Warar Caalami Ah

Bakhaaro Hubka lagu keydiyo oo ku qarxay wadanka Ruushka.

0 Tuesday August 06, 2019 - 21:00:38
Wararka ka imaanaya wadanka Ruushka ayaa sheegaya in dab xooggan oo qabsaday saldhigyo melleteri uu sababay qaraxyo iyo barakac ay sameynayaan kumanaan qoys.

Read More »

Hindiya oo gobolka Kashmiir ku darsatay dalkeeda iyo Pakistan oo Cambaaraysay.

0 Tuesday August 06, 2019 - 11:53:09
Dowladda Hindiya ayaa sare uqaadday cadaadiska ay saarayso dadka muslimiinta ee ku dhaqan gobolka Kashmiir oo ay gummeysi ku heysato ku dhowaad 80 sanadood.

Read More »

Ugu yaraan 40 qof Shacab ah oo ku dhintay duqeyn Ka Dhacday Koonfurta dalka Liibiya.

0 Monday August 05, 2019 - 18:24:50
Wararka ka imaanaya wadanka Liibiya ayaa sheegaya in tobanaan qof oo shacab rayid ah lagu dilay weerar xagga cirka ah oo lagu qaaday munaasabad aroos.

Read More »

Sawirro: Qarax 19 qof ay ku dhinteen oo ka dhacay Wadanka Masar.

0 Monday August 05, 2019 - 12:29:50
Tobanaan qof ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxyo ka dhacay bartamaha magaalada Al Qaahira ee caasimadda wadanka Masar.

Read More »

Xuuthiyiinta Oo Askar Badan ku laayay Duqeyn ka dhacday Koonfurta Yemen.

0 Thursday August 01, 2019 - 12:03:21
Tobanaan askar iyo saraakiil ah ayaa ku dhintay weerar loo adeegsaday saaruukh casri ah oo ka dhacay magaalada Cadan ee dhacda Koonfurta wadanka Yemen.

Read More »

NATO Oo Xaqiijisay in Askar American ah lagu dilay toogasho ka dhacday Wadanka Afghanistan.

0 Tuesday July 30, 2019 - 16:25:33
Wadanka Afghanistan waxaa lagasoo sheegayaa in khasaara dhimasho iyo dhaawac leh oo hor leh dhabarka loo saariyay isbahaysiga NATO ee hoggaaminayo duullaanka gardarrada ah ee wadankaas lagu qaaday waqti hadda laga joogo 18 sanadood ka hor.

Read More »

Melleteriga Suudaan oo 8 qof Shacab ah toogasho ku dilay.

0 Tuesday July 30, 2019 - 16:13:28
Wararka ka imaanaya wadanka Suudaan ayaa sheegaya in ciidamada melleteriga wadankaas ay markale gummaad ugeysteen shacabka rayidka ah ee dibad baxyada ka dhigaya wadankaasi.

Read More »

4 Qof American ah oo ku dhintay Toogasho ka dhacday Gobolka California.

0 Monday July 29, 2019 - 12:02:28
Wararka ka imaanaya wadanka Mareykanka ayaa sheegaya in markale toogasho sababtay dhimasho iyo dhaawac ay ka dhacday mid kamida gobollada ugu waaweyn wadankaasi.

Read More »

Dowladda Tuunis Oo Ku dhawaaqday Geerida Qaayed Beeji Sabsi Madaxweynihii Wadanka.

0 Thursday July 25, 2019 - 13:43:35
War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda calmaaniga ah ee Wadanka Tuunis ayaa lagu sheegay in uu geeriyooday Al Qaayed Beeji Sabsi oo ahaa madaxweynihii wadankaasi.

Read More »

Fallaagada Xuuthiyiinta oo 8 Askari Sacuudiyaan ah dilay.

0 Thursday July 25, 2019 - 11:06:42
Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada dowladda Sacuudiga lagu gaarsiiyay dagaallo xooggan oo ka dhacay dacalka Koonfureed ee wadankaasi.

Read More »

16 Sano Kadib Ciidamada Mareykanka Oo dib ugu laabtay Wadanka Sacuudiga.

0 Sunday July 21, 2019 - 09:45:00
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka iyo diiwaanka Malakiga Boqortooyada Aala Sacuud ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in boqolaal Askari American ah iyo hub casri ah loo daad gureeyay gudaha wadanka Sacuudiga.

Read More »

Dowladda Mareykanka Oo Liiska 'Argagaxisada' ku dartay Hoggaamiye Jihaadi ah oo ka dagaallama wadanka Maali.

0 Saturday July 20, 2019 - 19:27:26
Dowladda mareykanka ayaa ku dhawaaqday in liiska waxa loogu yeero argagaxisada ay ku dartay hoggaamiye sare oo katirsan jamaacada Jihaadiga ugargaaridda islaamka iyo muslimiinta ee ka dagaallanta wadanka Maali.

