Wararka

Oday Dhaqameed Wada shaqeyn lalahaa Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo Magaalada Beled Weyne lagu dilay.

0 Saturday March 07, 2015 - 10:59:08
Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Beled Weyne ku dilay Oday dhaqameed katirsanaa maamulka ciidanka shisheeyaha Jabuuti ay ka dhiseen gobolka Hiiraan.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Max'med Mire oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaallo Shisheeyaha soo duulau ku Qabsaday Gobolka Hiiraan.

0 Thursday March 05, 2015 - 21:18:07
Waaliga wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaallo culus oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay degmooyinka Buula Burde iyo Beled Weyne.

Read More »

Dar-darta Shiicada iyo Dareen laa'anta dadkeena..W/Q: Waran-dheere

0 Thursday March 05, 2015 - 20:26:26
Alxamdulillahi Was-salaatu Was-salaamu Calaa man laa nabiya bacda...wa bacd.

Read More »

Mid Kamida Shaqaalaha Hay'adaha Turkiga oo Lagu Toogtay Degmada Kaaran Ee Gobolka Banaadir.

0 Thursday March 05, 2015 - 11:24:15
Rag hubeysan ayaa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku toogtay Mid ka mida shaqaalaha shirkadaha Turkiga ee ka howlgala dalka Soomaaliya.

Read More »

Daawo:Dowladda Islaamiga Ah oo Difaacatay Salaaxudiin Hanjabaad Culusna Ujeedisay Shiicada Ciraaq.

0 Thursday March 05, 2015 - 11:06:53
Xukuumadda shiicada ee fadhigeedu yahay magaalada Baqdaad ayaa ku dhawaaqday in maleeshiyaadkeedu ay hakiyeen duullaankii ay ku qaadeen gobolka Salaaxudiin.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta oo Weeraro Ku Qaaday Saldhigyada Ciidanka Shisheeye Ku Leeyihiin Buula Burde iyo B/Weyne.

0 Thursday March 05, 2015 - 10:15:10
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen magaalooyin ay ku suganyihiin ciidanka shisheeye ee soo duulayaasha ah.

Read More »

Dhageyso:Xarakada Al Shabaab oo Ka Hadashay Qafaal Ciidanka Itoobiya ka Geysteen Duleedka Ceelbuur iyo Shirka Shirqoolka Dhuusamareeb.

0 Wednesday March 04, 2015 - 21:25:02
Sheekh Xasan Yacquub Cali Waaliga wilaayada islaamiga Galguduud ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Andalus uga hadlay arrimo ay kamid yihiin qafaal ay ciidanka Xabashida Itoobiya dad shacab ah ugu geysteen duleedka Ceelbuur.

Read More »

Xoogag Mujaahidiin Ah oo Qabsaday Ceelasha Shidaalka Liibiya iyo Q.Midooe oo Walaac Muujisay.

0 Wednesday March 04, 2015 - 14:52:04
Xilli xoogaga islaamiga ah iskusoo fidinayaan wadanka wadanka Liibiya ayay mujaahidiintu qabsadeen intabadan ceelasha shidaalka soo saara ee wadankaasi.

Read More »

Dhageyso:Gudoomiyaha Balambal Oo Ka hadlay Xaaladda Dadkii Kasoo Barakacay guriceel Iyo Sameynta Maamulka G/Dhexe.

0 Wednesday March 04, 2015 - 14:35:50
Gudoomiyaha degmada Balambal ee gobolka Galguduud Hareeri Xassan Barre oo la hadlay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegay in ay degmada balambal soo gaareen in ka badan boqol iyo konton qoys oo kasoo barakacay magaalada Guriceel.

Read More »

Ciidamada itoobiya oo Dad Shacab ah Ka Qafaalay Duleedka Degmada Ceelbuur.

0 Wednesday March 04, 2015 - 11:33:35
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada xabashida Itoobiya ay qafaal baaxad leh ka geysteen deegaan dhaca duleedka degmada Ceelbuur.

Read More »

Weerar Ka Dhacay Boosaaso iyo Xarakada Al Shabaab oo Sheegatay.

0 Wednesday March 04, 2015 - 10:57:40
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in weerar hubeysa lagu qaaday xarunta maamulka gobolka Bari xilli ay ku sugnaayeen mas'uuliyiin katirsan maamulka "Puntland".

Read More »

Daawo:Alkata'ib oo Markii Ugu Horresay Filim Kusoo Bandhigtay Weerarkii Khasaaraha Dhaliyay ee Mpeketoni Kenya.

0 Visits: 14556 | Tuesday March 03, 2015 - 08:36:55
Markii ugu horraysay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay Filim maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan howlgalladii dhiigga badan ku daatay ee sanaddii lasoo dhaafay ay mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha Kenya.

Read More »

Warbixin:Al Shabaab oo Kusii Xoogeysanaysa Gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya "Puntland".

