Wararka

Col. Aadan Rufle " Sh. Umal Shalay Wuxuu Nagu Xakumay Riddo Haddana Kismaayo oo Itoobiyaan Heysto Ayuu Guryo Sharci Darro Ah Ka Dhisanayaa" [Dhageyso]

0 Tuesday February 20, 2018 - 10:59:57
Col. Aadan Rufle oo kamid ah saraakiisha dowladda federalka ah ee Gedo ayaa sheegay in bulshada ku dhaqan magaalooyinka ay joogaan ay yihiin kuwa qaba dhibaatooyin badan.

Read More »

Dhageyso: Nin Haweenay Kufsaday Oo Maxkamad Islaami ah Ku Xukuntay 100 Garbaash.

0 Tuesday February 20, 2018 - 08:35:03
Maxkamadda Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa fulisay Xad ka mid ah Xuduuda Alle kaasi oo ka dhacay fagaara weyn oo ku yaala magaalada Jilib ee Jubbada dhexe.

Read More »

Nabadoon Axmed Diiriye Cali Oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho [Warbixin].

0 Tuesday February 20, 2018 - 07:52:11
Sida ay sheegeen Ehelladiisa waxaa xalay isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku dhintay Axmed Diiriye Cali oo kamid ahaa odayaasha dhaqanka kuwooda ugu caansan Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Iska Hor'imaadyo Xooggan Oo Ciidamo Huwan Ah iyo Al Shabaab Ku Dhaxmaray Duleedka Magaalada Kismaayo.

0 Monday February 19, 2018 - 16:39:16
Dagaallo aad u culus ayaa maanta duhurkii ka bilaawday deegaanno dhanka waqooyi uga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose.

Read More »

Taliyaasha Booliska, Nabad Sugidda iyo Asluubta Oo la magacaabay.

0 Monday February 19, 2018 - 16:08:48
Hoggaanka sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Taliyaal cusub oo ay yeelanayso dowladda kadib markii jagooyinkaas ay banaanaayeen sedaxdii bilood ee lasoo dhaafay.

Read More »

Daawo Video: Halkee Ku Socotaa Itoobiy? Maxaadse Ka Taqan Qowmiyadaha Waddanka Dega.

0 Monday February 19, 2018 - 12:34:29
Dowladda Itoobiya ayaa bilaawday dhaqan gelinta xaaladda degdegga ah ee wadanka lagusoo rogay si looga hortago kadoonka wadanka kusii xoogeysanaya.

Read More »

Ganacsiga Suuqa Bakaaraha Oo Maalintii 2-aad Xiran.

0 Monday February 19, 2018 - 11:07:33
dhammaan goobaha ganacsiga suuqa Bakaaraha ayaa maalintii 2-aad xiran kadib markii guddiga ganacsatada gobolka Banaadir ay shalay ku dhawaaqeen shaqa joojin rasmi ah.

Read More »

Taliye Ku Xigeenkii Nabad Sugidda oo isagoo Lacago Malaayiin Dollar ah wata lagu Qabtay Garoonka Muqdisho.

0 Monday February 19, 2018 - 11:06:33
Ciidamo katirsan DF-ka ayaa gacanta ku dhigtay sarkaalkii ugu sarreeyay hay'adda sirdoonka ee loo yaqaan Nabad sugidda.

Read More »

Xildhibaan Abuukaate "Wasaaradda Maaliyadda xaq uma lahan in Gobolka Banaadir kaliya ka qaado canshuurta dheeriga"

0 Monday February 19, 2018 - 10:27:16
Xildhibaanno iyo siyaasiyiin katirsan dowladda Federaalka ayaa ka hadlay ismariwaaga u dhaxeeya wasaaradda Maaliyadda iyo ganacsatada magaalada Muqdisho.

Read More »

Sawirro: Baraf iyo Ceeryaamo Caqabad Ku Noqday Gurmad loo Fidinayay Dadkii Ku Waxyeeloobay Shil Diyaaradeed oo Iran Ka Dhacay.

0 Monday February 19, 2018 - 10:02:18
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil diyaaradeed oo shalay ka dhacay wadanka Iran ee dhaca qaaradda Asia waxaana dhintay dhammaan rakaabkii diyaaradda.

Read More »

Suuqa Bakaaraha Oo Albaabadu Ulaabanyihiin Kadib Shaqa Joojin Ay Ku Dhawaaqeen Ganacsatada Muqdisho.

0 Sunday February 18, 2018 - 12:44:14
Ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa maanta bilaabay shaqa joojin saamey ballaaran ku reebtay dhaq dhaqaaqii ganacsiga degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Khilaaf Soo Kala Dhaxgalay Taliyaha Ciidanka 'Xoogga' iyo lataliyaha Farmaajo Ee Dhanka Amniga

0 Sunday February 18, 2018 - 11:53:21
Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhaxgalay hoggaanka ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya kaasi oo salka ku haya sida loo maamulayo hubka iyo saadka ciidanka.

