Wararka Caalamka

Isbaheysiga Carabta Oo Xasuuq Hor leh Ka Geystay Galbeedka Wadanka Yemen.

0 Monday January 01, 2018 - 20:10:19
Isbaheysiga dowladaha Carabta ayaa wali sii wado xasuuqa daran ee uu ku hayo shacabka Rayidka ah ee wadanka Yemen waxaana lasoo calaamadeeyay gummaad hor leh.

Read More »

Melleteriga Iiraan Oo Ku Hanjabay in ay Xasuuqayaan Shacabka Kacdoonka dhigaya.

0 Sunday December 31, 2017 - 20:18:30
Wadanka Iiraan Maalintii 3-aad waxaa kasii socda kacdoonka shacbiga ah oo ay dhigayaan shacabka wadankaasi iyadoona ciidamada dowladda ay laayeen dad iskusoo baxyo dhigayay.

Read More »

Muslimiinta Cumaan oo is garab taagay walalaahooda dhibaateysan ee Reer Yaman.

0 Sunday December 31, 2017 - 12:23:18
Xaalad macluul ah oo aad u daran ayaa lagasoo calaamadeeyay wadanka Yemen oo dagaalka ka socda uu lugta lageli rabo sanaddiisi afaraad oo xiriir ah taas oo ka dhigan in isbaheysiga carabtu uusan wali wax guul ah oo muuqda uusan cagta saarin

Read More »

Dibad Baxyo Rabshada Wata Oo Ka Socda Magaalooyinka Waaweyn ee Wadanka Iiraan.

0 Saturday December 30, 2017 - 10:32:21
Wararka ka imaanaya Iiraan ayaa sheegaya in maalintii sedaxaad ay socdaan kacdoonno ay dhigayaan malaayiin qof oo kamid ah dadka fuqarada ee kunool wadankaasi.

Read More »

Weerar 10 Qof Ay Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Magaalada Kabul Ee Caasimada Afghanistan.

0 Visits: 486 | Monday December 25, 2017 - 12:30:27
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weerar hor leh oo ka dhacay magaalada Kabul ee caasimadda u ah wadanka Afghanistan.

Read More »

Tuunis Oo Mamnuucday Diyaaradaha Duulimaadyada Imaaraatka Carabta Kadib Khilaaf soo Shaac Baxay

0 Monday December 25, 2017 - 08:29:13
Xiriirka diblumaasiyadeed uu dhaxeeya wadamada Tuunis iyo Imaaraatka Carabta ayaa aad u xumaaday kadib markii ay labada dal is dhaafsadeen awaamir is khilaafsan.

Read More »

Madaxda Turkiga iyo Imaaraatka Carabta Oo Warbaahinta iska Weeraray Xilli Khilaaf Xooggan uu Ka dhax jiro.

0 Sunday December 24, 2017 - 11:29:52
khilaaf aad uxooggan ayaa ka dhax qaraxay xukuumadaha dabadhilifyada ah ee kajira Wadamada Turkiga iyo imaaraatka carabta.

Read More »

100 Qof Oo Ku Dhimatay Dufaanno Daadad Wata Oo Ku Dhuftay Wadanka Filibiin.

0 Saturday December 23, 2017 - 19:59:33
Wararka ka imaanaya Wadanka Filibiin ee dhaca Qaaradda Asia ayaa sheegaya in boqolaal ay ku dhinteen Duufaan fatahaado iyo daad wadata.

Read More »

128 Dowladood Oo Diidday Go'aankii Trump Ee Qudus U Aqoonsanayay Caasimadda Yahuudda.

0 Thursday December 21, 2017 - 21:11:52
Kadib kulan ay xarunta Q.Midoobe ee magaalada New York ee wadanka Mareykanka ku yeesheen dowladaha ku bahooday UN-ka ayay ku laaleen go'aankii Donald Trump ee magaalada Qudus u aqoonsanayay Caasimadda Yahuudda.