0 Monday March 02, 2015 - 20:16:10
30-kii maalmood ee lasoo dhaafay ayay ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin weeraro kala duwan oo khasaara lagu gaarsiiyay askar iyo saraakiil katirsan maamulka "Puntland" ka fuliyeen gobollada waqooyi Bari Soomaaliya.

Read More »

Sawirro:Ciidamada Dowladda Islaamiga Ah oo si Adag Shiicada Uga Difaacday Magaalada Tikriit Wadanka Ciraaq.

0 Monday March 02, 2015 - 20:14:10
Maleeshiyaadka xukuumadda shiicada Baqdaad ee wadanka Ciraaq oo ay taageerayaan kumanaan askar Safawiyiin Iiraaniyiin ah ayaa ku fashilmay duullaan ay ku qaadeen magaalada Tikriit ee gobolka Salaaxudiin.

Read More »

Tarsan "Ammaanka Muqdisho Faraha Ayuu Kasii Baxayaa Waddooyinka oo dhagxaan lagu gooyo waxba sooma kordhinayaan".

0 Monday March 02, 2015 - 19:43:31
Maxamuud Nuur Tarsan guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ugu magacaawnaa DF-ka ayaa ka hadlay ammaan darrada ka taagan magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso:Maxaad Ka taqaan Dadka Qibdiyiinta Nasaarada Masar?.

0 Monday March 02, 2015 - 18:05:09
Warbaahinta islaamiga Andalus ayaa warbixin ka diyaarisay taariikhda dadka qibdiyiinta Nasaarada ee dega wadanka Masar kuwaasi oo qeyb ka ah dhibaatada lagu hayo shacabka muslimiinta Masaarida.

Read More »

Maamulka "Somaliland" oo Shuruudo Adag Ku Xiray Ka Qeyb galka Shirka Istabuul.

0 Monday March 02, 2015 - 12:14:21
Ismariwaa xooggan ayaa ka dhax taagay xubnaha wadahadallada u metelaya maamullada Muqdisho iyo Hargeysa.

Read More »

Dowladda Kenya oo Walaac Ka Muujisay Weerar Lagu Qaado Dhismaha Baarlamaanka Magaalada Nairobi.

0 Monday March 02, 2015 - 10:54:43
Xilli ammaanka wadanka Kenya uu faraha kasii baxayo ayay walaac muujinayaan madaxda iyo shacabka wadankaasi oo ku aaddan xaaladaha ammaan.

Read More »

Ogeysiis Ku Socda Akhristayaasha SomaliMeMo:Waxka baro Technology-yadda Horumartay oo La Jaanqaad Dunida Maanta.

0 Sunday March 01, 2015 - 20:37:02
Bahda SomaliMeMo waxay Akhristayaasha sharafta leh ugu bishaaraynayaan in shabakaddu bilaabi doonto duruus taxana ah oo lagu barano aalladda casriga ah ee Technology-yadda inta ugu muhiimsan ee aan isleenahay bulshada mugdi ayaa uga jira.

Read More »

Ansaaru Shareecah oo 20 Katirsan Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Ku Dishay Wadanka Yemen.

0 Sunday March 01, 2015 - 20:26:55
Markale khasaara xooggan ayaa maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta lagu gaarsiiyay weeraro ka dhacay bartamaha iyo waqooyiga Yeme.

Read More »

Ciidamada Itoobiya oo Markale Askar Looga Dilay Weeraro Dhabagal ah oo Ku Qabsaday Deegaanno Katirsan Gobolka Baay.

0 Sunday March 01, 2015 - 20:16:46
Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa maalintii 2-aad weeraro dhabagal ah kala kulmaya ciidamada shabaabul Mujaahidiin ee ka halgamaya gobollada Bay iyo shabeelaha Hoose.

Read More »

Dagaallo Dib Uga Qarxay Degmada Guriceel Ee Gobolka Galguduud.

0 Sunday March 01, 2015 - 11:50:53
Dagaallo u dhaxeeya maleeshiyaadka Dowladda Federaalka iyo kuwa kooxda Ahlusuna sheegata ayaa dib uga qarxay magaalada Guriceel ee gobolka Galguduud.

Read More »

Mas'uul Katirsanaa Maamulka Puntland oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.

0 Sunday March 01, 2015 - 11:42:18
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax khasaara badan dhaliyay lala eegtay sarkaal sare oo katirsanaa maleeshiyaadka maamulka Puntland isku magacaabay.

Read More »

Dhageyso:Aqoon yahan Suldaan Garyare oo ka Hadlay Qurba joogta xilalka loo dhiibay.

0 Sunday March 01, 2015 - 10:18:39
Suldaan Maxamed Garyare oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaaliyeed ee qurba joogta ah ayaa sheeegay in dadka dibadaha ka yimid ee xilalka ka haya dowladda federaalka ah iyo maamulada kale ee dalka ka jira ahaayeen dad ka takooran bulshooyinka ay la joogeen.