Read More »

Gaari Gaashaaman Oo Ciidamada AMISOM looga Gubay Duleedka Magaalada Baraawe.

0 Sunday February 18, 2018 - 11:22:26
Khasaara xooggan ayaa ciidamada AMISOM kasoo gaaray weerar markale lagula beegsaday deegaan katirsan gobolka Sh/hoose ee dhaca Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Melleteriga iyo Sirdoonka Oo la Wareegay Talada Waddanka Itoobiya [Warbixin].

0 Sunday February 18, 2018 - 08:10:33
Wasiirka difaaca Dowladda Itoobiya ayaa shir Jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Addis Ababa ku sheegay in xaaladda degdegga ah ee wadanka Itoobiya lagusoo rogay Jimcihii lasoo dhaafay uu dhaqan galay islamarkaana uu socan doono 6 bilood oo xiriir ah.

Read More »

Dowladda Kenya Oo Xukun Ku Ridday Xaaskii Sheekh Cabuudo Roogu.

0 Saturday February 17, 2018 - 15:29:41
Dowladda Kenya ayaa xukun ku ridday haweenay Muslimad ah oo saygeedi ay horay ukhaarijiyeen ciidamada Booliska wadankaasi.

Read More »

Al Shabaab Oo Xukun Dil Ah Ku Fulisay Askari Katirsan Ciidamada Dowladda Imaaraatka Carabta Ay Tababartay.

0 Saturday February 17, 2018 - 15:25:08
Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa gacanta ku dhigay mid kamida askarta dowladda Federaalka ee oo tababar melleteri ay siisay mid kamida dowladaha shisheeye ee ku lugta leh duullaanka Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso: Hoggaamiya Al Qaaciidda Oo Ku Baaqay in Jihaad Lagu Rido Dowladda Masar Ee Alsiisi Madaxda Ka Yahay.

0 Saturday February 17, 2018 - 11:57:41
Mu'asasada As-sahab oo ah garabka warbaahineed ee Ururka Al Qaacidda ayaa faafisay kalimad maqal ah oo uu jeediyay Dr. Aymen Al Dawaahiri oo ah Amiirka Ururka.

Read More »

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Macallimiinta Kenyaanka Ah Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Wajeer.

0 Saturday February 17, 2018 - 09:04:27
War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay Mas'uuliyadda weerar khasaara badan dhaliyay oo shalay ka dhacay gudaha wadanka Kenya.

Read More »

Golaha Wasiirrada Itoobiya Oo Xaalad degdeg Ah Soo Rogay iyo Kacdoonanda o Sii Xoogeystay

0 Saturday February 17, 2018 - 08:28:55
Kadib kulan deg deg ah oo magaalada Addis Ababa ay ku yeesheen golaha wasiirrada wadanka Itoobiya ayay ku go'aamiyeen in xaalad degdeg ah wadanka lagusoo rogo.

Read More »

Weerar Macallimiin Kenyaan Ah Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Gobolka Wajeer.

0 Friday February 16, 2018 - 14:01:17
Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in weerar hubeysan oo ka dhacay degmada Wajeer lagu dilay dad asalkoodu yahay Kenyaan oo u shaqeynayay wasaaradda Waxbarashada wadankaasi.

Read More »

Daraasad : Al Shabaab Waxay Ka Fogaataa Khasaara Dadka Shacabka Ah Kasoo Gaara Weerarada ay ku beegsanayso Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika.

0 Thursday February 15, 2018 - 18:45:17
Xarun cilmi baarista qaabilsan oo uu leeyahay melleteriga dalka Mareykanka ayaa warbixin cusub oo ay kasoo saartay weerarada qaraxyada ah ah ee Xarakada Al Shabaab ka fulisay Soomaaliya waxay ku sheegtay in ay labeegsado ahdaaf sarsare.

Read More »

Warbixin: R/Wasaaraha Itoobiya Oo iscasilaad Ku Dhawaaqay iyo 10 Qof Rashado Lagu Dilay.

0 Thursday February 15, 2018 - 17:48:17
Hailemariam Desalegn oo ahaa R/wasaaraha dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu hayay.

Read More »

Askar Katirsan Dowladda Federaalka Oo Lagu Dilay Degmooyin Katirsan Gobolka Banaadir.

0 Thursday February 15, 2018 - 16:35:59
Xoogag hubeysan ayaa maanta gelinkii dambe gudaha suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho ku dilay askari katirsanaa ciidamada Booliska dowladda Federaalka.

Read More »

Yaa Maamulaya Degmada Sablaale? Maxaase Ka Jira in Ciidamada AMISOM Ay Qabsadeen? [Warbixin].