Read More »

Trump Oo Ku Hanjabay in Uu Dhaqaalaha Ka Jari Doono Dowladaha Doonaya in Ay Kasoo Horjeestaan Go'aankiisi Qudus.

0 Thursday December 21, 2017 - 08:22:45
Dowladda Mareykanka ayaa walaac xooggan ka muujinaysa in qaraarkii uu bilaawgii bishaan soo saaray Donald Trump ee magaalada Qudus uu ugu aqoonsaday caasimadda Yahuudda lalaalo.

Read More »

Weerar Dad Shacab Ah Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Waqooyiga Dalka Ciraaq.

0 Wednesday December 20, 2017 - 12:33:57
Rabshado khasaara badan dhaliyay ayaa ka dhacay gobolka Kurdistaan ee Waqooyiga Wadanka Ciraaq halkaas oo bilihii lasoo dhaafay ay ka jireen xiisado siyaasadeed.

Read More »

Fallaagada Xuuthiyiinta Oo Markale Sawaariikh Ku Weerartay Magaalada Riyadh.

0 Tuesday December 19, 2017 - 21:49:11
Wariyaal ayaa xaqiijiyay in dhowr saaruukh ay ku hoobteen gudaha magaalada caasimadda u ah wadanka Sacuudiga ee Riyadh.

Read More »

Askar Katirsan Ciidanka Q.Midoobe Oo Afrikada dhexe Lagu Dilay iyo Mareykanka Oo Xayiraad Kusoo Roge Ganacsade Suudaani Ah.

0 Sunday December 17, 2017 - 19:29:28
Wararka ka imaanaya wadanka Afrikada dhexe ayaa sheegaya in iska hor'imaadyo xooggan ay markale wadankaasi dib ugasoo cusboonaadeen wadankaasi.

Read More »

Ciidamada isbaheysiga Carabta Oo Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Ka Qabsaday Magaalooyin Katirsan Dalka Yemen.

0 Sunday December 17, 2017 - 10:55:28
Kadib 8 bilood oo guul darro dhan walba ah dhabarka loo saariyay maleeshiyaadka uu taageero isbahasiga Carabta ee Yemen ku duullay ayay ugu dambeyn qabsadeen deegaanno istiraatiiji ah.

Read More »

Dad Ka Badan 6700 Muslimiin Ah Oo Bil Gudaheed Lagu Dilay Wadanka Baarma.

0 Saturday December 16, 2017 - 10:13:32
Melleteriga dowladda Baarma ayaa wali sii wada xasuuqa ka dhanka ah dadka muslimiinta laga tirada badanyahay ee wadankaasi ku nool.

Read More »

Warbixin: Waan Ka Xunnahay iyo Waan Cambaareynaynaa Oo Ay Ka Badi Waayeen Hoggaamiyaashii Caalamka Islaamka Ee Ka Shiray Arrinta Qudus.

0 Wednesday December 13, 2017 - 17:02:08
Magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga waxaa maanta gelinkii dambe lagusoo gaba gabeeyay kulan degdeg ahaa oo ay isugu yimideen hoggaamiyaasha dowladaha caalamka islaamka.

Read More »

Dowladda Shiicada Ciraaq Oo Sheegtay in Ay Soo Gaba Gabeysay Dagaalkii ay Kula Jirtay Kooxda IS.

0 Sunday December 10, 2017 - 11:24:53
Xukuumadda Shiicada Ciraaq ayaa ku dhawaaqday in ay soo gaba gabeysay dagaal sanado badan qaatay oo ay lagashay xoogag islaami sunniyiin ah.

Read More »

TANZANIA:Rag Xaday Ukunta Goronyada Oo 25 Sanadood Xarig Ah lagu Xukumay.

0 Saturday December 09, 2017 - 11:30:53
Maamulayaasha Wadanka Tanzania ayaa sheegay in maxkamad xukuumaddu leedahay ay xukun adag ku ridday dad lagu eedeeyay in ay xadeen Ukumaha Xayawaanka Goronyada.