Read More »

Dowladda Iiraan Oo Xaqiijisay in ay gacanta ku dhigtay Markab Shidaal.

0 Thursday July 18, 2019 - 20:25:22
Taliska ciidanka Kacaanka Iiraan ayaa xaqiijiyay in uu gacanta ku hayo Markab shidaal oo maalmahan lagu la'aa biyaha gacanka Khaliijka Carabta.

Read More »

Markab ay leedahay dowladda Imaaraatka Carabta oo lagu qafaashay Marin Biyoodka Hormuz.

0 Wednesday July 17, 2019 - 11:40:32
Wararka ka imaanaya mandiqadda loo bixiyay bariga dhexe ayaa sheegaya in markale Markab ganacsi lagu qafaashay biyaha Khaliijka oo xiisada colaadeed ay ka aloosanyihiin.

Read More »

Dowladda Imaaraadka Oo Ciidamo dheeraad ah kala baxday dalka Yemen [Warbixin].

0 Saturday July 13, 2019 - 20:38:15
isbaheysiga Carabta ee dabadhilifka ah ayaa qarka usaaran in uu dhabarka isku jeediyo uuna joojiyo dagaalka uu ka wado wadanka Yemen kadib markii ay dowladda imaaraatka carabta ay aad udhintay ciidamadeeda Yemen ku duulay.

Read More »

Xoogaga Mucaaradka Suuriya oo isbaheysiga Ruushka ka qabsaday dhul Muhiim ah.

0 Thursday July 11, 2019 - 21:48:27
Xoogagga Jihaadiga Sunniga Suuriya ayaa guulo waaweyn kasoo hooyay dagaallo culus oo ay lagaleen ciidamada nidaamka Bishaar Al-Asada iyo kuwa dowladda Ruushka.

Read More »

Dowladda Tuunis oo Dumarka Muslimaadka ah ka Mamnuucday Xirashada Niqaabka.

0 Saturday July 06, 2019 - 21:16:34
Xukuumadda dabadhilifka Tuunis ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay mamnuucday Niqaabka ama Indha shareerka ay xirtaan dumarka muslimaadka ah.

Read More »

Erdogaan oo Shaqada ka Eryay Guddoomiyihii Bankiga dhexe ee Turkiga.

0 Saturday July 06, 2019 - 21:02:27
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Erdogaan ayaa si lama filaan ah shaqada uga Eryay guddoomiyihii Bankiga dhexe ee wadankaas xilli culeysyo dhaqaale uu wajahayo Turkiga.

Read More »

Fanaanad Caan ka ah Wadanka Hindiya oo ka Towbad keentay Fanka iyo Jilidda Aflaamta.

0 Thursday July 04, 2019 - 10:57:40
Dood kulul ayaa ka taagan gudaha wadanka Hindiya kadib markii Fanaanad caan aheyd ay ku dhawaaqday in ay isaga baxday Fanka ayna Alle uga Towbadkeentay xumaantii iyo baadidii ay dhax muquuranaysay.

Read More »

Taliyaha Sirdoonka Yahuudda Oo Kashifay Sir ku saabsan Xiriirka kala dhaxeeya Dowladaha Carabta.

0 Tuesday July 02, 2019 - 21:05:52
Si aan horay loo arag maamulka Yahuudda ee xoogga ku heysta dhulalka muslimiinta mandiqadda Shaam ayaa xaqiijiyay in dhowaan ay heshiis is xulufaysi ah lasaxiixan doonaan dowladaha mandiqadda khaliijka oo ay hala cadow yeesheen sida uu hadalka u dhigay.

Read More »

Donald Trump iyo Kim Jong-un oo Kulan ku yeeshay Xuduudda Waqooyiga Kuuriya.

0 Sunday June 30, 2019 - 13:16:42
Hogaamiyaha cunsuriga dowladda Mareykanka Donald Trump iyo madaxweynaha dowladda shuuciyadda kuuriyada Koonfureed Kim Jong-un ayaa kulan toos ah qaatay.

Read More »

Xoogaga Jihaadiga Taliban oo Weeraro Cagmarin ah ka fuliyay Koonfurta Afghanistan.

0 Sunday June 30, 2019 - 12:27:10
Ciidamada Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa markale guluf dagaaleed aad u ballaaran ku qaaday degmooyin dhaca Koonfurta wadankaasi oo ay gacanta ku hayaan ciidamada Xukuumadda.

Read More »

Ciidamada Xukuumadda Alwifaaq oo Khaliifa Xaftar kala wareegay magaalo ku dhow caasimadda Liibiya.

0 Thursday June 27, 2019 - 07:53:57
Isbedello waaweyn oo dhanka maamulka ah ayaa ka xasilay Koonfurta magaalada Daraabulis ee caasimadda u ah wadanka Liibiya.

