Wararka Caalamka

Taliban Pakistan Oo Magacaawday Amiir Cusub Kadib Istish-haadkii Mowlaana Fadlullaah.

0 Sunday June 24, 2018 - 19:09:30
dhaq dhaqaaqa islaamiga ah ee Taliban Pakistan ayaa ku dhawaaqay in uu yeeshay hoggaan cusub kadib markii duqeyn lagu dilay amiirkii guud ee jamaacada.

Read More »

Ciidamada isbaheysiga Carabta Oo Duullaan Ballaaran Ku Qaaday Magaalada Alxudeyda Ee Wadanka Yemen.

0 Wednesday June 13, 2018 - 17:07:31
Dagaallo culus ayaa dib uga qarxay qeybo katirsan wadanka Yemen oo sanadkii Afaraad oo xiriir ah uu ka socdo loollan u dhaxeeya dhinacyo kala duwan.

Read More »

Donald Trump iyo Kim Jong un Oo Kulankii Ugu Horeeyay Yeeshay

0 Tuesday June 12, 2018 - 06:11:59
Wadanka Singapore ee dhaca qaaradda Asia waxaa ka furmay kulankii ugu horreeyay oo ay yeeshaan madaxweynayaasha Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya muddo 64 sanadood ah.

Read More »

Sheekh Caan ah Caruurtiisa iyo Xaaskiisa Oo ku Shahiiday Duqeyn ka dhacday wadanka Liibiya [Sawirro].

0 Monday June 11, 2018 - 12:04:14
Wararka ka imaanaya wadanka Liibiya ayaa ku waramaya in duqeyn ka dhacday magaalada Darna ee wadankaasi ay ku shahiideen tiro culimo mujaahidiin ah iyo xubnaha qoys muhaajiriin ah oo ku sugnaa halkaas.

Read More »

Taliban Oo Ku Dhawaaqday Xabad Joojin Waqti Kooban Socanaysa oo Afghanistan ka Dhaqan Geli doonta.

0 Saturday June 09, 2018 - 11:52:52
War rasmi ah oo kasoo baxay imaarada islaamiga Afghanistan ayaa lagu sheegay in ay ogolaatay heshiis xabad joojin ah oo waqti kooban socanaya inta lagu guda jiro dabaal degyada maalmaha ciidda ee soo socda.

Read More »

Boqorka Urdun Oo Quus Ka Muujiyay in Dowladdiisu ka Gudubto Marxaladda Adag Ee Ay Mareyso.

0 Wednesday June 06, 2018 - 06:17:42
Xaalad adag ayaa wali kajirta wadanka Urdun oo uu ka socdo kacdoon shacbi kaas oo lagu doonayo in looga takhaluso nidaamka dhaqaale oo ay ku dhaqanto xukuumadda wadankaasi kajirta.

Read More »

Bishaar Al-Asad Oo lakulmaya Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya.

0 Tuesday June 05, 2018 - 05:57:22
Hoggaamiyaha dhiigya cabka ah ee wadanka suuriya ayaa lafilayaa in dhowaan uu booqasho ku tago wadanka waqooyiga kuuriya ee dhaca qaaradda aasiya.

Read More »

Sawirro:Sidaan Ayaa Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta looga Qabsaday Saanado Hub Casri ah iyo Walxaha Qarxa.

0 Monday June 04, 2018 - 07:43:51
Ciidamada isbaheysiga Carabta iyo maleeshiyaadka xukuumadda Yemen ayaa horumar ka sameeyay dagaalka ay uga jiraan galbeedka wadankaasi.

Read More »

Sacuudiga Oo Weeraraya Qadar Haddii Ay Ruushka Ka iibsato Sawaariikhda S400.

0 Monday June 04, 2018 - 06:42:26
Khilaafka u dhaxeeya dowladaha dabadhilifyada khaliijka ayaa meel xun gaaray xilli muddo sanada ah ay kasoo wareegtay markii uu khilaafkaasi dillaacay.

Read More »

Sawirro: Booliska Hindiya Oo Gaari Jiirsiiyay Qof Muslim Ah Gobolka Kashmiir.

0 Sunday June 03, 2018 - 07:27:01
Dibad baxyo rabshado wata ayaa ka dhacay gobolka Jaamu Kashmiir qeybta Hindiya xoogga ku heysato.

Read More »

Wariye Russian Ah Oo Geeridiisa la Shaaciyay Maalin Kadibna isagoo nool la arkay!.

0 Thursday May 31, 2018 - 17:30:06
Dowladda Ukraine ayaa soo bandhigtay saxafi udhashay wadanka Ruushka oo maalin ka hor ay sheegtay in lagu dhax dilay magaalada caasimadda ah ee Kiev.

Read More »

Hoggaamiye Ay Taageerto Dowladda Imaaraatka Carabta Oo Lagu Dilay Koonfurta Yemen.