Read More »

Dowladda iiraan Oo Bogaadisay Dilkii Cali Cabdalla Saalix iyo Duqeymo Culus Oo Ku Socda Magaalada Sanca.

0 Tuesday December 05, 2017 - 11:41:59
Boqolaal qof oo shacab ah ayaa la sheegay in ay ku dhinteen duqeymo bahalnimo oo ka socda xaafado katirsan magaalada Caasimadda ah ee Sanca wadanka Yemen.

Read More »

Video: Ciidamo Mareykan Ah Oo Dib Ugu Laabtay Saldhigga "K One" Ee Dalka Ciraaq.

0 Sunday December 03, 2017 - 09:48:14
6 Sanadood Kadib Ciidamada Mareykanka ayaa dib ugu laabtay saldhig melleteri oo ay uga sugnaayeen waqooyiga wadanka Ciraaq.

Read More »

Bin Salmaan Oo Xabsiga Kasii Daayay Wasiirkii ilaalada Qaranka Sacuudiga.

0 Wednesday November 29, 2017 - 15:30:21
Xukuumada Aala-Sacuud ayaa Xabsiga ka sii deysay Hogaamiye ka mid ah mas'uuliyiin dhowr ah oo dhawaan ay xabsiga dhigtay xukuumadaasi ka dib markii laga qaaday lacag xoogan oo madaxfurasho ah.

Read More »

Vedio:Ciidanka Sudan Oo Gacanta Ku Dhigay Hoggaamiyihii Maleeshiyaadka Kooxda Janjawiidka.

0 Tuesday November 28, 2017 - 17:10:15
Tobaneeyo Askari oo katirsan ciidamada xukuumadda Dabadhilifka Suudaan ayaa lagu dilay dagaallo ka dhacay gobolka Daarfoor.

Read More »

23 Qof Oo Ku Dhintay Duqeyn Ka Dhacday Duleedka Magaalada Dimishiq.

0 Monday November 27, 2017 - 19:13:45
Tobanaan ruux oo Muslimiin ah ayaa lagu dilay duqeymo xagga cirka ah oo diyaaradaha Ruushka iyo kuwa Nidaamka Al-Asad ay ka geysteen deegaano dhaca duleedka magaalada Dimishiq ee caasimada Syria.

Read More »

Dhimashada Weerarkii Masjidka Wadanka Masar oo Sedax Boqol Kor udhaaftay.

0 Sunday November 26, 2017 - 11:43:01
Waxaa sii kordhay khasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerar aad u xooggan oo lagu qaaday Masjid ay muslimiintu leeyihiin oo kuyaal waqooyiga gobalka Saynaa ee wadanka Masar.

Read More »

Mudaaharaadyo Ka Bilaawday Dalka Pakistan Kadib Markii Nin Wasiir Ah Uu Ugefay Nabiga SCW.

0 Sunday November 26, 2017 - 11:16:01
Wadanka Pakistan ee dhaca bartamaha qaaradda Asia waxaa ka bilaawday dibad baxyo aad u xooggan oo ay dhigayaan malaayiin qof muslimiin ah kadib markii Nin wasiirka uu ugefay diinta islaamka.

Read More »

Al-Xariiri Oo Ka laabtay iscasilaaddii uu Horay usameeyay Kadib Socdaal uu Ku tagay Lubnaan.

0 Wednesday November 22, 2017 - 19:35:57
Sacad Al Xariiri R/wasaarihii xukuumadda Lubnaan ee dhowaan iscasilay ayaa gaaray magaalada caasimadda ah ee Beyruut isagoona markale sheegay in uu ka laabtay iscasiladdii uu sameeyay.

Read More »

Askar Mareykan Ah Oo Ku Dhintay Diyaarad Ku Burburtay Xeebaha Wadanka Japan.