0 Thursday February 15, 2018 - 12:09:18
Kuwa Badan oo kamid ah warbaahinta Soomaalida ayaa saacadihii lasoo dhaafay faafinayay war ah in ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo maleeshiyaadka Dowladda Federaalka ay qabsadeen degmada Sablaale oo katirsan Sh/Hoose.

Read More »

2 Askari Kenyaan Ah oo Lagu Dilay iska Hor'imaad Ka Dhacay Magaalada Mandheera.

0 Thursday February 15, 2018 - 12:07:18
Khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ciidamada Kenya kasoo gaaray iska hor'imaad xooggan oo ku dhaxmaray gudaha magaalada Mandheera ee xuduud beenaadka dhacda.

Read More »

17 Qof American Ah Oo Ku Dhintay Weerar Nin Hubeysan Uu Ka Geystay Iskuul.

0 Thursday February 15, 2018 - 10:15:35
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay weerar ka dhacay gudaha wadanka Mareykanka kadib markii ruux hubeysan uu rasaas ku furan iskuul carruur wax ku baranayeen.

Read More »

Qarax Gaari looga Gubay Ciidamada 'Puntland' Oo Ka Dhacay Deegaanka Sugurre.

0 Thursday February 15, 2018 - 09:55:34
Qarax khasaara xooggan dhaliyay ayaa markale ciidamada maamulka 'Puntland' lagula beegsaday deegaanka Sugurre ee gobolka Bari.

Read More »

Ninkii Madaxa Ka Ah Burburinta Masaajidda Muslimiinta Hindiya Oo islaamay Kuna Dhawaaqay dhisidda 90 Masjid.

0 Wednesday February 14, 2018 - 20:09:05
Mid kamida hoggaamiyaashii ugu caansanaa dadka Hinduuska gaalada ah ee wadanka Hindiya ayaa ku dhawaaqay in uu soo islaamay arrintaas oo si aad ah looga hadal hayo wadanka Hindiya ee dhaca qaaradda Asia kana mid ah wadamada ugu dadka badan caalamka.

Read More »

Toogasho Ka Dhacday Xarunta Hay'adda Sirdoonka Mareykanka.

0 Wednesday February 14, 2018 - 19:30:02
Wararka ka imaanaya wadanka Mareykanka ayaa sheegata toogasho khasaara dhalisay ay ka dhacday mid kamida xarumaha ugu waaweyn ee wakaaladda amniga Qaranka Mareykanka.

Read More »

in Kabadan 20 qof Oo Dad Soomaali Ah Kamid Yihiin Ayaa Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Wadanka Liibiya.

0 Wednesday February 14, 2018 - 15:12:36
Wararka ka imaanaya wdaanka liibiya ayaa sheegaya in ugu yaraan 23 qof ay ku dhinteen shil ka dhacay bariga wadankaasi halka dhaawacu uu gaaray 79 qof.

Read More »

Ciidamada AMISOM Oo Madaafiic Duqeeyay Xaafadda Suuqa Xoolaha Kadib Weerar lagu qaaday.

0 Visits: 860 | Wednesday February 14, 2018 - 12:30:16
Wararka ka imaanaya xaafadda Suuqa xoolaha ee waqooyiga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor'imaadyo xooggan xalay ka dhaceen xerada Maslax oo saldhig weyn ay ku leeyihiin ciidamada AMISOM.

Read More »

Kacdoonno Dib Uga Billaawday Itoobiya iyo Mareykanka Oo Digniin Soo saaray.

0 Wednesday February 14, 2018 - 09:25:08
Kacdoonno aad u xooggan ayaa dib uga qarxay qeybo badan oo katirsan wadanka Itoobiya xilli xukuumaddu ay sii daysay hoggaamiyaal katirsan kooxaha mucaaradka ah.

Read More »

Al Shabaab Oo Weerar Madaafiic Ah Ku Qaadday Saldhigga Ciidanka Kenya Ee Kuyaal Deegaanka Ceel-Raam.

0 Tuesday February 13, 2018 - 16:41:40
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in ciidamada Al Shabaab ay weerar culus ku qaadeen saldhig Melleteri oo ciidanka Kenya ku sugnaayeen.

Read More »

Faarax Macalim "Xilli Itoobiya Ay Sii Burburayso Ayay ONLF 100 Sano Kadib isdhiibaysaa" Daawo.

0 Tuesday February 13, 2018 - 11:24:48
Saraakiil Katirsan Ururka ONLF ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya halkaas oo uu ka furmay wadahadal u dhaxeeya madaxda Ururka iyo dowladda Xabashida Itoobiya.

Read More »

Qof Soomaali ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Wadanka Canada.

0 Tuesday February 13, 2018 - 11:21:48
Jaaliyadda Soomaalida wadanka Canada ayaa sheegtay in kooxo hubeysan ay dileen mid kamida dhalinyarada Soomaaliyeed ee wadankaasi kunool.

Read More »