Read More »

Daawo:Xukuumadda Alsiisi oo Liiska Argagaxisada Ku Dartay Xarakada Waxiska Caabinta Xamaas.

0 Sunday March 01, 2015 - 10:01:34
War shalay kasoo baxay maxkamad fadhigeedu yahay magaalada Alqaahira oo taabacsan alsiisi ayaa lagu sheegay in xoogaga wax iska caabinta filasdiin laga mamnuucay gudaha masar islamarkaana ay yihiin argagaxiso aan la aqbali Karin.

Read More »

Al Shabaab oo Xeelad Cusub Ku dishay 10 Katirsan Ciidanka DF-ka Kadib Qarax Muqdisho Ka Dhacay.

0 Saturday February 28, 2015 - 19:56:21
Wararka nagasoo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan uu qabsaday ciidamo katirsan dowladda Federaalka xilli ay ku sugnaayeen wadada 30-ka.

Read More »

Ciidamada Itoobiya iyo Shabaabul Mujaahidiin oo Markii Ugu Horreysay Ku Dagaalamay Gobolka Shabeelaha Hoose.

0 Saturday February 28, 2015 - 14:17:47
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in markii ugu horraysay ay wadada laamiga ah ee isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo ku dagaalameen ciidamada Xabashida Itoobiya iyo mujaahidiinta Al Shabaab.

Read More »

Sh.Cali Dheere "Duulaanka Dhanka Akhlaaqda ah Ayay Gaaladu Kusooo Qaaday Shacabka Magaalada Muqdisho".

0 Saturday February 28, 2015 - 14:11:05
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegtay in shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay uu dagaal dhanka akhlaaqda ah ku hayo shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah.

Read More »

Xoogaga Islaamiga ah oo Dhul Hor Leh Ka Qabsaday Nidaamka Bashaar Al-Asad.

0 Saturday February 28, 2015 - 13:40:06
Dhulka Shaam dagaallo ayaa lagasoo sheegayaa dhammaan jabhadaha jihaadku uu ka holcayo, xoogaga mujaahidiinta iyo kacdoonka ayaa guulo kasoo hooyay dagaallo culus oo ciidanka nidaamka al-asad iyo maleeshiyaadka ururka shiiciga xisbullah ay kula galeen wilaayaadka aquneydarah,darca iyo dimishiq.

Read More »

Warbixin:Qoor-gooyaha IS oo la ogaaday in Sanado Ka Hor uu Ku Biiri Rabay Xarakada Al Shabaab,Bilaal Albarjaawi oo ay Saaxiiba ahaayeen.

0 Saturday February 28, 2015 - 13:36:15
Warbaahinta reer galbeedka ayaa baahisay warbixino ay ku sheegtay in la aqoonsaday heybta dagaalyahanka kasoo muuqda filimadda dowladda Islaamiga ah ee lagu gowraco maxaabiista.

Read More »

Weeraro Lagu Qaaday Saldhigga Ciidanka Itoobiya ee Qansaxdheere iyo Saaxir Lagu Dilay Degmada Diinsoor.

0 Saturday February 28, 2015 - 10:02:32
Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmada Qansaxdheere oo ku jirta gacanta xabashida Itoobiya ee soomaaliya kusoo duulay.

Read More »

Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Lagu Qaaday Guddoomiyaha gobolka Bari Hanjabaadna Ujeedisay Mas'uuliyiinta maamulka Puntland.

0 Friday February 27, 2015 - 21:41:52
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar khasaara dhaliyay oo xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Read More »

10 Katirsan Taageerayaasha Itoobiya oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Degmada Waajid.

0 Friday February 27, 2015 - 20:57:50
Tobabeeyo katirsan maleeshiyaadka amxaara kalkaalka ah ee ciidanka Itoobiya ku wehliya duullaanka lagusoo qaaday dalka soomaaliya ayaa lagu dilay gobolka Bakool.

Read More »

Sawirro:Waa Sidee Xaaladda Degmooyinka Ceelgaras iyo Wabxo Kadib Bixitaankii Ciidanka Xabashida Itoobiya.

0 Thursday February 26, 2015 - 22:41:54
Markii ugu horraysay warbaahinta ayaa sawirro kasoo qaadday degmooyin iyo deegaanno katirsan gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya kadib markii laga xureeyay ciidankii Xabashida Itoobiya oo muddo ku dhaw sanad xoogga ku joogay.

Read More »

Dhageyso:Sh/Cali Dheere Oo Ka Hadlay Dhagar Halis Ah Oo Ay Maleegeyso Itoobiya, Halka Uu Marayo Dagaalka Milatari Iyo Arimo Kale.

0 Thursday February 26, 2015 - 21:35:30
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh/Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali Dheere) ayaa qeybta labaad ee wareysiga aynu la yeelanay uga hadlay arimo kala duwan kadib markeynu weydiinay su'aallo muhiim ah.

Read More »