0 Wednesday November 22, 2017 - 14:47:53
Taliska Ciidanka Badda Mareykanka ayaa sheegay in khasaara xooggan uu ka dhashay shil diyaaradeed oo qabsaday diyaarad dagaal xilli ku sugneed xeebaha wadanka Japan.

Read More »

37 Sanadood Kadib Robert Mugabe Oo iska Casilay Xilka Madaxweynimo Ee Dalka Zimbabwe.

0 Tuesday November 21, 2017 - 20:36:35
Guddoomiyaha Baarlamaanka wadanka Zimbabwe ayaa sheegay in warqadda iscasilaadda uu u dhiibay Robert Mugabi oo ahaa madaxweynihii wadankaasi.

Read More »

Robert Mugabe Oo Diiday in uu iska Casilo Xilka Madaxtinimada Wadanka Zimbabwe.

0 Monday November 20, 2017 - 10:10:32
Xiisad siyaasadeed ayaa weli ka taagan dalka Zimbaabwi xilli madaxweynaha dalkaas uu ku guuldareystay in uu iska casilo xilka madaxtinimo ee dalka ka dib khudbad uu xaley ka jeediyey TV-ga wadanka.

Read More »

Madaxweynaha Masar Oo Itoobiya Uga Digay in Ay Leexiso Biyaha Wabiga Niil iyadoo dhisaysa Biya Xireen.

0 Sunday November 19, 2017 - 20:49:25
War rasmi ah oo kasoo baxay hoggaanka xukuumadda dabadhilifka Masar ayaa looga digay mashruuca biya xireenka wabiga Niil ee dowladda Itoobiya ay ku howlaneed 6-dii sanadood ee lasoo dhaafay.

Read More »

R/Wasaarihii iscasilay Ee Lubnaan Oo Marti Ku Ah Magaalada Paris.

0 Sunday November 19, 2017 - 12:14:57
Maalin kadib markii uu gaaray magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayuu R/wasaarihii iscasilay ee wadanka Lubnaan wuxuu sheegay in uu xur yahay islamarkaana uu dhowaan dib ugu laaban doono magaalada Beyruut ee caasimadda Lubnaan.

Read More »

Sawirro: Qowmiyadda Orange Rimba Ee Dalka Indonesia Oo Diinta islaamka Qaadatay.

0 Saturday November 18, 2017 - 19:03:10
Wadanka Indonesia oo ay kunool yihiin muslimiinta ugu badan caalamka tiro ahaan ayaa lagasoo sheegayaan war farxad gelinaya muslimiinta kaasi oo ah in mid kamida qowmiyadaha ku dhaqan wadankaas ay diinta islaamka qaadatay.

Read More »

ZIMBABWE: Robert Mugabe Oo Xabsi Guri Lagusoo Rogay iyo Malleteriga Oo Talada Si Buuxda Ula Wareegay.

0 Thursday November 16, 2017 - 12:13:07
Melleteriga talada la wareegay ee Wadanka Zimbabwe ayaa sheegay in ay Xabsi guri ka dhigeen Ropert Mugabi madaxweynihii hore ee wadankaasi.

Read More »

11 Ruux Oo Ku geeriyooday Burbur Diyaaradeed Oo Ka dhacay Tanzaniya.

0 Thursday November 16, 2017 - 10:49:15
Diyaarad nooca rakaabka qaada ah oo ka ambabaxday dalka Tanzaaniya kuna sii jeeday Koonfur Africa ayaa ku burburtay hawada, taas oo sababtay dhimashada dhamaan dadkii saarnaa.

Read More »

Daawo: Dhimashada Dhul Gariirkii Ka Dhacay Dalka iiraan Oo Gaartay 440 Qof iyo Kumanaan Dhaawac Ah.

0 Tuesday November 14, 2017 - 13:20:44
Maamulayaasha wadanka iiraan ayaa ku dhawaaqay in uu sare ukacay khasaaraha ka dhashay dhul gariir aad u xooganaa oo shalay ku dhuftay gobol katirsan wadankaasi.

Read More »