Read More »

Talibaan oo Askar American ah ku dishay Wadanka Afghanistan.

0 Wednesday June 26, 2019 - 11:44:39
War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda G/dhigga Mareykanka ayaa lagu sheegay in weerar ka dhacay wadanka Afghanistan lagu dilay 2 askari oo katirsan ciidamada Americanka ah ee duullaanka ku jooga wadankaasi.

Read More »

Jeneraal Ciidan oo Madaxweyne ka noqday Wadanka Muritaaniya.

0 Tuesday June 25, 2019 - 20:13:19
Wadanka Muritaaniya waxaa lasoo gaba gabeeyay doorashooyinkii madaxtinimada oo ahaa kuwa ay ku loolamayaan kooxaha mucaaradka ah iyo jeneraallada dabadhilifyada ah ee mudadad tobanaanka sana ah soo maaamulayay wadanka dhaca mandiqadda maqribul islaam ee waqooyiga qaaradda afrika.

Read More »

Tirada Ciidamada Suudaan ee ku sugan Wadanka Yemen iyo Mushaaraadka ay qaataan oo la ogaaday [Warbixin].

0 Monday June 24, 2019 - 10:56:48
Warbixin cusub oo soo baxday ayaa daaha ka faydaysa sida mas'uuliyiinta dowladda Suudaan uga macaashaan kumanaanka askari ee ay udireen dalka Yemen

Read More »

Trump oo si lama filaan ah ujoojiyay Weerar ay ciidamada Mareykanka ku qaadi rabeen dalka Iiraan.

0 Friday June 21, 2019 - 10:46:37
Madaxweynaha dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa si lama filaan ah ujoojiyay weerar xooggan oo ciidamadiisa cirka ay ku qaadi lahaayeen dalka Iiraan saacado kadib markii diyaarad lagasoo riday Mareykanka.

Read More »

Dowladda Iran oo soo ridday diyaarad Drone ah oo Mareykanku leeyahay iyo Washington oo Xaqiijisay,

0 Thursday June 20, 2019 - 09:41:48
Afhayeen u hadlay taliska ciidanka kacaanka Iiraan ayaa sheegay in ay dhulka soo dhigeen diyaarad nuuca wax basaasta ah oo uu leeyahay Mareykanka.

Read More »

Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday shirkad American ah oo kutaal Waqooyiga Ciraaq.

0 Wednesday June 19, 2019 - 12:10:21
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in markale weerar lagu qaaday saldhig ay dowladda Mareykanka ku leedahay wadankaasi.

Read More »

Kumuu Ahaa Max'med Mursi Madaxweynihii Masar ee geeriyooday? [Warbixin].

0 Monday June 17, 2019 - 19:21:42
Telefeshinka rasmiga ah ee ku hadla afka xukuumadda dabadhilifka Masar ayaa ku dhawaaqay in uu geeriyooday Max'med Mursi oo mar soo noqday madaxweynaha dalka Masar balse markii dambe Inqilaab melleteriga talada looga tuuray.

Read More »

Al Bashiir oo markii ugu horraysay Maxkamad kasoo muuqday.

0 Monday June 17, 2019 - 07:08:25
Wararka ka imaanaya wadanka Suudaan ayaa sheegaya in markii ugu horraysay maxkamad uu kasoo muuqday Cumar Xasan Al Bashiir oo talada inqilaab melleteri looga tuuray bishii April ee lasoo dhaafay.

Read More »

Xuuthiyiinta oo markale duqeeyay garoomo diyaaradeed oo kuyaal Wadanka Sacuudiga.

0 Sunday June 16, 2019 - 09:27:55
Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ayaa xaqiijiyay in ay diyaaradaha aad duuliyaha laheyn ee Drone-ka loo yaqaan ay ku weerareen garoomada Abha iyo Jaazaan oo dhammaantood dhaca Koonfur Sacuudiga.

Read More »

Taliban oo dhu hor leh ka qabsatay Afghanistan iyo Sarkaal sare oo ay dishay [Sawirro].

0 Thursday June 13, 2019 - 21:23:22
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in ciidamada Imaarada Islaamiga Afghanistan ay isku fidiyeen deegaanno hor leh oo katirsan gobollada wadankaasi.

Read More »

Maraakiib Shidaal oo ku gubatay Xeebaha Gacanka Cummaan.

0 Thursday June 13, 2019 - 11:14:18
Wararka ka imaanaya mandiqadda bariga dhexe ayaa sheegaya in weeraro xooggan ay lakulmeen maraakiib ganacsi xilli ay ku safrayeen gacan biyoodka Cummaan.

Read More »

Weerar 95 qof lagu dilay oo ka dhacay Bartamaha Wadanka Maali.

0 Monday June 10, 2019 - 19:12:39
Ku dhowaad boqol qof oo shacab ah ayaa lagu dilay weerar cusub oo ka dhacay bartamaha Wadanka Maali ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »