaray odayaasha iyo waxgaradka beesha Hadamo ayaa lagasoo saaray go'aamo dhaxalgal ah.

Read More »

Dadka Reer Galbeedka oo Baqdaad Ka Firxanaya iyo Mujaahidiinta ISIS oo Magaalooyin Qabsaday.

0 Saturday June 14, 2014 - 14:25:54
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in tobaneeyo shirkado calooshood u shaqeystayaal Mareykan ah ay bilaabeen in ay ka firxadaan magaalada Baqdaad kadib markii dagaaladu kusoo dhawaadeen magaalada.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta Oo Weerar Qaaday Saldhigyada Ciidanka Itoobiya Degmada Buurdhuubo.

0 Saturday June 14, 2014 - 14:18:04
Daryanka rasaasta iyo madaafiic xoogan oo laysdhaafsanayay ayaa laga maqlayay gudaha degmada Buurdhuubo oo ay ku suganyihiin ciidamada gumeysiga Itoobiya.

Read More »

Britain Oo Xirtay Qunsuliyadeedii Mombaasa Kana Digtay Weeraro Hor Leh.

0 Saturday June 14, 2014 - 12:36:14
Waqti ammaanka wadanka Kenya uu faraha kasii baxayo ayay wadamada reer galbeedka xoojinayaan daad gureynta muwaadiniintooda Kenya ku sugan si ay uga badbaadaan weerarada joogtada noqday.

Read More »

Qarax Khasaara Dhimasha iyo Dhaawac Ah Dhaliyay Oo Ka Dhacay Wadanka Tanzaaniya.

0 Saturday June 14, 2014 - 12:16:08
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaara dhaliyay oo xalay ka dhacay Jaziiradda Zanzibaar ee wadanka Tanzaaniya.

Read More »

Dagaallo Ciidamada Itoobiya Lagu Jebiyay Oo Duleedka Baydhabo Ka Dhacay.

0 Saturday June 14, 2014 - 12:02:22
Wararka ka imaanaya gobolada Bay iyo Bakool ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen duleedka magaalada Baydhabo xilli ciidamada Xabashida Itoobiya xaalad go'doon ah ay ku wajahayaan Bakool.

Read More »

Daawo:Obama Oo iska fogeeyay in Mareykanku Faragelin Melleteri Ku Sameeyo Wadanka Ciraaq.

0 Friday June 13, 2014 - 21:11:21
Hoggaamiyaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa markii ugu horraysay ka hadlay isbedellada dhanka awoodda ah ee kajira wadanka Ciraaq.

Read More »

FBI "Dhalinyaro Soomali ah Ayaa Suuriya Ujihaad doontay Halis ayayna nagu yihiin".

0 Friday June 13, 2014 - 20:39:59
Taliska Hay'adda FBI-da Mareykanka ayaa walaac ballaaran kamuujiyay dhalinyarada Soomaali Mareykanka ah ee ujihaad doonanaysa dhanka dhulka Shaam.

Read More »

Sh.C/Raxman "Maleeshiyaadka Safka Amxaarada Kujira Haddii Ay Soo Goostaan Hubkooda Waan Ulacagaynaynaa" Dhageyso.

0 Friday June 13, 2014 - 15:32:22
Waaliga Gedo sheekh C/Raxmaan Sayid ayaa maleeshiyadka Amxaara kalkaalka ah ee ku sugan wilaayada Gedo ubalan qaaday in hubka ay wataan loo lacageyn doono haddii ay safka cadawga kasoo baxaan.

Read More »

Dhageyso:Tartan Qur'aan Oo Ka Furmay Degmada Buq'Aqable Wilaayada Hiiraan.

0 Friday June 13, 2014 - 15:08:39
Magaalada Buq-qable ee wilaayada Hiiraan bartamaha soomaaliya waxaa ka furmay tartan qur'aan akhris ah oo ay soo qaban qaabisay xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Mujaahidiinta ISIS Oo Dhulbaaxad Leh Lawareegay Unasii Gurguuranaya Magaalada Baqdaad.

0 Friday June 13, 2014 - 14:25:07
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda Islaamiga ay wali sii wadaan dagaallada ay cadawga uga sifeynayaa dhulalka muslimiinta sunniga ah.

