Keydka Sawirada

Daawo Sawirrada Q.1-aad: Magaalada Ceelbuur oo Dhowaan Ay isaga Baxeen Ciidamada Xabashida Itoobiya.

0 Wednesday April 05, 2017 - 17:40:48
Akhristayaasha sharafta leh waxaan usoo gudbinaynaa qeybta 1-aad Sawirro muuqaal guud ka bixinaya Magaalada Ceelbuur oo maalmo ka hor ay isaga baxeen ciidamada Xabashida Itoobiya, Qeybtan ayaa muujinaysa Burburka soo gaaray goobaha ganacsiga iyo guryaha caadiga ah.

Read More »

Sawirro+Codad: Alshabaab oo soo Bandhigtay Buugaag Waxbarasho oo Dugsi Hoose ah.

0 Sunday April 02, 2017 - 11:07:49
Muqararaadkaan oo Dugsi hoose ah ayaa waxaa diyaariyay maktabka barbaarinta iyo waxbarashada Xarakada Al Shabaab.

Read More »

Daawo Sawirrada: Xaflad Heer Sare Ah Oo Lagu Caleemo Saaray Suldaanka Beesha Xawaadle Ee Jubbooyinka.

0 Sunday April 02, 2017 - 10:39:54
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday wilaayada Jubbooyinka, Xaladdaasi oo lagu caleemo saarayay suldaanka Beesha Xawaadle ee Jubbooyinka, Xafladda sida sawirradeeda aad ku aragtaan waxa lagu qabtay goob jawigeedu aad u fiicanyahay oo soo jiidanaysa indhaha, waxana ka qayb galay dadwayne…

Read More »

Sawirro: Dufcaddii Ugu Horeysay Oo Ka Qalin Jibisay Machad Ay Leedahay Beesha Mursade.

0 Thursday March 30, 2017 - 20:38:56
Munaasabad Ballaaran oo ka dhacday Masjidka Jaamic kuyaal magaalada Galhareeri ee Galgaduud waxaa lagu soo gaba gabeeyay machad diini oo muddo Labo sano ah u furnaa Arday katirsan Beesha Mursade oo ka mid ah beelaha dega gobalka Galgaduud Ee Bartamaha Dalka Somalia.

Read More »

Sawirro+Codad: Dowro Diini Ah oo loo Soo Xiray Salaadiinta Beelaha Soomaaliyeed.

0 Friday March 24, 2017 - 10:03:04
Munaasabad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay dowro diini ah oo muddo dhowr todobaad u socotay 24 kamid ah salaadiinta beelaha Soomaaliyeed, ayaa usbuucan ka dhacday gobolka Sh/hoose.

Read More »

Sawirro: Gurmad Raashin Qeybin Ah oo loo Fidiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee ku Dhaqan Degmada Tooratoorow.

0 Friday March 24, 2017 - 09:46:34
Gurmadka loo fidinayo dadka abaartu saameysay ayaa wali si xowlli ah uga socda deegaano katirsan gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Daawo Sawirrada: Dad Baahi Darteed Ucuni Jiray Cambe laqallajiyay oo Gurmad Ka Helay Xarakada Al Shabaab!.

0 Thursday March 23, 2017 - 09:09:02
Ugurmashada dadka abaaruhu saameeyeen ayaa si habsami leh uga socda gobollada dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Dalka Soomaaliya

Read More »

Sawirro: Gurmad Baahsan oo loo Fidiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobolka Sh/Hoose.

0 Wednesday March 22, 2017 - 19:37:57
Degmooyin iyo deegaanno katirsan gobolka shabeelaha Hoose waxaa ka socda gurmad baaxad leh oo loo fidiyay dad masaakiin ah oo abaaruhu saameyn ballaaran ku yeesheen.

Read More »

Sawirro: Machadka Qurdubah oo Farac 4-aad Ka Furtay Magaalada Xiindheere Ee Gobolka Galguduud.

0 Monday March 20, 2017 - 17:59:59
Kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Xiindheere ee gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa xarigga looga jaray faraca Afaraad ee machadka daraasaadka islaamiga iyo culuumadda maamulka (Qurdubah).

Read More »

Sawirro: Al Shabaab oo Gurmad Baaxad leh Gaarsiisay Qoysas Ku Dhaqan Deegaano Hoos Yimaad Degmada Ceelbuur.

0 Sunday March 19, 2017 - 19:32:51
Maamulka islaamiga ee kajira Bariga gobolka Galguduud ayaa sare uqaaday gurmadka uu ufidinayo dadka ku tabaaloobay abaaraha daran ee ku dhuftay dalka Soomaaliya.

Read More »

Sawirro+Codad:Beesha Cowramale oo hub Ku Wareejisay Xarakada Alshabaab.

0 Tuesday March 14, 2017 - 16:58:10
Munaasabad ka dhacday Magaalada Jilib ee wilaayada Jubooyinka ayay beesha Cowramale kaga soo baxday balanqaad horay ay ubalan qaaday oo ahaa in hub ay ku wareejinayaan xarakada shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Sawirro+Codad: Maamulka Islaamiga Mudug oo Gurmad Biya Dhaamin Ah u Fidiyay Dad Ku Tabaaloobay Abaaraha.

0 Saturday March 11, 2017 - 18:48:39
Gobolka Mudug ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya wuxuu kamid ah meelaha ay kajiraan abaaraha saameeyay dadka iyo duunyada.

Read More »

Sawirro: 27 Sanadood Kadib Al Shabaab oo Dib u Howlgelisay Mashruucii FAANOOLE.

0 Saturday March 11, 2017 - 18:44:39
Markii ugu horraysay tan iyo markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Soomaaliya ayaa dayactir ballaaran lagu sameynayaa Masharuucii caan baxay ee Faanoole kaasi oo muhiimad gaar ah u leh dhaqaalaha shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Sawirro: Maamulka Islaamiga Ah Ee Sh/hoose Oo Biyo Dhaamin Ka Wada Dhulka Abaartu Ku Dhufatay.

0 Thursday March 09, 2017 - 11:25:18
Iyadoo sannadihii ugu dambeeyay ay Xarakada Al-Shabaab waday hawlo loogu gurmanayo dadka ay abaaruhu saameeyeen, ayaa waxaa jirta in ay haatan sii laba jibaartay hawlahaas maadaama jiilaalku saameyn adag ku yeeshay dadka gaar ahaan reer miyiga.

Read More »

Sawirro: Mas'uul katirsanaa Maamulka 'Puntland' oo Lagu Dhaawacay Qarax Ka Dhacay Gaalkacyo iyo Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda.

0 Wednesday March 08, 2017 - 19:43:48
Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay mid kalane waa dhaawacmay kadib markii qarax lala helay gaari uu la socday xildhibaan katirsanaa maamulka isku magacaabay 'Puntland'.

Read More »

Daawo Sawirrada: Dayactir Lagu Sameeyay Kanaallada Degmada Janaale Ee Gobolka Sh.Hoose.

0 Sunday February 26, 2017 - 08:34:53
Magaalada Janaale ee gobolka Sh/hoose waxaa ka jira horumar dhan walba ah oo magaaladu ku tallaabsatay kadib markii laga xureeyay ciidankii gumeysiga Uganda ee magaaladaasi ku duulay.

Read More »

Sawirro+Warbixin: Ufuroow Waa Magaalo Ceynkee Ah.

0 Sunday February 26, 2017 - 07:40:48
Degmada Ufuow waxa ay kamid tahay Degmooyinka gobolka Baay Ee hadda shareecada islamaka lagu maamulayo waxay qiyaastii 108 KM dhanka Galbeed kaga begantahay magaala Baydhabo, sidoo kale Degmada Diinsoor ayay Qiyaastii 40 KM kaga begantahay dhanka galbeed halka Qansaxdheere oo degaan ahaan ay isu dhowyihiin…

Read More »

Daawo Sawirro: Arday Beesha Jiidde oo loosoo Xiray Machad Ay Ku Barteen Cilmiga Sharciga Ah.

0 Monday February 06, 2017 - 08:34:09
Munaasabad Ballaaran oo lagusoo Gaba Gabeeyay machadka Cumar Bin Khadaab ee Beesha Jiidde ayaa lagu qabtay deegaanka Afgooye Yareey ee gobolka Sh/hoose.

Read More »

Sawirro+Warbixin: Ciidanka Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista oo Lagu Soo Bandhigay Buulofuley.

0 Sunday February 05, 2017 - 08:45:22
Munaasabad heer sare ah ayaa ka dhacday degmada Buulofuley ee gobolka Bay, munaasabaddaasi oo lagu soo bandhigay ciidamo gaar ah oo ka tirsan Xisbada, kuwaasi oo si gaar ah loosoo tabobaray oo loogu talogalay inay dadka wanaaga faraan xumahana ka reebaan.

Read More »

DAAWO+Akhriso: Xarakada Al Shabaab oo Baahisay Sawirro Ku Saabsan Dagaalkii Kulbiyoow Ee Ciidanka Kenya Lagu Laayay.

0 Visits: 20546 | Tuesday January 31, 2017 - 18:52:05
Mu'asasada Al-kataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawirada weerarkii lagu xasuuqay ciidamada Kenya ee jimcihii la soo dhaafay lagu qaaday xerada ciidamada Kenya ee Kulbiyoow, Kaas oo galaaftay nolosha ugu yaraan 67 askari oo Kenyaati ah.

Read More »

Sawirro: Machadka Qudubah oo Xarun Cusub Ka Furtay Magaalada Galhareeri Gobolka Galguduud.

0 Tuesday January 17, 2017 - 18:03:28
Munaasabad Si heer sare ah oo ay ka qeyb galeen marti sharaf iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Galhareeri ee gobolka Galguduud.

Read More »

Sawirro: Ciidamada AMISOM oo Xaalufin Ba'an Ku Haayo Dhirta Deegaano Katirsan Gobolka Sh/dhexe.

0 Sunday January 15, 2017 - 11:30:35
Dadka deegaanka iyo waxgarad ku sugan gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegay in ciidamada shisheeyaha Burundi ay xaalafin ba'an ku hayaan bay'ada gobolka.

Read More »

Sawirro+Codad: Beesha MURUSADE oo Beyco Lagashay Hoggaanka Guud ee Xarakada AL SHABAAB.

0 Saturday January 14, 2017 - 22:08:47
Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacay gobolka Galgaduud eebartamaha dalka Soomaaliya ayaa lagu iclaamiyey beyco beesha Murusade ay la gashay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Read More »

Sawirro+Codad: Dufcadii Ugu Horreysay Oo Ka Qalin Jabisay Machadka Qurdubah Faraciisa Galguduud.

0 Thursday January 12, 2017 - 11:37:24
Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xarunta Machadka Qurdubah ee deegaan weynaha Bargaan ee gobalka Galgaduud waxa uu machadka ku sagootiyay dufcadii ugu horeysay oo ka qalin jabisay Machadkaasi.

Read More »

Sawirro: Xaflad Dowro Diini Ah Loogu Soo Xirayay Raggii La Shaqeyn Jiray Ciidanka Itoobiya Oo Lagu Qabtay Degmada Galcad.

0 Sunday January 08, 2017 - 17:49:48
isbedel dhan walba ah ayaa kajira degmada Galcad oo dhacda gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Sawir: Mucaaradka Itoobiya oo soo Bandhigay Awood Melleteri oo la dagaalamaysa Nidaamka Addis Ababa.

0 Monday January 02, 2017 - 10:28:31
Markii ugu horraysay xoogaga kacdoonka ka wadanka Itoobiya ayaa soo bandhigay awoodooda melleteri iyo deegaanada ay ka qabsadeen Taliska Addis Ababa.

Read More »

Sawirro+Faah Faahin: Safiirkii Dowladda Ruushka u Fadhiya Wadanka Turkiga oo lagu Toogtay Magaalada Ankara.