0 Thursday May 31, 2018 - 12:05:26
Rag hubeysan ayaa wadanka Yemen ku dilay hoggaamiye sare oo katirsanaa ciidamada dowladda Imaaraatka Carabta tababartay ee qaabka ashahadda ladirirnimo uga howlgala wadankaasi.

Read More »

Xabad Joojin looga Dhawaaqay Marinka Ghaza Dhulka Filasdiin.

0 Wednesday May 30, 2018 - 05:56:39
Kadib 48 saacadood oo duqeymo ba'an laysku dhaafsanayay Marinka Ghaza ee dulalka Filasdiin ayaa lagu dhawaaqay Xabad joojin rasmi ah.

Read More »

Saraakiil American Ah Oo Ka Qeyb Qaatay Tacdiibinta Maxaabiis Ku Xiran Koonfurta Yemen [Warbixin]

0 Wednesday May 30, 2018 - 05:43:31
xabsiyada qarsoodida ah ee lagu tacdiibinayo dadka muslimiinta ayaa ku faafay deegaanno dhowr ah oo dhaca koonfurta wadanka Yemen, dowladda dabadhilifka imaaraatka carabta oo wakiil ka ah mareykanka ayaa la sheegay in ay geysanayso xasuuq iyo xadudubyo fool xun.

Read More »

Tahriibayaal Dad Soomaali ah ay Ku Jiraan oo Lagu Dilay Wadanka Liibiya.

0 Tuesday May 29, 2018 - 11:34:04
Wararka ka imaanayo wadanka Liibiya ayaa sheegaya in tiro dhalin yaro tahriibayaal ah lagu dilay meel ku dhow Magaalada Bani Walid ee dhacda Woqooyi Galbeed Wadanka Liibiya.

Read More »

Yaasiin "Sanado badan Oo fakar ah kadib, bisha Ramadaan ayaan Muslimay" [Qiso+Sawirro].

0 Sunday May 27, 2018 - 13:14:13
Habeenkii 16-aad ee bishan May 2018, waxay ahayd habeen aad uga duwan habeenidii hore marka loo eego dhanka Yaasiin, wuxuuna markii ugu horeysay noloshiisa usoo kacay inuu suxuurto, si uu u soomo.

Read More »

Duufaanta Makono Oo Cagta Marisay Wadanka Cummaan Dhanka Sacuudigana Ugudubtay.

0 Saturday May 26, 2018 - 11:02:30
Duufaanta Makono ayaa aroornimadii hore ee saaka ku dhufatay xeebaha wadanka Sacuudiga kadib markii ay cagta soo marisay wadamada Yemen iyo Cummaan.

Read More »

Duufaan Dad Badan Ku Dhinteen Oo Ku Dhufatay Wadanka Yemen.

0 Thursday May 24, 2018 - 22:02:34
Tobaneeyo qof ayaa dhimatay tira kalane waa lala'yahay kadib markii Duufaanno xooggan ay ku dhufteen Jaziiradda Socotra ee wadanka Yemen.

Read More »

Wasiirad katirsan Dowladda Denmarka Oo Muslimiinta Uga Baaqday in Ay Shaqada Ka Tagaan inta lagu Guda Jiro Bisha Ramadaan!

0 Wednesday May 23, 2018 - 07:17:04
Mid kamida wasiirrada dowladda Denmark ayaa jeedisay hadal ka dhan ah jaaliyadda muslimiinta ee kunool wadankaasi.

Read More »

Warar Sheegaya in Madaxweynaha Turkiga Uu Ka Badbaaday isku Day Dil oo lala Maaganaa Xilli Uu Booqanayay Qaaradda Yurub.

0 Monday May 21, 2018 - 07:18:35
Warar soo baxay ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda dabadhilifka Turkiga uu ka badbaaday isku day dil xilli uu socdaal ku marayay wadanka Boosnia ee dhaca Mandiqadda Albulqaad qaaradda Yurub.

Read More »

Dad Ka Badan 100 qof Oo Ku Dhintay Diyaarad Ku Burburtay Wadanka Cuba.

0 Saturday May 19, 2018 - 11:41:13
Ugu yaraan 100 qof ayaa dhimatay kadib markii diyaarad Rakaab ay ku dhacay wadanka Kuubo ee qaaradda America.

Read More »

10 Qof American Ah Oo Ku Dhintay Toogasho Ka Dhacday Gobolka Texas.

0 Saturday May 19, 2018 - 11:24:37
Tobaneeyo qof ayaa ku dhintay kuwa kalane waa dhaawacmeen kadib markii weerar hubeysan oo hor leh uu ka dhacay mid kamida gobollada ugu waaweyn wadanka Mareykanka.

Read More »

Talibaan Oo Duullaan Ku Qaadday Magaalo Weyn Oo Afghanistan Katirsan [Warbixin].

0 Wednesday May 16, 2018 - 14:27:59
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada islaamiga Taliban ayaa guluf dagaaleed hor leh ku qaaday magaalo weyn oo katirsan wadanka Afghanistan.