Read More »

Guddoomiyaha Qansaxdheere Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday Kadib Qarax Lala Eegtay.

0 Friday June 13, 2014 - 14:03:45
Qarax Xoogan oo maanta barqadii ka dhacay gudaha Degmada Qansaxdheere ayuu halis ku galay guddoomiyaha Itoobiya ugu magacaaban degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay.

Read More »

Dhageyso:BBC-da Oo Falanqeynsay Jabka Mareykanka Ee Ciraaq iyo Isbedellada Socda.

0 Friday June 13, 2014 - 06:58:48
Magaca ISIS ayaa maalmo gudahood caan noqday kadib markii ay mujaahidiintu qabsadeen magaalada 2-aad ee ugu weyn dalka Ciraaq iyo gobolka Salaaxudiin ee Hodonka ku ah shidaalka.

Read More »

Sawirro:Ciidamada Dowladda Islaamiga Ah Oo Ciraaq Kusii Luga Fidsanaya.

0 Friday June 13, 2014 - 06:29:54
Ciidamada Dowladda Islaamiga ayaa wali iskusii fidiyay degmooyin iyo deegaanno katirsan wadanka Ciraaq oo kamid ah wadamada ugu ballaaran caalamka islaamka.

Read More »

Mas'uul Katirsan Dowladda Federaalka Oo Lag Dhaawacay Qarax Muqdisho Ka Dhacay.

0 Friday June 13, 2014 - 05:53:15
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo lala eegtay mas'uul katirsan dowladda Federaalka.

Read More »

Ciidamada Maamulka Somaliland Oo Gobolka Sool Isku Fidiyay iyo Puntland oo digniin soo saartay.

0 Visits: 1579 | Friday June 13, 2014 - 05:53:15
Ciidamada maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa isku fidiyay degmooyin iyo deegaanno katirsan gobolka Sool ee dalka Soomaaliya.

Read More »

Dagaallo Ka Dhacay Afmadoow iyo Dooni Lagu Weeraray BUurgaabo.

0 Friday June 13, 2014 - 05:35:51
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay fiidkii ka dhaceen degmada Afmadoow oo ay ku suganyihiin ciidamo katirsan kuwa gumeysiga Kenya

Read More »

Askar Katirsan Booliska Tanzaaniya Oo Lagu Dilay Weerar Gaadmo Ah.

0 Thursday June 12, 2014 - 17:40:17
Wararka ka imaanaya wadanka Tanzaaniya ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay weerar khasaara dhaliyay ku qaadeen saldhig ciidan.

Read More »

Afhayeenka ISIS "Ciidamadeenu Baqdaad iyo Karbalaa Ayay Usii Garguuranayaan" Dhageyso.

0 Visits: 3398 | Thursday June 12, 2014 - 16:56:05
Afhayeenka dowladda Islaamiga ah Sheekh Max'med Al Cadnaani ayaa markii ugu horreysay ka hadlay furashada mujaahidiintu ay furteen magaalooyinwaaweyn oo Ciraaq katirsan.

Read More »

Baahida Iyo Bah-dilka Yurub Ka Jira Warbixin uu diyaariyay Weriye C/llaahi Soomaali.

0 Thursday June 12, 2014 - 16:27:04
Inkastoo Soomaali qaarkeed wadamada reer galbeedka oo la tago horumar u arkaan,dad badan oo waayo horey ugu dhoofay kuna soo hungoobay himiladoodi ahayd in ay hanti badan yeeshaan ayaa dalka ku soo noqday si ay beero uga fashaan shaqooyin kalena u abuurtaan.

Read More »

Qarax Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Magaalada Gaarisa.

0 Thursday June 12, 2014 - 15:10:24
Wararka ka imaanaya gobolka NFD ee Kenya gumeysato ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay xalay fiidkii uu ka dhacay magaaladaasi.

Read More »

The Independent : Reer galbeedku markale fara gelin maku sameyn doonaan dalka Ciraaq?

0 Thursday June 12, 2014 - 15:10:24
Mowduuca ay inta badan hadal hayaan Warbaahinta iyo Jaraa'idka caalamigaa h waa dhacdooyinka kasoo cusboonaaday dalka Ciraaq iyo la wareegitaanka xoogagga Mujaahidiinta Ciraaq ay la wareegeen.