0 Monday December 19, 2016 - 10:19:34
Wararka ka imaanaya magaalada Ankara ee wadanka Turkiga ayaa sheegaya in ruux hubeysan uu toogtay diblumaasi sare oo katirsan dowladda Ruushka.

Read More »

Daawo Sawirro Naxdin leh: Dadkii Ay Ciidanka AMISOM Ku Xasuuqeen Duleed Duleedka Qoryooleey Ee Gobolka Sh/Hoose.

0 Monday December 19, 2016 - 09:03:58
Warbaahinta Islaamiga ah Ayaa Heshay Sawirro naxdin leh oo muujinaya dadkii ay Ciidamada AMISOM ku Xasuuqeen duleedka degmada Qoryooley ee gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Daawo: Dad Ku Xoola Beelay Abaaraha Daran Ee Ku Dhuftay Gobollada Dalka Soomaaliya.

0 Thursday December 15, 2016 - 11:04:53
Abaaro saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada ayaa lagasoo sheegayaa gobollada dhaca Waqooyi Bari Soomaaliya iyo waqooyi Galbeed.

Read More »

Sawirro+Dhageyso: Xaflad Lagu Soo Xirayay Tartankii Shiishka Odayaasha Oo Ka Dhacday Jilib.

0 Sunday December 11, 2016 - 07:54:23
Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe waxaa lagusoo gaba gabeeyay Tartan dhanka shiish-ka ah oo loo qabtay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Jubbooyinka.

Read More »

Daawo Sawirrada: Xoolaha Zakada oo Laga Qeybiyay Degmada Saakoow iyo Deegaanada Hoos yimaad.

0 Thursday December 08, 2016 - 20:15:39
Boqolaal qoys oo Fuqaro iyo Masaakiin ah ayaa ka Faa'iidaystay mashruuca Zaka qeybinta oo maktabka Zakawaatka wilaayada Islaamiga Jubbooyinka uu ka fuliyay degmada Saakoow iyo deegaanada hoos yimaad.

Read More »

SAWIRRO: Degmada Xiindheere Ee Gobolka Galguduud oo Xoolaha Zakawaatka Laga Qeybiyay.

0 Thursday December 08, 2016 - 08:36:03
Inta Babadan gobollada Dhaca Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya waxaa si habsami leh uga socda qeybinta Xoolaha Zakada ee sanadkaan laga aruuriyay dadka hantida haysta waxaana zakawaatka lagu celinayaa furqarada iyo Masaakiinta.

Read More »

Daawo Sawirada :Zako Qeybin Ka Bilaabatay Magaalada Galhareeri Ee Gobolka Galgaduud.

0 Sunday December 04, 2016 - 19:50:18
Maktabka diiwaanka zakada ee wilaayada Islaamiga Galgaduud ayaa maanta howlo zako qeybin ah ka sameeyey WI Galgaduud, taas oo ay ka faa'ideysteen qoysaska danta yar ee ku dhaqan magaaladaasi.

Read More »

Daawo Sawirro: Tartanka Shiishka Ee Odayaasha Qabaa'illada Jubbooyinka Oo Lagu Qabtay Magaalada Jilib.

0 Friday December 02, 2016 - 08:38:43
Shalay khamiistii waxaa magaalada Jilib Ee Jubbooyinka dhacay tartan aan noociisa hore loo arag kaasi oo ay liifka ama toogta ku tartamayeen odayaasha ama salaadiinta beelaha daga Jubbboyinka.

Read More »

Daawo Sawirro: Ciidamo Ka Goostay Dowladda Federaalka iyo Gaari Tiknika Ah oo Lagusoo Bandhigay Deegaan Katirsan Gobolka Sh/Hoose.

0 Monday November 28, 2016 - 18:59:23
Xarakada Al Shabaab ayaa soo Bandhigtay ciidamo ka goostay dowladda Federaalka iyo gaari dagaal+hubkii ay wateen.

Read More »