Read More »

Muqtada Alsadar Oo Ku Guuleystay Doorashooyinka Baarlamaaniga Ciraaq.

0 Monday May 14, 2018 - 09:13:27
Waxaa lasoo gaba gabeeyay doorashooyinkii Baarlamaaniga ee shalay ka dhacay wadanka Ciraaq ee dhaca Mandiqadda Bariga dhexe loo bixiyay.

Read More »

10 Qof Oo Ku Dhimatay Silsilado Qaraxyo Ah Oo Ka Dhacay Kaniisado Kuyaal Wadanka Indonesia.

0 Sunday May 13, 2018 - 10:48:25
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay weeraro is xigxigay oo ka dhacay magaalada labaad ee ugu weyn wadanka Indonesia oo kamid ah wadamada qaaradda Asia.

Read More »

4 Askari American Ah Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Wadanka Afghanistan.

0 Sunday May 13, 2018 - 09:47:57
Wadanka Afghanistan Xarakada islaamiga Taliban ayaa sare uqaadday olole dagaaleedka ay ku iclaamisay ciidamada Jinsiyadaha kala duwan leh ee NATO iyo maleeshiyaadka dowladda.

Read More »

Trump Oo Shaaciyay halka Uu Kula Kulmi Doono Dhiggiisa Kim Jong-un.

0 Thursday May 10, 2018 - 22:52:43
War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu shaaciyay halka uu ka dhici doono kulanka dhax mari doono Donald Trump iyo hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya.

Read More »

Taliban Oo Magaalooyin hor leh la wareegtay, iyo Sarkaal Ameerikaan ah Oo la dilay.

0 Wednesday May 09, 2018 - 14:31:43
Ciidamada Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan ayaa gacanta ku dhigay dhul hor leh oo kamid ah wadankaas, horeyna ay gacanta ugu hayeen malleeshiyaadka xukuumadda Kaabul iyo kuwa Shisheeyaha.

Read More »

Trump Oo Ku Dhawaaqay in Mareykanku Uu isaga Baxay Heshiiskii Niyugleerka Iiraan.

0 Tuesday May 08, 2018 - 21:39:23
Hoggaamiyaha dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa caawa ku dhawaaqay in maamulkiisu uu si rasmi ah uga baxay Heshiiskii Hubka Niyugleerka ee lala galay Iiraan.

Read More »

Ururka Xisbullaah Guulo Ka Gaaray Doorashooyinkii Ka Dhacay Wadanka Lubnaan.

0 Tuesday May 08, 2018 - 20:18:37
Wadanka Lubnaan waxaa lagusoo gaba gabeeyay doorashooyinkii Baarlamaaniga ee dhacay shalay xilli xiisado siyaasadeed uu lubnaan marti gelinayay tobankii sanadood ee lasoo dhaafay.

Read More »

Video+Sawirro: Folkaanooyin Dab Ah Oo Ku Dhuftay Mid Kamida Gobollada Dalka Mareykanka.

0 Monday May 07, 2018 - 21:23:57
Wadanka Mareykanka wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in dhul gariir ballaaran oo foolkaano ah uu ku dhuftay mid kamida gobollada ugu waaweyn ee wadankaas waxaana socda barakac aad u xooggan.

Read More »

Sawirro: Dowladda Sacuudig Oo Ogolaatay in Kaniisado Laga Dhisayo Dhulka Bilaadul Xarameyn.

0 Saturday May 05, 2018 - 10:24:43
Markii ugu horraysay dowladda Sacuudiga ayaa ogolaatay in Kaniisado ay leeyihiin dadka Kirishtaanka ah laga dhiso dhulka Xarameynka.

Read More »

Taliban oo 6 Askari American Ah Ku Dishay Afghanistan iyo Mareykanka Oo Xaqiijiyay.

0 Tuesday May 01, 2018 - 11:30:18
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee duullaanka gardarrada ah ku qaaday wadankaasi.

Read More »

Caalim u dhashey Turkistaanta Bari Oo ku dhintay Xabsiyada dowladda Shuuciyadda Shiinaha.

0 Saturday April 28, 2018 - 09:02:31
Muxamed Saalax Kashqari oo kamid ah culimada muslimiinta Turkistaanta bari ayaa ku geeriyooday xabsi ay maamusho dowladda shuuciyadda Shiinaha.

Read More »

Sawirro: 68 Sano Kadib Madaxweynayaasha Labada Kuuriya Oo Kulan Taariikhi Ah Yeeshay.

0 Friday April 27, 2018 - 09:10:57
Kulan lagu sifeeyay taariikhi ayaa markii ugu horraysay dhaxmaray hoggaamiyaasha dowladaha waqooyiga iyo Koonfurta Kuuriya oo muddo ku dhow qarni uu dagaal ka dhaxeeyay.

Read More »