Read More »

Obama Muxuu Uxiri La'yahay Xabsiga Guwantanama Ee Fadeexadda Ku Caanbaxay Dhageyso Warbixin.

0 Thursday June 12, 2014 - 11:16:59
Xabsiga fadeexadda ku caanabaxay ee Guwantama ee kuyaal gacanka Kuba ayaa 12 sana jirsay waa xabsi si loogu tacdiibiyo maxaabiista muslimiinta ee loo heysto dambiyada waxa loogu yeero Argagaxisada.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Weerar Askar Jabuutiyaan Ah Lagu Dilay.

0 Visits: 786 | Thursday June 12, 2014 - 11:16:59
Afhayeenka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ka dhacay magaalooyinka Buula Barde iyo Muqdisho.

Read More »

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax maanta ruxay magaalada Buula Barde ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya.

0 Wednesday June 11, 2014 - 11:36:49
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax maanta ruxay magaalada Buula Barde ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Askar Lagu Dilay Degmada Afgooye iyo Weerar Ka Dhacay Degmada Yaaqshiid.

0 Visits: 1014 | Wednesday June 11, 2014 - 11:36:49
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday gaari Bas ah oo ay wateen ciidanka Dowladda Federaalka uu khasaara xooggan ka dhashay.

Read More »

Ciidanka Dowladda Islaamiga Ah Oo Qabsaday Qunsuliyadda Turkiga Ee Muusil iyo Dublumaasiyiin Laqafaalay.

0 Wednesday June 11, 2014 - 11:16:59
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in xoogaga mujaahidiinta dowladda Islaamiga Ciraaq iyo Shaam "ISIS" ay xoog ku galeen dhismaha qunsuliyadda Turkiga ee magaalada Muusil.

Read More »

20 Qof Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Magaalada Marka iyo Deegaanka No.50 Sh/Hoose.

0 Monday June 09, 2014 - 19:14:17
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno iyo degmooyin kawada tirsan gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Xasan Sheekh Oo Marxabeeyay Dhiigya-Cab-ka Cabdi Fataax Alsiisi iyo Islaaxa Soomaaliya oo Cambaareeyay.

0 Monday June 09, 2014 - 16:54:24
Hoggaamiyaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muujiyay taageerada baaxadda leh ee uu u hayo xasuuqii ka dhacay magaalooyinka wadanka Masar.

Read More »

Sheekh Max'med Saciid Atam Oo Isku Dhiibay Dowladda Xasan Sheekh.

0 Visits: 900 | Monday June 09, 2014 - 04:24:07
Sheekh Max'med Saciid Atam oo sanado ka hor ka dagaalami jiray deegaanka Galgala ee gobollada waqooyi Bari Soomaaliya ayaa isku dhiibay dowlada Federaalka ee gumeystaha la shaqeysa.

Read More »

Dhageyso:Sarkaal Katirsanaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Oo Diinsoor Iska Dhiibay.

0 Monday June 09, 2014 - 04:06:33
Taliyihii ammaanka ee wasaaradda arrimaha dibadda Dowladda Federaalka ayaa isku dhiibay maamulka islaamiga degmada Diinsoor ee gobolka Bay.

Read More »

Afghanistan:Murashax Cabdalla Cabdalla Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.

0 Visits: 594 | Monday June 09, 2014 - 03:52:50
Ciidamada mujaahidiinta Afghanistan ayaa gaadiid cadawga NATO uga gubay Afghanistan iyadoona sarkaal katirsan xukuumadda Karzaay uu isku day dil ka badbaaday.

Read More »

Sheekh Abuu Muscab "Annaga iyo ONLF Meel islama galnno Mana iska barbar dagaalamin" Dhageyso.

0 Visits: 1015 | Monday June 09, 2014 - 03:30:20
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay ay ku hadaaqayeen saraakiisha amxaarada Kaba qaadka u ah ee ku sugan gobolka Bakool oo ku aadanaa iyo dagaalyahanno katirsan ONLF ay ka barbar dagaalameen Al Shabaab.

Read More »